Comments on: Ciidanka DF Somalia oo toogtay Rag qorshe yaab leh ka waday Muqdisho https://kalshaale.ca/?p=64811 Kalshaale.ca Fri, 24 Mar 2023 20:59:42 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: mo https://kalshaale.ca/?p=64811#comment-135765 Fri, 24 Mar 2023 20:59:42 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64811#comment-135765 Muqdisho waa meel masiibo ku dhacday! dhiig badan oo xaq darro lagu daadiyey
iyo dhac iyo bililiqo, dad waxaa jooga ay ugu badiso fawdada iyo dowlad la’aanta
al-shaydaankuna kuwaasay qayb ka yihiin, kaliya shaatigaa kala duwan!

Maantana waxaa madaxweyne ah ma gudbe xasan qoslaaye! oo aan ka dharagsanahay wuxuu yahay !! dhul boob, badar iyo beeso weeye hal ku dhaggiisu!

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=64811#comment-135741 Fri, 24 Mar 2023 15:46:28 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64811#comment-135741 Alshabaab waa koox ay dhashay Mooryaantii Ilma Usc,Mooryaanta Ilma Usc waxa dhalay Usc oo ah Ilma Hawiye.Ilma Hawiye waxa dhalay Somali – Aka Maryoole.
Aabbaha qudhunka,geerida iyo gaajadu waa Somali.

Kan qoriga la ordaya waxaa dilaya mid kale oo danahiisa u sita qori.

Isku soo wada duub oo waxa socdaa waa dagaal hunguri oo Maryoolay caam yeelay.Waa dagaal ka socda Zeylac ilaa Raaskaambooni.Magacyada uunbaa kala duwan e waa isku dad iyo isku dal.

Yeelkeed e midna ma gaadhayo guul,saa dhammaantood qaxdaro ayay ku socdaan.

Dagaalka hungurigu waa mid aan lahayn meel uu ku dhamaado iyo jaho loo raaco.

Dalmida

]]>