Comments on: C. C.shakuur oo ka hadlay dagaalka Laascaanood iyo damaca waalan ee Somaliland https://kalshaale.ca/?p=63767 Kalshaale.ca Mon, 06 Feb 2023 16:09:33 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Ahmed https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130284 Mon, 06 Feb 2023 16:09:33 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130284 In reply to Gedo land.

Gedoland, dhowr boqol oo tikniko Dhulbahante ah baa daadsan min Ceerigaabo ilaa Wardheer, maxaa looga baahan yahay Puntland? Iyaga hasoo raaceen, Mareexaan uu hogaaminayo Farmaajana haku soo biireen! Dir iyo Daaroodba saaka waa lagu quraacanayaa, way dhamaatay baryo iyo tolnimo! Aan aragno meeshay ku dambeyso Huuno!

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130273 Mon, 06 Feb 2023 14:37:10 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130273 War deg deg ah
Ciidankii puntland oo toos usoo galay dagaalka

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130271 Mon, 06 Feb 2023 14:31:14 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130271 Ccshakuur nin qabiil maahan laakiin hogaamiye uma qalmo waa nin ajnabiga ujilicsan oo waliba hunguri weyn

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130263 Mon, 06 Feb 2023 13:57:33 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63767#comment-130263 Ninkaan hadda ha hor ayaan iri asaga madaxweyne halaga dhigo, iniga doorashadii asaga ayaan la jiray, macal Deni ma rabin, waan hubaa inuu ka wadaniyasan yahay kana daacadsan yahay . kan qabyaalad yaryahay Xasan Sheik.

]]>