Comments on: Farmaajo oo ka hadlay xaalada Laascaanood iyo dhibaatada ay ku hayso Somaliland https://kalshaale.ca/?p=62699 Kalshaale.ca Sun, 01 Jan 2023 01:25:37 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Mo https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126469 Sun, 01 Jan 2023 01:25:37 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126469 In reply to Digriyoow.

Digriyow aka iidoor boy!

“iidoorka ii dooridii inanta weeyaane, lama arag isaaq ninuu dhaloo aabe leeyahaye.. …ma sii wadaa?!

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126467 Sun, 01 Jan 2023 00:52:33 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126467 Mo
Sxb meeshaan Kalshaale munaafaqnimada ayaa ku badan oo magac beelo kale lagu bililiqaystay, laakiin aniga makala jecli. I don’t care.

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126466 Sun, 01 Jan 2023 00:48:51 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126466 Digriyoow mise Digroyow
Kkkkkk
Yaa kuu diiday in Sacad Siciid tahay…kkkkkk
Wisil baa yaabtay..
You are Who you are!. YOU ARE SACAD, if I care.

]]>
By: Digriyoow https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126463 Sat, 31 Dec 2022 23:04:05 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126463 @Land of punt

Lop wallaahi baanan been kuu sheegeeyn ee waa runteey, waxaan ahay reerka mudug kula degga siiba inta badan ee mudug.

@Lop reer mudug hadaad maqasho sacad lee ahaa kkkkkkkkkk, yaa kaloo reer mudug ah.

Reer mudug-ga waxaa laggu qiimeeyaa (laggu yaqaanaa) geesinimo karti ad-adeyg iyo gacanta oo heegan ah/qorigga oo u cabeeysan iyo feerka oo mar walba ay faraha u duuban yihiin.

Mudug waa un koofur, koofur-na sacad baa u badan oo in yar oo saruur ahna way la degaan.

@Lop hobyo yaa leh, af-barwaaqo galinsoor iyo wasil yaa leh deegaanada koofureed ee mudug oo ah inta weyn gobolka mudug (qeybta weyn gobolka) yaa leh, war Allah baan kugu dhaarshee reerkaas dhulkaas qaniga ah degga baa reerkeyga ah.

Lop wallaahi waxaan ahay nin sacad siciid ah oo hadaan hadda caroodo ay caawa suusacleey hurdo ka jirrin kkkkkkkkk.

Lop ama diid ama yeel waa un taa xaqiiqda.

Bye.

]]>
By: Digriyoow https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126462 Sat, 31 Dec 2022 22:47:46 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126462 @Mo Iidoor ku dafyay iidoor baad ku waalatay kkkkkkkkkkkkk.

Wallee, mo arrinkaada Alle keliya ayaa ogg laakiin saan qiyaasayo waa arrin weyn, yacni Dhibta ay isaaqu kuu geeysteen waa dhib weyn kkkkkkkkkkkkkk.

Horta @mo magaca iidoor waxaad u isticmaasha caay ahaan, ee miyaad garaneysaa macnihiisa iyo in ereygan uu sabab uu ku baxay leeyahay, sababtaasoo ah, isaaqa waxay ahaayeen dalaaliin waxayna badeecadaha u kala badali jireen dadkii ganacsatada shisheeye ahaa ee berbera imaan jirray iyo xoola-leeydii soomaaliyeed ee miyiga fogg joogay, waagaasi lacag ma jirin laakiin labbo shey oo isku qiimo ah baa la isku badalan jirray, isaaquna saan kuu sheegay waxay ahaayeen dalaaliin alaabta dadka u kala gudbiya (u kala sarifa), yacni waxaan ula jeeda isaaqa waxay qaadi jireen badeecadii ay ganacsatada shisheeye keeneen, waxay geyn jireen baadiyaha fogg oo dadka soomaaliyeed ay ku noolaayeen
ka dibna alaabtii (badeecadii) maadaama aysan lacag jirrin waxay kusoo badali jireen wax alaabtaas ku qiimo ah sida haraga xoolaha, xoolaha nool, dahabka, oodkaca ,malabka iyo xitaa xayawaanada duurjoogta ah qaarkood oo shisheeyaha ganacsatada ah ay daneeynayaan, ka dibna inta soo qaadaan bay ganacsatadii u geyn jireen (waxa ay u geeynayaan waa wixii ay alaabtooda ugu soo bedeleen ee dadkii baadiyaha jooga heeysteen), sidaas buuna ku baxay magaca iidoor oo macnihiisu yahay ii-doori yacni ii badal sheygan oo ku ku qiimo ah iigu badal waa sidaa ee ogoow, sidoo kalena ogoow aniga ma’ihi isaaq ee waan kuu sheegay cidda (qabiilka) aan ahay.

