Home » May 30th, 2019
Entries posted on “May, 2019”
Badhan ( Kalshaale ) Deegaano ka tiran Gobolka Sanaag waxaa laga ka taagan Xaalad kacsanaan ah , Kadib markii ay Ciidamada Somaliland Fadhiisimo Cusub ka samaysteen deegaano ka tirsan Bariga Gobolka Sanaag. Xildhibaand hore Caasho Axmed Cabdala oo ka soo jeeda gobolka Sagaan ayaa warasi dhinacyo badan Taabanaya oo ay bixisay r waxa ay kaga […]
May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Badhan ( Kalshaale ) Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa ka dhacay Kacdoon Balaadhan oo lagu taageeray Saraakiil ka tirsanaa Somaliland, oo kasoo jeeda gobolka Sanaag Kuwaasi oo iska Casilay Xilkii ay Hayeen. HALKAN KA DAAWO VIDEO Arintan ayaa ka dambaysay markii Saraakiisha la sheegay in lagu Amray inay galaan magaalada Badhan oo kamid ah […]
May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Nairobi ( Kalshaale ) Marka uu khilaaf dhex maro Kenya iyo Soomaaliya, waxaa la sheegaa inay dhibaato soo gaarto dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya, kuwaasi oo ay kamid yihiin ah kuwo ka tirsan Kenya oo daggan dhinaca Waqooyi bari ee dalka Kenya [NFD] iyagoo meelo kalena uga sugan. Dadkaas oo ku dhaqan dhulkii […]
May 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Wararkii ugu dambeeyay ee Howlgalada Muqdisho iyo Dad cusub oo la qabtay
May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo lagu soo dhoweeyay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxay u sii gudbeen Magaalada barakeysan ee Makkah al Mukarama, waxaana ay ka qeyb galayaan shirka Hoggaamiyeyaasha dalalka Islaamka iyo kuwa Jaamacadda Carabta. Shirka […]
May 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Dhismaha Ciidanka Badda Soomaaliya iyo Qorsheyaal
May 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Nairobi ( Kalshaale ) Dawladda Kenya waxay dhowaan kordhisay cadaadiska dhinaca diblomaasiyadda ee ay saarayso Soomaaliya iyadoo garoonka Jomo Kenyatta Airport kasoo celisay wasiiroo iyo saraakiil Soomaali ah, Iyadoona horay duulaadkii Nairobi u weecisay Wajeer, Iyadoo Dawladda Soomaaliya ay sheegtay inaysan ka turjumayn deris wanaag. Kenya ayaa qaadday maanta tallaabo kale oo ay Culays ku […]
May 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashay Qoraalkii ku jiray Boggeeda kaasi Puntland iyo Somaliland ay ka dhex muuqdeen Liiska dalalka , Waxayna sheegtay ayaa sheegtay in ay aqoonsan tahay madaxnbannaanida Soomaaliya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, Nebiyat Getachew, ayaa Idaacadda BBC u sheegay in “Puntland iyo Somaliland […]
May 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxaya magaalada Makkah Al-mukarramah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya halkaas oo uu ka furmi doono Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhinaca kale madaxwayne Farmaajo ayaa u magacaabay Cabdixakiim Xasan Ashkir inuu noqdo Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona […]
May 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kormeer kedis ah ku tagay Illaa 30 Isgoys oo ka mid ah isgoysyada waddooyinka Muqdisho, isagoo u kuur galayay xaalada nabadgelyo iyo sida Ciidamada Amniga u sugaan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ra’iisul Wasaaraha ayaa Isgoyada uu kormeeray waxay ku yaalleen waddooyinka […]
May 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »