Home » September 30th, 2019
Entries posted on “September, 2019”

Hargeisa ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa ayaa Caawa Roob ka da’ay Wuxuu kala xidhay Inta badan magaalada, Iyadoona ay dhibaatooyin uu kasoo gaadhay Gaadiidka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Qaar kamid ah Gaadiidleyda iyo Shacabka magaalada ayaa siwayn u dhaliilay Maayarka Hargeisa, Iyagoo ku eedeeyay inuu Shaqadiisii Baal-maray. “Maayarkii Hargeisa C.raxmaan Soltelko wuxuu ka sheekaynayaa Muqdisho, […]
September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay arrinta nin lagu magacaabo Ciise Tarbuun oo Booliska Kenya ay sheegeen inuu gudaha u soo galay dalkooda, iyadoo ninkan oo horay dowladda Federaalka u qabteen labo sano ka hor lagu tilmaamay inuu ahaa Madaxii Amniyaatka Al-Shabaab u qaabilsan Muqdisho. War saxaafadeed ka soo baxay […]
September 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray xarumaha wasaarahaha Haweenka, warfaafinta iyo kalluumeysiga iyo dekadda Muqdisho, si uu ugu kuur galo hannaanka ay u socdaan shaqooyinka ay qaranka u hayaan. Sedaxda wasaaradood ee Ra’iisul Wasaaruhu kormeeray ayuu ugu tegay howl-wadeenno ku jira shaqooyinka qaranka, waxa uuna ka xog […]
September 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka aanu ka helayno Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu hayo Agasimayaasha Dhalinyarada iyo Isportiga, Cadaaladda iyo Garsoorka iyo Waxbarshada ee Maamulka Jubaland oo ka bixi rabay Garoonka Aadan Cade ku waas oo laga reebay diyaaradii ay u raaci rabeen magaalada Kismaayo sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ilo-wareedyo […]
September 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Maayarka magaalada Hargeisa SOL-TEELKO ayaa Bixiyey Waraysi dhinacyo badan Taabanaya Wuxuuna uga hadlay Waxqabadka Dawladda Hoose ay ka wado magaalada Hargeisa Iyo Qorsheyaal kala duwan oo u degsan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaa sidoo kale wax laga waydiiyey Dhaliilaha kala duwan ee dul Hoganaya Dawladda Hoose ee Xamar oo ay kamid […]
September 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Balanbale ( Kalshaale ) Xili muddo Toban sanno ku dhow Dhalinyaradda ku nool Magaalooyinka Guriceel iyo Balanballe ayaa hada kadib arintaasi wax is badaleen
September 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Jabhadda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay nolosha ku qabteen kumanaan ka tirsan Ciidanka Sacuudiga, kaddib weerar xooggan ay ku qaadeen goob ku dhow xuduuda labada dal, Waxaana Afhayeen u hadlay sheegay in 3 Guuto oo ka tirsan ciidamada Sacduudiga ay is dhiibeen. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxa uu […]
September 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Maxkamada Racfaanka ee magaalada Hargeisa ayaa Ayiday xukunkii Dheeraa ee hore maxkamada gobolku ugu xukuntay Wariye Cabddilmalik Muuse Coldoon, Kaasi oo ahaa Saddex Sanno iyo Lix bilood. Maxkamadu may wargelinin Qareenkiisii Jamaal Xuseenn Mandeela kaas oo ahaa qareenkiisa qudha, kadib markii qareen Mubaarik Cabdi joojiyay shaqadii qareenimo ee uu somaliland kahayay […]
September 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in fiidnimadii xalay duqeymo la beegsadeen saldhigyo Al-shabaab ay ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Hoose Duqeyntan ayeey sheegtay dowladdu in laga fuliyay duleedka Koonfureed ee degmada Awdheegle kaddib markii ay ciidamada Xoogga dalka ay ka war heleen in ay goobtaas isku urursadeen dagaalyahano Al-Shabaab ah oo doonayey in […]
September 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dubai ( Kalshaale ) Markab watay calanka dalka Britain, kaas oo bishii July ay qabsatay dawladda Iran ayaa Sabtidii shalay ku xidhay dekedda dalka Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta. Warbixinta Markabka iiraan sii daysay waxaa laga soo xigtay dhowr warfidiyeen iyo website ururiya wararka maraakiibta. Markabkan oo lagu magacaabo Stena Impero, kaas oo lagu hayey […]
September 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »