Comments on: Somaliland oo isku mari wayday Xaalada Gobolka Sool Iyo Hadal lagu qoslay oo ka yimid Nuux TAANI https://kalshaale.ca/?p=63339 Kalshaale.ca Tue, 24 Jan 2023 17:10:20 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128641 Tue, 24 Jan 2023 17:10:20 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128641 Dabshid
War ma Dhulbahante iyo Isaaq baad u kala waramaysaa?
Taani hadaaqiisa inaad sidii baqbaqaaqii (Parrot) ka daba dhahdo muxuu ka badalayaa arinnta Laascaanood?

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128637 Tue, 24 Jan 2023 16:41:04 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128637 Rag kaa tashaday
Maxaad uga daba rucleysaa
Rajo beena oon jirin
Maxaad ugu riyootaa
Runta maxaad u diidaa
Ood been ugu rafaaddaa
Raran adoo dul taagan
Raxa maxaad u moodaa

]]>
By: Abdi Jama https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128626 Tue, 24 Jan 2023 14:53:08 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128626 Horaa cali guray u sheegay beesha isaaq maskaxda kama fekeraan ee qalbiga ayey kafekaraan,halka daaroodku maskaxda kafekero.
Beeshii habar Awal waali ayey kudhowyihiin.
Isaaqa mar haddaan garxajis xukumayn waa caruur adigoo bariis lawadaagaya.
Xigmad iyo caqli laga sugimaayo qotidda galbeedka goboladda waqooyi.
Anagii ayey dagaal nooga sheekaynayaan.
Wallee wax aan ceeb ahayn kala tegimaysaan.

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128586 Tue, 24 Jan 2023 10:56:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128586 Dadku beenta ayay jecel yihiin.Maal mahanadi oo dhan waxay arkayeen run Ssc taala.

Waa in in yar been ah jagac looga siiyaa.
Saa dadkan 32 sano ayaa been loo sheegayay way la qsbsadeen..

Been la’aan ma seexdaan
Kuye annaga ayaa ilaalinayna kk

Dalmida

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128585 Tue, 24 Jan 2023 10:51:51 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128585 Waxaan sugnaaba
Waa natiijada shirka
Dhulbahante

ileen horey waxaan
u soo daawanay
Natiijadii Hadaladii
Daaroodka kale oo
ilaa hadda aan Laascaanood
u soo dirin lacag iyo ciidan
Inkastoo ay isku qoreen
1 million dollars iyo
100 kun ciidamo ah

May be 6 bilood oo kale
ayay isa soo aruurinhayaan

– Natiijo Nabad ah

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128584 Tue, 24 Jan 2023 10:47:18 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128584 Lobby halls

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128583 Tue, 24 Jan 2023 10:46:19 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63339#comment-128583 Mid way ogaayeen ama tuhunsanaayeen
Dadka aqliga iyo siyaasadaha
Geeska Africa u saaxiibkaa

Inay Somaliland fasaxday Shirka
Laascaanood ee odayaasha
jufooyinka Dhulbahante

Mid ilaa shalay dhex taalay
Lobby hall siyaasiinta ama
Daneeyayaasha Siyaasadda
Africa ayaa aheyd

Hubkaan ma waxaa leh
Isimada, haddey leeyahiina
Ma waxaa fasaxday
Somaliland.

Hadda run iyo beenba
Waxaa shaki saarey
TALIYE TAANI.

]]>