Comments on: Madaxda dhaqanka SSC oo kulamo hordhac ah ku yeeshay Laascaanood (Sawirro) https://kalshaale.ca/?p=63344 Kalshaale.ca Wed, 25 Jan 2023 20:35:24 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Kaahin https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128759 Wed, 25 Jan 2023 20:35:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128759 Somali galbeed

Xabashiga iyo kukuuyo in aad futada u maydhaan waad ogoshahay markaasaad dad walaalo ah oo xora ka hadlaysaa adebdaraada…

Somaliland khilaafka gudaheeda way xalili
Laakiin waxaa balana untouchables ka so called daarood inaanu dagaal nooc walba ah la galo ..xabashiga iyo kukuuyo shaqo fiican bay qabteen

Whom ever is against somaliland is our enemy…period

]]>
By: Somali galbeed https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128750 Wed, 25 Jan 2023 13:09:27 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128750 In reply to Ganaje.

Chapterkii ugu dambeeyay ee soo afjarista mashruucii Tigreaga waxuu ka hilaaci doonaa ,inshaAllah, Boorame, Awdalstate..

Beesha Reer sheekh Isxaaq hal gobol iyo jajab baa usoo hari.

Boowe, aa ka badantay..

Kacaan qabyaaladeed oo caalamka ka hirgalay lama maqal, muddo 30 ka badan habarbaa calan madaw sariirta ku goglatay iyo canug baa shaati guduudan xirtay bay ku lumiyeen.

Baho daraawiisheed mar 2aad baad taariikh banaan taala qaadateen..

Aad baan uga helay maradii Dhiiga islaamka lahayd ee laga dejay magaalada tukaraq,..

]]>
By: Ganaje https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128740 Wed, 25 Jan 2023 06:35:58 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128740 Gedo Land,
Naga daa Cigaal Shiidaad, sheegsheegiisu ragay niyad jebinaysaa

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128734 Wed, 25 Jan 2023 03:52:11 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128734 Zaki
Nin culus waa laheshiin adaa arkidoona
Waa labuunbuuninayaa sool laakiin insha alaah waa laheshiin

]]>
By: Zaki https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128723 Tue, 24 Jan 2023 22:16:38 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128723 In reply to Zaki.

WAXBA YAAN CALANKII 32 SANO KA HOR LA GUMEEYAY LA RUXIN SI UJEEDDO LOOGU GAADHO.

]]>
By: Zaki https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128722 Tue, 24 Jan 2023 22:13:34 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128722 Dhawaanna waxa la meel marinayaa Banaadir state kkkk
Ku quuso qudhaanjo baan maqli jiray.

]]>
By: Zaki https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128720 Tue, 24 Jan 2023 22:09:50 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128720 Gedo land
Su’aashii ahayd Mareexaan maamul ma dhisanayaan iigamaad jawaabin.
U sheeg Dhulbahante Farmaajo oo talada Somalia hayaa inuu Mareexaan waxba u qaban kari waayay.
Daarood calanka Somalia iyo yaa soomaali ah markay dantooda fushanayaan bay lasoo baxaan.
Waxan xasuusinayaa federaalku wuxu u gaar yahay Somalia,madaxweyne Xasan Shiikhna waatuu si dardar leh u dhisay dhammaan maamuladii koonfurta iyadoo markaa Puntland uun jirto.
Puntland oo Itoobiya kasoo xambaartay federaal 1997 markii ay kasoo cadhoodeen shirkii Qaahir ee C/Qaasim lagu soo doortay intii hore waxay u arkaysay wax wanaagsan oo faaiido laba dhinacba ahi ugu jiro.
1-Inay si uga madax-bannaanaato dawladda Xamar ee ay hoos tagto.
2-In wax loo qaybsado Puntland iyo dawladda Xamar fadhida oo laba dhinac wax loo kala goosto halkaana sadbursi fiican bay ku qabtay,waxase ay qawadday federaalkii markii nin fekerayaa yimid oo wadaadkii Shiikh Shariif ka duwan,dhisayna maamuladii koonfur oo la siman,lana saami ah Puntland.
Daarood laba maamul oo mid waliba Kenya dhistay ayay ku yeesheen.
Maanta 2023 markay kursigiina waayeen ayaa waxa is tustay riyo ah dhul iyo gobollo Somaliland ah maamul sadexaad ku doonta si ay idiinku soo siyaadaan xubno dheeri ah oo idinka caawisa doorashada iyo kursiga villa Hawiye kkkkk
Wax dhacaya maaha iimaan allaa uur buuxsha.
Federaalkii waa loo fekeray Irirna wuxu u qaabeeyay siday ugu badiso oo caddaaladna ah.
WAXBA YAAN CALANKII 32 SANO LA GUMEEYAY LA RUXIN SI UJEEDDO LOOGU GAADHO KKKK

