Home » May 30th, 2019 Entries posted on “May, 2019”

MUUQAAL: Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland iyo Soo dhowayntii

Badhan ( Kalshaale ) Munaasibad lagu qabtay  deegaanka Balli-busle ee Sanaag ayaa Puntland ku dallacsiisay saddex Taliye oo kasoo goostay Somaliland,  Waxaana sidoo kale Puntland ay billad sharafsiisey badhasaabkii Somaliland ee Badhan oo isna goostay Cali Xuseen Maxamed. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliyaasha Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji oo hore uga tirsanaa ciidamada millteriga Somaliland […]

May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Galmudug oo sheegtay inay Xidhiidhka u jartay DF Soomaaliya

Muqdishi(kalshaale)Khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya iyo dowladda federaalka ah oo muddo soo jiitamayay ayaa haatan galay marxalad kale. Galmudug ayaa sheegtay inay xiriirkii wada shaqeyn u jartday dowladda federaalka ah.

May 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Shirka Sucuudiga ka Furmay iyo Wafdiga dalka Qatar uga qayb galay

Riyaadh ( Kalshaale ) Waxaa maanta magaalada Makkah Al Mukarama ka furmay shirkan socon doona sadex maalmood oo uu Boqorka Sacuudiga isugu yeeray hogaamiyayaasha dalalka Khaliijka iyo Jaamacada Carabta si ay uga tashadaan xiisada gobalka gaar ahaan dalka Iran. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay shirkan ku casumay Dowlada Qatar kadib xiriir […]

May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Qaramada Midoobay oo Ergay Cusub usoo Magacowday Soomaliya, Kadib markii DFS horay u caydhisay Haysom

Muqdisho ( Kalshaale ) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterras ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka u magacaabay inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Dalka  Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa horey u ahaa safiirka Mareykanka u qaabilsan Jabuuti, wuxuuna beddelayaa Nicholas Haysom […]

May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Col. Tuke oo War Cusub kasoo Saartay Dacwadii iyo Xukunkii la Riday

Widhwidh ( Kalshaale ) Waxaa maanta Lagu Qabtay  magaalada Widhwidh  shir ay isugu yimaadeen Bulshada Deegaanka, ayaa Lagaga soo Horjeeday Xukunkii Maxkamad ku taala dalka maraykanka ay ku Riday  Col Yuusuf Cabdi Cali Tuke oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidamada Xooga dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Waxaan ka hadlayaa Been Abuurka laga sameeyay Yuusuf Cabdi Cali […]

May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Xildhibaan Dheeg “Hargaysa Waxaa La Inoogu Keenay Dhaqankii Reer Galbeedka” +Amarka Taajutka

Hargeisa ( Kalshaale ) Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland, ayaa ka soo horjeestay go’aankii wasaaradda diinta iyo awqaaftu ay ku mamnuucday in kor loo qaado Sameecadaha Masaajidda, xilliga lagu gudo jiro salaadda Taajudka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xildhibaanku wuxuu sheegay in dadka reer Somaliland aanay ka khayr badnayn ehelkii Nebiga, […]

May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SAWIRRO: Saraakiishii iyo Ciidankii ka baxay Somaliland oo Lasoo Bandhigay

Muqdisho ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Puntland Cabdixakiin maxamed axmed (Dhoobo Daareed )  oo hogaaminaya wafdi balaadhan oo ka socda Maamulka Puntland oo ka kooban Wasiiro, Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa kulamo kala duwan ka wada Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag. Dhinaca kale Wafdiga Gudoomiya ayaa  deegaanka Bali-busle kusoo dhaweeyay Talliyayaashii Ciidamada maamulka Somaliland […]

May 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Sababta ka dambaysa Culimada la sheegay in Sucuudigu uu dilayo iyo Arimo Xasasi ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Sababta ka dambaysa Culimada la sheegay in Sucuudigu uu dilayo iyo Arimo Xasasi ah

May 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SHIL GAADHI oo Naxdin badan oo ka dhacay Duleedka Garowe, Dhimashada iyo Dabkii ka dhashay [Daawo Sawirro]

Garoowe ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay   Shil Gaadhi oo Naxdin badan kaasi oo Xalay ka dhacay  Tuulada libaaxa oo 90km u jirta magaalada Garoowe , Wuxuuna Sababay dhimashada labo qof. Shilkan waxaa uu ka dhashay ka dib markii baabuur nooca Xamuulka qaada oo ka yimid dhinca Garoowe uu […]

May 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Gudoomiyihii Badhan ee Somaliland oo Iscasilay iyo Wafdiga Puntland [Sawirro]

Badhan ( Kalshaale ) Gudoomoyihii degamada Badhan ugu magacownaa  Somaliland Cali Xuseen Maxamed ayaa iska casiley xilkaasi. Gudoomiyaha ayaa  xaqiijiyry iscasilaaddiisa,wuxuuna sababta ku sheegey in la yidhi dagaalan, Wuxuuna intaasi ku daray in ay isku talo yihiin Taliyaashii ciidamada ee iyana iscasiley. Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Cabdixakiin maxamed axmed (Dhoobo Daareed ) ayaa soo gaadhay  magaalada […]

May 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented