Home » April 29th, 2019
Entries posted on “April, 2019”
Muqdisho ( kalshaale ) Xidlhibaan Axmed Macalim Fiqi iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow ayaa Hadalo kulul is dhaafsaday, kadib markii uu FIQ sheegay “In Guddoomiyaha Gobolka Banaadir laga laga rabo canshuurta dadka Muqdisho lagu dilo marka ay bixin waayaan, midda la bixiyana wax lagu qabto aysan muuqan, In uu caddeeyo xisaabcelinteeda.” Sida uu hadalka […]
April 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Laascaanod ( Kalshaale ) Waxaa degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool maanta si Balaadhan loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac garaad Cali Garaad Jaamac. Safarkan uu Garaadka ku yimid magaalada Kalabaydh ayaa daarnaa wacyi galin nabadeed iyo sidii loo xoojin lahaa Nabadii lagusoo xidhay magaalada Jigjiga, Taasi oo midho dhashay isalamarkaana siwayn […]
April 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Hargeisa ( Kalshaale ) Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa siwayn u dhaliilay, 28-sano kadib Siyaasiyadda Arimaha debeeda Somaliland, wuxuuna sheegay inaan Somaliland Raadin Wax aqoonsi ah, Wuxuuna sheegay inaysaan Jirin Wax safaarad ah oo Somaliland ay ku leedahay Caalamka. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Hadii Aqoonsigii noqday Fallaad Wadnaha inooga taalla, Sidee loo keenaa wax ka […]
April 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Barbara ( kalshaale ) Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Hadal ka jeedinayey magaalada Berbera ayaa ka hadlay arimo kala duwan, Wuxuuna sheegay in Somaliland oo Horey uu heshiis ula galay aan laga sheegin Karin. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Anigu Somaliland waan ahay, Cid igama sheegan karto, Cirka soo Leef, Waxaa intaa ii Raacda Hada shirkii […]
April 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa maanta Wariye Maxamed Abuukar Ma’da u magacaabay Maareeyaha cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka, Waxaana sidoo kale xilkii laga qaaday Maareeyihii hore ee Golaha Murtida iyo Wacyi-galinta Qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure. Maxamed Abuukar Ma’da oo muddo ka […]
April 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Laascaanod ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil Gaadhi oo ka dhacay Duleedka Degmadda Xudun ee Gobolka Sool, Kaasi oo gaystay Khasaare Isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Shilkan ayaa la Xaqiijiyey inuu ku Geeriyooday Faysal Cali Mas oo kamid ahaa Siyaasiyiinta Deegaanada SSC, Islamarkaana ku sugnaa inta badan dalka imaaraadka Carabta. Waxaa […]
April 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Minneapolis ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee uu soo jeediyo Wariye Cali Xaraare kaasi oo lagu soo qaatay Qodobo Xiiso leh. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cali Xaraaare ayaa siwayn dhaliil ugu soo jeediyey Dawladda Federaalka Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inay ku Fashilantay Arimaha Amniga, Sidoo kalana ay Faragelin ku hayso […]
April 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Wariye ka yimid magaalada Hargeisa ayaa Muqdisho Waraysi xiiso leh kula yeeshay Gudoomiyaha Maxkamadda ee Dawladda Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed, Wuxuuna ugu horayn waydiiyey Sababta uu ku yimid, isagoo xil sare ka Qabtay Dawladda Soomaaliya? HALKAN KA DAAWO VIDEO Gudoomiyaha ayaa sheegay inuu yimid dalkiisa islamarkaana uu aaminsan yahay Midnimada iyo […]
April 29th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Doha ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan laba dhinacle ah kula yeeshay Magaalada Doha Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Qatar Mudane Mohammed bin Abdulrahman Al Thani. Wasiir Axmed Ciise Cawad iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Qatar ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka iyo habkii […]
April 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( kalshaale ) Cabdulaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka Dheer iyo dhaawaca qof rayid ah oo kamid ah rakaabka gaariga, dilkaas oo dhacay 06-01-2019. AUN Maxamed Ismaaciil Qaboobe ayuu ahaa wadaha gaariga, sidoo kale dhaawac culus oo qeyba […]
April 29th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »