Home » March 31st, 2019 Entries posted on “March, 2019”

Daawo Muuqaal: Horumarka ka socda HARGAYSA Iyo Aqoonyahan ka yimid Maraykanka oo Suuq Casriya ka Furay

Hargeisa ( Kalshaale ) Magaalada Hargeisa Waxaa si Xowli ah ku socda Horumarka iyo Ganacsiyada kala duwan ee Qaybaha kala duwan ee Bulshada , Qurbajoogta iyo Ganacsatadu kusoo Kordhinayaan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaa habaynkii Xalay magaalada Hargeisa ka Qabsoomay Munaasibad lagu daah furay Suuq Cusub (Sariibad ) oo loogu magac COSOB MALL, oo ah […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Qurbajoogta oo soo Kordhiyey Qaab Cusub ee GEELLA Loo dhaqdo, Kana Faa’iido badan sidii Hore (Video)

Laascaanod ( Kalshaale ) Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay dalka kusoo Kordhinayey Qaab Cusub ee Loo dhaqdo Geella, Kaasi oo Siwayn uga Dhib yar sidii hore kana Faa’iido badan sida la sheegay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mashruuc Geella lagu dhaqayo oo loogu magac daray Cosob, oo dad badan ay Shaqqo ka heleen, ayaa laga […]

March 31st, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL+SAWIRRO: RW. Khayre oo booqday ciidan loo diyaariyey Dagaalka Al-shabaab iyo waxa dhexmaray (Video)

Muqdisho ( Kalshaale)  Xasan Cali Khayre Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta waxa uu xerada tababarka ciidanka xoogga dalka ee general Gordan ku kormeeray ciidamo qayb ka ah xoogga dalka oo loo diyaariyay ka qayb qaadashada howl-gal ka dhan ah kooxaha argagaxisada ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kormeerka Ra’iisul Wasaaraha uu ugu tegay ciidanka ayaa qorshihiisu […]

March 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Eng. Yariisow oo ka hadlay Xaalada Muqdisho iyo Howlgal Culus ka Bilaaban doona Magaalada (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay Ay Falal Amni Darro ka dhacayeen magaalada Muqdisho, ayaa Waxaa  Dawladda Soomaaliya hada usoo jeestay inay gacan bir ah wax uga Qabato Xaalada magaalada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa goor dhow ku dhawaaqay inHowlgalo balaadhan ay ka bilaaban doonaan Magaalada […]

March 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Madaxii Shabaab ee Gobolka Shabeelada Hoose oo DF Isku dhiibay

Muqdisho ( Kalshaale ) Horjooge ka tirsanaa Kooxda  Alshabaab iyo Waardiyihiisii gaarka ahaa ayaa isu soo dhiibay Ciidammada Xoogga Dalka soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoober ee ka howl-gasha gobolka Shabeellada hoose. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ibraahim Maxamed Bitow, oo ahaa horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu ka soo […]

March 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Guuleed Dafac “Sh. Craxmaan Dheere wuxuu Masjidka Hargeisa ka sheegay in lay dilo, Waana Dardaarmay, Iyo Jawaabta Sheekha”

Hargeisa ( Kalshaale ) Sheikh Lagu magcaabo Cabdiraxmaan Dheere ayaa maalintii Shalay  Masaajid Hargeysa ku yaal Ka jeediyey Hadalo Xiisad Kiciyey, Kuwaasi oo uu kaga hadlay Cadaaladda, Isagoo siwayn u dhaliilay Xubnaha u dooda Xaquuqul Insaanka iyo Dhalinyaro Darbi Jiifa ahayd oo dhowaan lagu xidhay Hargeisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Garyaqaan Guuleed Dafac oo Warbaahinta […]

March 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Madaxwaynaha Puntland iyo Soo dhowayntii Shacabka Boosaaso uu kala Kulmay +Khudbad (Video)

Boosaaso ( Kalshaale ) Siciid Cabdulaahi Deni Madaxwaynaha Puntland  iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo kasoo amba baxay degmada Carmo soona maray deegaanada laamiga ku teedsan ayaa waxaa kantaroolka Boosaaso uga hortagay masuuliyiin ka tirsan dowlada sida wasiiro,xildhibaano iyo […]

March 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Qaab dhismeedka Ciidamada Xooga Dalka oo Isbedel Lagu Sameeyay iyo Sida wax u dhaceen [Akhriso+Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa dejisay Qorshe Cusub oo ku aadan Qaab Dhismeedka Ciidamada, Iyadoo Is bedel lagu sameeyay  Hoggaanka Ciidamada xoogga dalka,  Qaab dhismeedkan ayaa saameeyay qeybaha hoggaanka Ciidamada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed oo ahaa u qeybsanihii Milateriga ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga, ayaa loo magacaabay […]

March 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta, Gaashaan dhiga iyo Masuuliyiin badan

Hargeisa   ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday, Wasiirkii wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiirkii wasaaradda gaashaandhigga Ciise Xawar. HALKAN KA DAAWO VDIEO Wasiirka wasaaradda warfaafinta ayaa loo magacaabey Maxamed Muuse Diiriye, halka wasiirka gaashaandhigga loo magacaabey Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ahaa wasiirkii cadaaladda. Sidoo kale Madaxweyne  Biixi Cabdi, ayaa […]

March 30th, 2019 | Posted in WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow “Xukuumada Khayre waanu Ridaynaa”

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Daahir Amiin jeesow waxa uu sheegay in wasiiradda Xukuumadda RW Xasan Cali kheyre ay dhibaato ku hayaan fadhiyadda Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana maanta madaxooda loo baajiyay kulanka, madaama ay soo xaadiri waayeen,  Wuxuuna Hawada u mariyey Fariin Hanjabaad u muuqatay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xildhibaan Jeesow ayaa wacad ku maray in […]

March 30th, 2019 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841