Comments on: Xiisad cusub oo ka taagan Ceel-Afwayn iyo dad lasoo baxay Calanka Soomaaliya https://kalshaale.ca/?p=63719 Kalshaale.ca Sun, 05 Feb 2023 18:56:05 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Axmed Najaad https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130204 Sun, 05 Feb 2023 18:56:05 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130204 Dabshid
Miyaad maqashey
60 jirka Dhulbahante iyo
20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
Caynaba ayeey ahayd ee Burco maaha.
Caynabana 1921 baa ingiriis reer hagar xoog uga raray.

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130187 Sun, 05 Feb 2023 15:48:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130187 Dabshid
Xasan looma dhaarin inuu madaxweyne u noqdo waxa aad ugu yeedhay Somali Italy oo ah sheeko laga soo gudbey 1960.

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130185 Sun, 05 Feb 2023 15:20:06 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130185 Dabshid
Talada HAG bal cida ay caano ka daadiso aynu aragno
Daaroodka iyo Isaaqu kolley sidaan ku aqaan maaha dad ficil
qabyaaladaysan la tuso,Oo waaba ugu darartaa waxna ugama daataan

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130182 Sun, 05 Feb 2023 14:59:01 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130182 Xaange

Sxb sida dhabtaa ayadoon iga
aga aheyn XARIG JIID

Dowladda Xassan Shiikh
Maahan mid dhaafsan Koofurta kow,
Labo dhulkii laga xoreeyay Italy

Xitaa Xassan Shiikh hadduu
Carqaladeeyo ama la murmo
Maamulka Puntland wuxuu ka,
Baxay heshiiskii Badbaado Qaran

Soo uma jeedid inaan wiilasheenii
Ka soo celinayno
Buulo- Xaawo iyo Ceelwaaq

Waa in la geeyo wiilal
Absame, Mareexan, Gaaljecel
Gaadsan Dir, Cowramaleh, Shiikhaal
Dagoodi, etc

Only Dhulkaas waxaan ugu laaban
Karnaa hadduu ka dhaco dagaalo sokeeye

Peace Kismaayo
Peace Galkacyo
Peace Ceerigaabo

Cadowgeenu waa biyo la’aan
Iyo Abaaro

]]>
By: Zaki https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130180 Sun, 05 Feb 2023 14:55:14 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130180 Weli waxa lagu riyoonayaa in Xamar kacaankii quudinta beesha u
qaabilsanaa fadhiyo!!!!
Inu saqiiray 1990 hala xasuusto…
Amxaarkii Xamar lagu qabsaday ayaa malaha ka dhow Xasanow naga saacid calafkii aanu ku cuni lahayn duleedka Garoowe ee xoraynta Laaska kkkk
Farmaajo ayaa nin Daarood ah ahaayee maxaa catowgan wakhtigiisii loola tegi waayay?
Hadda Xasanow na quudi iyo tuugsiga lagala xishooday ninkii Daarood ee Xasan laga rabaa muxuu yahay?!!
Ilaahow tuke haad waayay waa habaaree adaan kaa magan galnay.
Maxaa loo qaribay qarankii umadda ee quudinta qaabilsanaa haddii sidaa lagu dambeynaayo oo dawladnimo ku nool la yahay? Kkkk

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130179 Sun, 05 Feb 2023 14:48:38 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130179 Ahmed Najaad

Sxb 8 ayaad aheyd 1991
Markaas ayaad igala murmi
Siduu ahaa dhulku

– Miyaad maqashey
60 jirka Dhulbahante iyo
20 jirka Isaaq kuma heshiiyaan
Burco

Laasqorey ayay nimanku u socdaan

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130178 Sun, 05 Feb 2023 14:45:30 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130178 Dabshid
Laascaanood waa isaga filantahay kooxda jeegaanta.
Laakiin Xasan ayay maqaamkiisa madaxtinimo sare u qaadi lahayd
haddii uu arinta aan kor ku xusay iyo jaaniska ka faa iidaysanayo.
Geelle oo raqay asaasaq ah noqday, taladiina ay kala wareegeen
gambooley qabyaalad iyo caadifad hayso ayuu taladii soomaaliya u daba fadhiistay.
“Ninkad kaba ka tolanayso kabihiisaa la eegaa”

]]>
By: Axmed Najaad https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130176 Sun, 05 Feb 2023 14:40:20 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130176 Dabshid iska hadloow dhulbahante waligi burco ma degin mana yeelan waa qodob caynaba waa run oo reer hagar baa lahaa waxaana laga raray 1921 markii daraawiish kabtay, waxaana ka raray ingriiskii gumaysta ahaa ee darwiish jabiyey.
Laascaano la iskuma haystee waa arin siyaasadeed ama maamul ee ma jirto shacbiyad iidoor oo u soo dhawaan karta.

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130175 Sun, 05 Feb 2023 14:40:10 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130175 xaange

Waxaan Xassan Shiikh kula talinay
wuu fuliyay ALLE HA BARAKEEYO

1. Rasalwasaare Absame iyo
Xasilooni Jubbooyinka

2. Xooga inuu saaro nabadda
iyo hurumarka dhulka
Caanshuur dhiibiyaasha

3. Inuusan isku mashquulin
Arimaha Somaliland

4. Inuu 10 sano joogo
Villa Xamar HADDII ALLE idmo

Kadibna Mahad ama Fiqi
Kursiga ku wareejiyo

30 sano kadib nin Maxlal ah
Sidii Farmaajo waa in lagu soo
Jiireeyo

* Tubtay Jeexday USC HAG GROUP
Qaris iyo Qarsoodi male
Ninkii ku tagi iyo ninkii ku joogi

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130173 Sun, 05 Feb 2023 14:33:50 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63719#comment-130173 xaange

Sxb
Ma waxaad naleedahay
Xassan Shiikh ayaa Hargeysa
ku doorsan Degmada Laascaanood

Xaange sxb
Ma waxaad na leedahay
Xassan Shiikh ayaa Wiilasha
Hawiye u diraa Laascaanood

Aqli Gaaweeto iga dheh

]]>