Home » December 30th, 2019 Entries posted on “December, 2019”

Xil. FIQI iyo C.raxmaan C.Shakuur oo Ka Horyimid Warbixinta NISA ee inuu Dal shisheeye Fuliyey Qaraxii Xamar

Muqdisho ( Kalshaale ) Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor-yimid warkii ay shaacisay Hey’adda Sirdoonka Soomaaliya NISA ee ku saabsanaa in dal shisheeyey uu qorsheeyay qaraxii dadka faraha badan ku dhinteen ee 28-kii bishan ka dhacay Ex Koontarool Afgooye.  “Ujeedka qoraalkan laga leeyahay ma aha oo keli ah in shacabka lagu marin […]

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wargays Turkiga laga leeyahay oo Qaraxii Muqdisho Imaaraadka ku eedayay iyo NISA oo xustay inuu Dal Shisheeye Fuliyey

Muqdisho ( Kalshaale ) Wargays kasoo baxa dalka Turkiga ayaa daabacay in qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ay ka dambeyso dawladda Imaaraatka Carabta, oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawladda Turkigu ka wadaan Soomaaliya iyo dalal kale. Wargeyska Yeni Safak, oo aad ugu dhow dowladda Turkiga, ayaa warbixin uu daabacy ku sheegay […]

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Baashe M. Cadde oo sheegay inuu Cafiyey Siyaasi Ramaax oo isaga loo xidhay [Daawo]

Hargeisa  ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland baashe Maxamed Faarax  ayaa sheegay inuu Cafis u fidiyey Siyaasi Maxamuud Cali Ramaax oo in Muddo ah ku xidhnaa magaalada Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Baashe ayaa horay dacwad uga gudbiyey Siyaasi Ramaax oo uu sheegay inuu Aflagaado  u gaystay,   Isagoo sheegay inuu horay dacwad uga gudbiyey, Markuu […]

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xuseen Shire Ciyaar jecel oo si kulul ugu Jawaabay Maxamed BK iyo Cali Xaraare oo Waraystay

London ( Kalshaale ) Abwaan Xuseen Shire Ciyaar jecel ayaa si adag uga hadlay Hadalkii kasoo yeedhay Fanaanka Maxamed BK oo sheegay in Qaraxyaddu aysan Muqdisho ka joogsan doonin, inta laga Aqoonsanayo Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xuseen Shire ayaa ugu horay tacsi u diray dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaadhay Qaraxii Ex Kantarool Afgooye […]

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Qaabka dalka Turkiga Loogu soo dhoweeyay Dhaawacyadii Muqdisho laga keenay

Ankara ( Kalshaale ) Qaabka dalka Turkiga Loogu soo dhoweeyay Dhaawacyadii Muqdisho laga keenay

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xildhibaan Jangali oo ka hadlay Arinta Somaliland iyo Midnimada dalka

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Jangali oo ka hadlay Arinta Somaliland iyo Midnimada dalka

December 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Faysal Waraabe iyo C.raxmaan Cirro oo si murugo uga hadlay Qaraxii Xamar

Muqdisho ( Kalshaale ) Gudoomiyaha xisbiga Wadani C.raxmaan Cirro iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe ayaa ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdiraxmaan Cirro oo Arintaais ka hadlaya ayaa yidhi “Naxdin iyo tiiraanyo ka weyni ma jirto in la gummaado shacab aan waxba galabsan, ardaydii ahayd ubixii soo kacaayey, […]

December 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Fannaanka Maxamed BK oo Hadal Cadho badan dhaliyey sheegay Xili 100 Qof lagu dilay Muqdisho + [Jawaabo]

London ( Kalshaale ) Fanaanka Maxamed Siciid BK oo maalintii shalay ka hadlayey Bandhig Faneed uu ku Qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa Jeediyey Hadal Cadho badan dhaliyey, Iyadoo Boqol Qof Soomaaliyeed uu Maydkoodu yaallo ayuu sheegay in Hadii Koonfurtu Ay Somaliland Ictiraafto uu Qaraxu ka yaraan doono. Waxaana Arintaasi ay Abuurtay Cadho baahsan […]

December 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dagaal Beeleed ka dhacay Duleedka Hargeisa iyo Wararkii ugu danbeeyay

Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay deegaanka Beeyo Dhaadheer oo ku yaala duleedka magaaladaasi Berbera. Dagaalkaasi oo daba socday muran dhuleed ka taagnaa deegaanka Beeyo Dhaadheer ayaa waxa uu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac iskugu jira, kaasi oo soo kala gaaray […]

December 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Farmaajo oo Sagootiyey Dhaawacyadii Loo Qaaday dalka Turkiga [Sawirro]

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay qaraxii bahalnimo ee argagixisadu ay ku laayeen shacabkii birmageydada ahaa ee isgooyska Ex-Kaantarool. Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyadan […]

December 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented