Home » July 30th, 2019
Entries posted on “July, 2019”

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii dhawaan la qarameeyay ee Ahlu Sunna iyo ciidamadii qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo hadda diyaar u ah howl-gallo lagu baacsanayo […]
July 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascanod ( kalshaale ) Jaaliyaddaha Khaatumo oo Digniin siiyey Puntland, iyo Muranka deegaanka Bixin ee G.Sool
July 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar ayaa Ka hadlay Arinta u dhaxaysa DF Somalia iyo Somaliland, Isagoo sheegay in Go’aanka kala goynta Dalka aysan Bulshada Gobolada Waqooyi isku Raacsanayn. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Aragtida Midnimada iyo Kala tagu, waa mid ay ku kala duwan yihiin Bulshada ku Nool […]
July 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Boosaaso ( Kalshaale ) Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada DHAHAR ayaa si adag uga soo Horjeestay Xukun Dil ah oo Puntland ay ku Riday oo Maxamuud Axmed Maxamed oo kamid ahaa Ciidamada Puntland, Kaasi oo lagu eedeyey inuu Fududeeyay weerar lagu dilay bishii February ee sannadkan maareyihii ajanabiga ahaa ee dekedda Boosaaso,Paul Anthony Formosa. HALKAN KA […]
July 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale )Xildhibaan Axmed Macalim FIqi oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka Hadlay arimo La xidhiidha Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu sheegay in shaki laga qabo Qaabka Doorashadu u dhici doonto isagoo shaki ka muujiyey Qaabka wax u socdaan, Wuxuuna ka digay inuu Jiro Qorshe si […]
July 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Putland ayaa waxay isku diyaarinaysaa Dabal-deega Sanad Guuradii 21-aad ee Markii lagu dhowaaqay Maamulkaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Hadaba waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixin Xiiso leh oo Xambaarsan Taariikh mug-wayn taasi oo lagu Lafa guray Puntland 21-Sanno kadib. Warbixinta waxaad uga Bogan doontaan sida ay ku timid dhisamaha maamulka Puntland, […]
July 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Khartoum ( Kalshaale ) Qaramada Midoobay ayaa ku baaqeysa baaritaan lagu sameeyo dilka shan caruur iskuul ah oo ka dhacay dibad-baxyada ka socda dalka Sudan, xilli dibad-baxayaasha ay ku cadaadinayaan militariga xukuma dalkaas inay soo wareejiyaan talada. Dibad-baxayaasha ayaa ku eedeeyey ciidamada sida militariga oo kale u tababaran ee uu hoggaamiyo Jeneral Mohamed Hamdan Daglo […]
July 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Ciidamo cusub oo ka amar qaata Madaxweynaha Jubbalad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay la wareegeen ammaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ciidamadan oo u badan kuwa Boolis ah oo dhowaan la tababaray ayaa waxa ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabeen gudaha magaaladaasi, sida […]
July 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ku xidhay afar wariye oo ka tirsan telefishanka Eryal, oo isaga Laftiisa Horay Xukuumaddu Xayiraad u saartay. Wariyeyaasha la xidhay ayaa kala ah Badri Koosaar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo Sawir qaade Kamaal. Ciidamada Booliska ee Somaliland weli may sheegin sababta keentay xadhiga […]
July 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo ka mid ah Baarlamaanka federaalka Soomaliya oo ka hadlayey safarka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Dhuusamareeb ayaa sheegay in weli Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre uu ku mashquulsan yahay xaaladda maamulka Galmudug oo uu tilmaamay inuu ku jiro xalka Soomaaliya. Xildhibaan Ciyaar-Jecel ayaa sheegay in […]
July 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »