Comments on: Beesha Caalamka oo War kasoo saartay dagaalka Laascaanood https://kalshaale.ca/?p=63808 Kalshaale.ca Tue, 07 Feb 2023 22:12:12 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130543 Tue, 07 Feb 2023 22:12:12 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130543 Daarood cabdulaahi yuusuf kabacdi hal nin oo geesi ah yaa noo haray
Waa axmed maxamed islaan
Walaahi haduu hadlo waa isla kici aduunka oo dhan
Boqol xabadood ayaa axmed madoobe kutaala
Waa Vladimir Putin
ilaahooow kahasii

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130540 Tue, 07 Feb 2023 21:58:21 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130540 Jabhad
Sxb aniga oo kale xitaa beeshayda Cumar shilin u dirin markay Sacad la dagaalyeen, maxaad igula talin!
Dagaal Somali lacag ku bixin mayee maatada qaxday meel lacag ugu diri iisheeg ood ogtahay in gaarayso.
Waa iga daacad!
Dhulbahante rag iyo hub ayey u baahan yihiin haddii Laaska looga adkaado. Taas mala diyaariyey?

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130536 Tue, 07 Feb 2023 21:47:14 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130536 Lacagihii loogu tala galay jamhiirta si wacan ayey u socdan gudiga Qurba joogta

Waxay la shaqaynayan gudiga gudaha ka dhisan …. Lacagtii ugu badnayd waxaa

Ku yabohay jaliyada kenya 2.000 000 $ bixiyen hadadan dagalka geli karin shilinkags

Bixi manta oo kale hadal looma baahna walal

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130528 Tue, 07 Feb 2023 21:19:21 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130528 I mean:
Qare dameeraad iyo Qare guduud.
Qare Dameeraad waa Qare ka baxa gobolada dhexe oo dadka cunin..qaraar miiran ah, marmar daanyeerta ayaa cunta marka oomaan.
I don’t know in dameeraha cunaan, waa magaciisa.

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130527 Tue, 07 Feb 2023 21:16:08 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130527 Hobyo godan
Qare dameeraan iyo Qare guduud ayaad rabtaa in dadka isku si uga gado!! kkkkkk
Rag maxastii iyo hantidoodii gubay, runtiina dal dhan gubay ayaa rabta in la sinto laba nin oo duur cidla ah iskugu booteeyey.
Hal qof oo shacab ah kuma dhiman dagaalkii Cadde iyo Cabdulahii Yusuf..Ceelweyn ayuu orod ku galay Cadde, Isaaq oo wada keeneen Cadde Muuse AUN..nin qiime weyn noogu fadhiya ayuu ahaa ee rag waa isqabtaa..
Xilkii Puntland Cadde Muuse ayaa tirsaday si nabad ah…For your information.

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130526 Tue, 07 Feb 2023 21:06:01 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130526 I hope in aqliga shaqeeyo oo la joojiyo wiilasha Somaliyeed oo la isku laynayo.]]> Runtu waxay tahay haddaan dagaalka halkaas lagu joojin in fidi doono oo gobolka dhan gaarin.
Dagaalka maaha beel Isaaq oo lala dagaalayo ama beel Daarood, ee waa dagaal ku salaysan “”aniga ayaa idiin talin oo dal gooni ah oo dhisayno ayaa ka mid tihiin”” iyo anaga gobolada SSC degno ma rabno dal Somalia ahayn in ka midnoqono..
Intaas qofka aan ogeyn ma caruurbaa! waxa dagaalka ku saabsan yahay.
Laakiin sida Somalida caadadeeda tahay waxaa qabiil loo bedelin dagaal qabiil.
Waxa la isku haysto ma cidbuu caad ka saaran yahay!
Gooni goosad vs Somali nationalists aka dhashii Daraawiish..
🐪 I hope in aqliga shaqeeyo oo la joojiyo wiilasha Somaliyeed oo la isku laynayo.

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130525 Tue, 07 Feb 2023 21:02:41 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130525 Hobyo Godan
Yes C/laahi iyo Cadde waa is dileen laakiin kalareebta ayay isla tageen oo xaafado iskuma dhex dileyn.Sidoo kale C/laahi iyo Cadde markii dambe system iyo nidaam shaqaynaya ayay dadkooda ku xaalmariyeen oo waa xaajo rag in raggu marna is qardoofo marna heshiiyo.
Caydiid iyo Caato xaafadaha iyo marasta dhexdooda ayay isku dagaalayeen xilalna iskuma wareejin ee ilaa aakhiro ayaa la isu diray.Marka sidaa ayay ku kala duwan yihiin .
Mida aad leedahay Ciise iyo Cismaan baa is dilaya waa sidaad jeclaan lahayd laakiin waxa la isku hayaa maaha wax wayn ee waa doorashada habka loo galayo aan ka heshiino iyo mayee waa socdsiinayaa? Waxa is ku hayaana maaha laba qolo ee waa laba mabda,Wana koox yar inta diidan is diwaangalinta iyaga waa laga xaalayaa

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130523 Tue, 07 Feb 2023 20:58:56 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130523 gen.maxamed faarax caydiid
col.cabdulaahi yuusuf axmed
Cismaan xasan cali caato
Alaha unaxariisto dhamaantood
Waxay katageen dad anagoo kale ah oo dulli ah oo qabiil wada dilooday
Rag waa ragii hore ciil badanaa

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130521 Tue, 07 Feb 2023 20:41:13 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130521 Xaange

Caydiid iyo Caato inta aad tusaale usoo qaadanaysid maad iska tiraahdid ….
Cabdulaahi Yusuf Ina YEY iyo Cadde Muuse ? Mise Waad yara iloowday Hagbadii Maxamuud Saleebaan isku dileen taas oo ilaa iyo Maantay ka Aloosan Garoowe.

Garoowe Two Civil War is already started !!

Ciise Riyoole VS Osman Zanzibar !

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130514 Tue, 07 Feb 2023 20:08:05 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63808#comment-130514 wiil xeraale
Daarood ma doonayo in arinta la qabiileeyo iyadoo ah mid qaran.
Waana sababta xildhibanaada Daarood ay uga dhursugayeen Xasan Sheekh iyo madaxda ugu saraysa inta ay mawqifkooda ka cadaynayaan.
Lama doonayo waayihii mugdiga ahaa iyo tola’ayey iyo wixii lasoo dhaafay 91 oo reerba reerka birta ka aslay ilaa ay gaadhey Caydiid iyo Caato.
Caqli xumada noocaas ah in dib loogu noqdo lama doonayo.
Arintan inaanay qabiil ahayn waxaa kuu caddaynaysa wiilka Dhulbahante iyo wiilka Faqishini caawa difaaca dhulkooda iyo dadkooda maanta isku saf ayay ku jiraan.Halka kuwa Jaahiliinta ah oo caligu futada uga jiro ay meelaha la meeraysanayaan irir iyo waxaan loo joogin

]]>