Comments on: War-murtiyeed kasoo baxay Shirkii Baydhabo ee Madaxda DF iyo Maamulada https://kalshaale.ca/?p=64661 Kalshaale.ca Sat, 18 Mar 2023 09:12:28 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135094 Sat, 18 Mar 2023 09:12:28 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135094 Hobyo godan
Shacabka Puntland waa dad dowladnimada iyo kala dambayntu lafaha uga jirto.
Siyaasadda waa la isku hardiyaa laakiin ninka la doorto shaqafdiisa laguma faragasho, qaladkiisa iyo wixii haleeyo waa la sheegaa.
Shacabkaas qabyaalad maba yaqaanaan waayo Eelay iyo nin Cisman Maxamud ah ayaa Qardho cod ku dartamay oo doorteen Eelaygii qaxooti ah oo ilaa maanta Qardho xumuma.
Ma la socotaa in Dekedda Bossso maareeye ka ahaa in Hadamo-Baydhabood ah..kkkkkkkkkkk
Maba kala qayaanaan Somalida koofur, waxaana keenaysa qabiilka ayaan macne weyn ugu fadhiyin.
Shacab lalanoolado oo ka fiican ma jiro, waana dowlad adeec, iska dabayaac aqoon.
Somali marhore ayeyba dhibka ka bixi lahaayeen haddii sida shacabka Puntland u fekeraan.

Adigu haddaad Sacad tahay beesha Cumar Maxamud xabbadooda ayaa baydad baxsad ah kaa dhigtay. Kuye inay goostaan ayaan ka jeclaan lahaa..kkkkkkkkkk, dalkiiba bar la tegeyane.
Haddaad buuqa dayso cid naga derisnimo fiican malaha ee tuug ari xad ah oo safarka jidka u gelin, waa la iska celin.

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135068 Sat, 18 Mar 2023 04:26:44 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135068 Puntland Dadka Shicib kooda ah waa Dad Madaxdooda wixii ay u sheegaan iska Aamina yacni waa Dad ama Shacab ay Qabyaalada ku wayn tahay Indha kalana Lahayn.

Hada Kahor waxaan xasuustaa Cabdiwali Gaas inuu yiri :- Puntland waa Gabar Nasiib daran oo markasta guursata Nin Aalkoliista ah !! Hadalkaa aniga maan Oran ee waxaa yiri Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Gaas …!

Shacabka Puntland sidii doono ayaa loo jiheeyaa marka Dadkaas waa dhibanayaal Eed malaha !

Hada Puntland Madaxdeeda Jaale Deni wuxuu geeyey meel cidla ah asagoo eeganaya danahiisa gaarka ah ……

Isolated ayuu Deni ka dhigay Puntland wuxuuna lumiyey Taageeradii Beesha Caalamka iyo Taageeradii Ummada Soomaaliyeed waxaana loo arkaa Maamulka Puntland Qaswadayaal wax kasta Kahor mariya Damacooda waalida ah ee ku Dhisan Sadbursi iyo Musuqmaasuq xargaha goostay.

Mardhow waxaad maqli doontaan Puntland oo leh Federaalka halaga tago oo Markaan aanu aadno Confederation !

Aniga kolay waan soo dhawaynayaa Confederation maxaa yeelay waxa kaliya ee Puntland wadaagi doono waa Calanka iyo Baasaboorka…!!

Waxaanse taa kasii jeclaan lahaa in Puntland ina dhaafaan oo ay inaga go’aan.

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135049 Fri, 17 Mar 2023 22:37:33 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135049 Majeerteen anigu waa caayaa dad baa cay daas sarifa
Waxa majeerteen loo caayayo waa caruurtooda ayay
School naga horgeysteen
Marka xadaaradu waa jirtaaye waana adinkee
Walaalahayoow cafi alah iyo musaabax
Reer aan wada dhalanay oo aan waxba iga samayn aad bay ii dhibtay
MO waanadii waa kaa qaatay hadal qiimo badan baa itiri maxaa reerkaan ugu dhagan tahay aan idiin garqaadee MO markale waa qaatay

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135036 Fri, 17 Mar 2023 20:38:53 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135036 1 Qodobkii doorashada ajandaha way ka saareen oo lagu dhici waah PL oo maqan
2 Canshuuraha madaxa ciida iyadoo laga ceshanayo bilaa saxeex loo qaatay
3 Amniga waxba kama soo bixin awalba macawisley ayaa lagu daba dhuuntay
si caalamka shilimaad looga helo isna socon waa.
Muhiimada shirku wuxuu ahaa in magaca maamul gobaleedyada lagu dawarsi tago haddii wax lasoo waayana saxeexooda dayn lagu soo qaato labadiina maqnaanshaha PL baa gaashaanka u daruuray waliba si cad u sheegtay daynta inay waa horeba dacwad ka gudbiyeen.
PL oo maqan inaan waxba soconeyn ayaa sheekadii kusoo idlaatay.
Huruuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuse yaabay hhhh

