Comments on: MUUQAAL+SAWIRRO: Garaadka Guud ee Dhulbahante Iyo Sida loogu soo dhoweeyay Laascaanood https://kalshaale.ca/?p=63302 Kalshaale.ca Tue, 24 Jan 2023 21:04:16 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Warsame Guutaale https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128711 Tue, 24 Jan 2023 21:04:16 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128711 In reply to Axmed Najaad.

MR AXmed Naaji

DHulbahante xataaa tuulo kuma laha sanaaag hal midbat ku lagaayeeen oo la organ moray Fiqifuliye tina waxaaa ka qaaday liman layidhaahdo MUXUMUD oo warsangeliya hal tuulo kuma laha sanaaag

]]>
By: Warsame Guutaale https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128710 Tue, 24 Jan 2023 21:01:34 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128710 In reply to Guhaad.

Anagaa kuu furnay walaahay Isaaqu waaa gob gobi dhashay arnagdaa maraawaaxid ahlu beyd waa yihiiin
dad waaalan bay hayaaan

]]>
By: Digriyoow https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128570 Tue, 24 Jan 2023 03:20:17 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128570 War maxay aheyd islaanta waalan ee halkaan habeen barkii xaarka lasoo fadhiisata kkkkkkkkkk.

War yaa yiraahda naa cowrada qarso oo xaarka meeshanka jooji kkkkkkkkkkkk.

War wallee kalshaale baa yaabtay kkkkkkkkkkkkkkkk.

Cidna ma heysto aniga kkkkkkkkkkkkkkkkkk.

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128566 Tue, 24 Jan 2023 02:10:35 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128566 There's no other way than federalism, we learn the hard way what powerful central government and dictatorship can do against a country. Federal deal or no deal for Somalia.]]> Ahmed Najaad and company
Riyo ayaad ku jirtaan raggiina aaminsan federal waa fitno waana laga noqon…
I garantee you in iinaan taas arki doonin.
Somalia federal system is here to stay forever..🤙
There’s no other way than federalism, we learn the hard way what powerful central government and dictatorship can do against a country.
Federal deal or no deal for Somalia.

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128562 Tue, 24 Jan 2023 01:34:01 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128562 Cali Daacuun:
Waa Kaskisqabe Harti Koenbe, Kablalax Daarood Ismacil Jabarti ………Meeshaas kasii wad ilaa aad Lower Egypt aka Ismailites of Nubia ka gasho..kkkkkkkkk

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128561 Tue, 24 Jan 2023 01:30:19 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128561 Dabshid
By the way: Cali Daacuun maaha Warsangeli ee waa Hartiga kale.
Adiga Harti waxaad ka taqaan Majeerteen, Dhulbahante, Warsangeli..!
Kuwaana baro waa Harti: Tinle, Maganlabe, Dishiishe, Kaskiqabe, Geesiguule and Liibaangashe.
Cali Daacuun waa Kaskisqabe.
Magacyadaan waa intaan Islamka soo gaarin Somalia, waa calaamad in Somalida Carab ahayn before Islam, ka dib la muslimay ayaa lala baxay magacyo muslim..Run

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128559 Tue, 24 Jan 2023 01:14:29 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128559 ]]> Dabshid
Dhuloos Triangle country miyaan hadana ka murmaynaa oo rabtaa in inkirto.
Waa macruuf in Dhulbahante degaan dhul 3 xagal ah.
From Yoocada-Tukaraq to Ceerigaabo via Sool to Togdheer Buuhoodle to Hawd iyo Docmo to Wardheer-Wanaagsan back to Bixin-Nugaal.. Google Map ka daawo this great Triangle grassing land.
War dadka si kale ula dagaal laakiin dhulka degaan miyaad af uga rarin.

Waa dhul weyn oo dad joogin miyaad ka wadaa! Dhulkaas waa lafdhabarta dhaqaalaha Somalia, dhul daaqsimeed ku nool yihiin xoolaha ka dhoofo Berbera iyo Boosaso.
Somali ma awalbaan warshado lahayn, hantideenu waa xoolaha nool iyo xoogaa Kalluun ah.
Dhul iyo dad aadan aqoon ayaad iska dhex ordaysaa Daanyeer Dabshid.😄

]]>
By: Mo https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128553 Mon, 23 Jan 2023 23:34:47 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128553 In reply to Hobyo Godan.

Hobyo godan

Xagga siyaasadda ma gudbaad ka tahay !! axmed najaad wuu kaa saxan yahay!
labada maamul ee puntland iyo somaliland waxaa sameeyay tigree intay soomaaliya joogeen aad u darsay soomaalida cawaanka ah oo ogaaday in qabiilku kala qiimo badan yahay qaranimada !!

waxaa daliil kuugu filan, intii dagaalka sokeeye socday qabiil kasta gooni bay ula macaamili jireen, tusaale raxanweyn markii usc gashay hubka ay kaga saareen baydhabo waxaa siiyey tigree, waana kuwa ilaa maanta baydhabo jooga iyagoon
ATMIS ahayn, waliba raxan weyn iyo itoobiya waxay kala saxiixdeen heshiis qarsoodi ah oo itoobiya ku damaanad qaaday amnigooda !!

iidoor dhibka haystaa waxaa weeye, wax aan soconayn bay isku qufuleen !
Soomaalidu waa qabaa’il. boqolaal sano wada degenaa ! nin waliba degaan lagu yaqaanuu degen yahay ! marka qabiil qabiil kale dhulkiisa qaadan karaa ma jiro!
marka waxaan suurtoobayn awoodeedna aadan lahayn in wakhti, naf iyo maal kaagaga lumo waa nacasnimada qarniga !!! ugu dambeyna dantaa kuu run sheegi !!

]]>
By: Mo https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128550 Mon, 23 Jan 2023 23:09:26 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128550 In reply to Guhaad.

Guhaad

Dhulbahante wada socda iidoor ma hor istaagi karo !! xaqiiq !!
iidoor wuu yaqaanaa dhulbahante wuxuu galo iyo wuxuu gudo !!
dhul dhulbahante leeyahay iidoor xoog kuma joogi karo !! xaqiiq !!

iidoor waxaa u furan hadduu caqli jiro inay si nabada ku baxaan
haddii kale dhiiggaa qulquli, iyagoo dullaysanna way bixi !

Marka the choice is yours !!

]]>
By: Mo https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128548 Mon, 23 Jan 2023 22:55:51 +0000 https://kalshaale.ca/?p=63302#comment-128548 In reply to Zaki.

waxaagu riyo maaha ee waa qarow !!! soo iidoor ma tihid, mise wax kale?!
meel ku qoro! saacaddii way idinku dhacday! dhulbahante iska illow! waxaan 100% hubaa in samaroon ay ku xigto oo riwaayaddan fashilantay ay bannaan ka istaagi !! maanta iidoor baan wada socon !!

Caqli hadduu jiro dhulka dhulbahante nabad iidoor ha uga boxo !! haddii taa la waayo, iidoor iyagoo fara madhan oo waxay hub wateen laga furtay rag badanna ciida lagu rogey bay bixi !! xaqiiqdu waa saas!!

]]>