]]>
By: Zaki https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128717 Tue, 24 Jan 2023 21:53:13 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128717 In reply to Mo.

Mo
Faqashtii Daarood maca jareertiisa yaa muquuniyay 32 sano ka hor oo ka sifeeyay Woqooyi,iskana cafiyay kuwa la dariska ahaa?
Adaa been isu sheegaya oo sidii aad dhulkiinii ugu noqoteen jaah wareer ku jira iyo riyo.
Anigu Faqash iyo waxaas ma arkin mana soo gaadhin lkn raadkeedii baan ku garaadsaday oo magaalooyinka ka muuqda sida taangiyadeedii oo la gubay oo magaalada dhex yaalla,baabuur ciidan,foorinno waaweyn oo meelahaa yaalla,miinooyinkii ay shacabka u aastay oo maalinba caruur iyo dad shacab ah ku qarxa,xarumihii dawladda ee lagu gubay oo dunsan iwm.
Intaan waayeel ka dhegeystay taariikhaha soomaali isla soo martay iyo siday ku birburtay dawladnimadii iyo rajadii umadda iyo cidda u sabab ahayd intaba waan ka dheregsanahay,mana ihi qof sheeko jilicsan lagu waabsan karo.
2007 baa iigu horraysay oo aan BBC aabahay la dhegeysan jiray beryahaan waxa laga warami jiray amxaarkii Daarood Xamar ku qabsaday.
Waan xasuustaa.

]]>
By: Mo https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128716 Tue, 24 Jan 2023 21:49:59 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128716 In reply to Mr BaHaL.

Mr Bahal

Ha ku daalin ina gumeedka dabshid wata!! waa iidoor koofur ku duqoobay !!
wali ma aragtay isagoo sheegaya cidduu yahay !!

24/7 iidoor afka kama qaado, kama nasto !! 24/7 iidoor oo adduunkii diiday cid kaloo ogolina jirin buu u ololeeyaa !! waa xaqiir soomaalinimada neceb, cid aan iidoor ahayn oo sifooyinkaas lihi ma jirto !!

Ta ah in daarood carab yahay! waa uun khiyaaliga ay soomaalidu aliftay! waxaa la mid ah iidoorka oo iyana carab sheegta!!

Maalin dhawayd waxaan daawaday Koox iidoor ah oo shir jaraa’id qabtay oo ku doodaya inay yihiin quraysh shariif ah oo reet binu haashim ah, kaaga darane gidigood waxay xidhnaayeen shulugii carabta iyo cigaal !! iyagoo wada madow badan !! nin aan carabi ku hadlin haddana la soo taagan carab baan ahay !!

cajiib !!!

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128715 Tue, 24 Jan 2023 21:48:17 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63344#comment-128715 Hees kusocota walaalaha isaaq
ileen oohin kuma bogsiisoo
Hamnigu walwal kaama bi.iyoo
Calaacal wax kuuma keenee
Aduun hawli kama dhamaatee
Rawaahu axmed shimaali hees qiima leh

]]>