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135032 Fri, 17 Mar 2023 20:26:13 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135032 Somali isbaratay;Ka qaata cidda dayn idinsiisa ama Canshuurta iska qaadeen Xamar loo qaado meeshii hosbital, schoolo, jidad iyo amni loogu samayn lahaa.
Waaba Mooryaan xoolo u gee!
Car Baraxley iisoo dhaafa..

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135031 Fri, 17 Mar 2023 20:19:22 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135031 Dabshid
Erayga Eeebow inaad qof aadane shaqsi ah ugu yeerto waa dambi, waayo eebe waa ilaahay.
Eebow noo naxariiso dheh iyo eebow i cafi iyo eeow istaqfuralah.
Adigu reer Bari eebow leh ayaa maqashay, ee ninka agfadhiya lama hadlay ee waxay lahaayeen Eebow noo naxariiso.

Eebow guntaan aqli sii!

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135029 Fri, 17 Mar 2023 20:14:28 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135029 Maxay dheheen Canshuuraha hala mideeyo hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.
Maxay nuugta amase ka nuugtaa canshuurta ay midaynayaan xagee kasoo gashaa?
– Airortiyo maleh
– Dekedo meleh
– Canshuurta ay qaadaan waa min hal magaalo Baydhaba iyo Kismayo ugu roon.
– Wax soo saar kale oo dalka loo iib geeyo maleh,
– Habar batuulo teeda Muqdisho mooryaanta joogtaba kuma filna
Digsigey ku socotaa.
Waa horaa Wasaarada Haweenka is xambaar ka bilowday oo Canada la iska wada dhiibey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135028 Fri, 17 Mar 2023 20:08:56 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135028 Mukulaasha Indhaha ayay
isku qabsataa markay Cabbeyso
CAANAHA LOOGU DEEQAY

Hadhow ayay ka dhaarataa
Inaysan saarin LABADEEDA INDHOOD

DAAROOD WAA SIDAAS
Kan hoos joogo Hargeysa
iyo Kan hoos joogo Mogadishu
Waxay ka dhaaran inay ku noolyahiin
Canshuurta iyo Caasimadaha
Xortaa ee Irir Samale.

Haddii la didiyaha foolxumadooda
Waxay dhoobnaan xeryaha Qaxootiga
Ayagoo leh Somali ayaan nahey

– Jiir iyo Jaberti ma mahadnaqaan

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135027 Fri, 17 Mar 2023 20:02:29 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135027 Bal goodhiin iyo xeradiin; dayn tuugo hore u cuntay hala cafiyo ayaan sugaynay ee in dayn horleh tuugo cusub qaadato miyaan sugaynay.??
Caruur aan dhalan laga rabo….!

Dayn maaha in la siiyo Somali, waayo maxaa lagu qaban xitaa Balcad iyo Xamar jid malaga dhisi karaa? waa maya!
Culusow waa tuug kiraysan.
Waan hubaa in Deni lagu oran weliba tuug gaalo cad ah..Millions qaado oo aamus, haddii kale diyaaradda ayaa kula soo dhicin..hanjabaad!!

Meesha dayn maanta Somali la siinayo maqashaan ka carara..Run

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135026 Fri, 17 Mar 2023 19:57:21 +0000 https://kalshaale.ca/?p=64661#comment-135026 Wiil hiraab

Eebow Daarood wuxuu wataa
Labo Gaaweeto kuwaas oo ah
Ama in lagu Biilo Canshuurta
Caasimadaha Irir Samale

Ama inuu Gaaweeto la wareego
Xeryaha Qaxootiga

– Daarood oo dhan waxaa ka hanti badan
Dahabshiil, taas ayaa ku kaliftey
Inay isku helaan QAMADI DIBADDAA
iyo Canshuurta Hawiye oo Gudahaa

– choice anagaa leh
Ama inaan BIILNO si looga reebo
Gaalada iyo Kabo-qaadka

Iyo in lagu jiro Karbaash iyo Didin joogtaa

Daarood haka sugin
– Caasimad iyo Hantiileyaal
Canshuur dhiibo

– Ciid la beerto iyo Ciidan dal difaaco.

* 30 sano ayey wali dul meeraysan
Meeshii laga didiyay

]]>