Mo qarawga isaaq iska yareey yaadan ku waalaninee kkkkkkkkkk.

]]>
By: Mo https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126461 Sat, 31 Dec 2022 22:22:41 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126461 Land of punt

Mar horaan kuu sheegay in dhaandhaankan dhareerku ka socdo ee Digriyow yahay iidoor fulay ah oo is qarinaya, malaha horay wax uma fahamtid!!

waxaa kaloo iidoor ah cajuuska munaafaqa ah ee dabshid wata iyo ka wiil hiraab wata!! ooba u ololeeyo in iidoor go’o

xalay baan hobyo godan. su’aal toos ah waydiiyey oo ah inuu ogol yahay in iidoor go’aan. ama dalka la kala gooyo?! jawaabtiisii waxay noqotay. hadda kama jawaabi karo oo waan degdegsanahay!!! …,. kkk

war dadkan aad ku xiiqdeen la doodiddoodu waa wada iidoor!

Belo ku dagtay kalshaale waa xero cayayaan iidoora lagu soo daayey!!’

wiil hiraab ka wata

]]>
By: Mo https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126460 Sat, 31 Dec 2022 22:05:36 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126460 In reply to Land of Punt.

Land of punt

Iidoor say doonaan ha ku joogaan laakiin way joogaan laascaanood! oo waa kuwa dadka ku laynaya!

Haddii waxa dadka laynayaa yihiin ciidamo dhulbahante ah oo iidoor u shaqeeya
waa baan kale oo dhulbahante waa is yaqaanaan! laakiin saan xogta ku hayo,
iidoorku waxay ciidan heli kareen laascaanood bay u soo direen oo tuban yihiin!

In dhulbahante qaybsan yahay waan ognahay! oo badhkood puntland raacsan yihiin, intooda iidoor raacsan inay ka badan yihiin inta puntland raacsan ma sheegi karo! marka su’aashu waxaa weeye puntland miwqifkeedu ma haddii dhulbahante qaybsan yahay dhulkooda iidoor ha qaataa?!

Si kasta a hadda waxaad mooddaa in dhariga karkii ka batay, xaalku suu noqon garan maayo, laakiin aaminsanahay in hadda sida wax yihiin aan la aqbali karin.

Laab lakac-na looma baahna, laakiin waa in puntland ay go’aan kama dambays ah ka gaadhaa waxay ka yeelayso ssc. waayo iidoorku luuqadda ay fahmaani waa dhamacda rasaasta! saa waa haddayna dagaal diyaar u ahayn, waa inay ka faraxalataa oo aan dib dambe looga maqal ssc.

Markaa sheekadu noqoto daarood v iidoor waayo ka fursan mayso! kadibna aan bahasha salka u dhigno oo aan iidoor is waraysano!! ….

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126459 Sat, 31 Dec 2022 21:34:46 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126459 Dastuurka aad sheegaysaan dee kasoo dhaadhiciya, Buuhoodle, Baran iyo Hadaaftimo iyo Ceelaayo etc. Kkkkll]]> Digriyoow
Ma xanaaqin laakiin iga daa Sacad Siciid baan ahay..
Kkkkklk🤧
Dastuurka aad sheegaysaan dee kasoo dhaadhiciya, Buuhoodle, Baran iyo Hadaaftimo iyo Ceelaayo etc.
Kkkkll

]]>
By: Digriyoow https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126458 Sat, 31 Dec 2022 20:39:48 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126458 @Lop

OK lop haday sidaasi tahay maad iska tirtirtaan qodobka maala yacniga ah ee dastuurka idinkugu qoran.

Lop iska tirra qodobkaas, oo dhulbahanre-na runta u sheega oo dhaha anagga idiinma soo socono, idin difaaci meyno, nagama tirsanidiin, cidna idinka dhicin meyno ee adinka tiina u halgama.

Waxaa hubaal ah hadii aad intaas tiraahdaan inay isku tashanayaan oo midoobayaan ileen cid ay isku haleeyaan malahanee.

Lop aduunka waxaa ku qasaaray qofkii meel waxaan jirin ka sugaya, Yacni waxaan ula jeedaa dhulbahante adinka bey garab idinka sugayeen, maanta calaacalkooda markaan arkay aad baan u yaabay, adinkiina waxba uma heysaan oo waa adinkan inta soo taagan ee dood aan dhamaad laheyn ku jirra kkkkkkk.

Lop reerkaas waxa siray waa qodobka aad dastuurka ku qorateen, oo waxay is yiraahdeen majeerteen baa idiin jooga ee yaa wax idinka qaadi karra kkkkkkkkkk, majeerteen waxay yihiin daahir calasoow hala weeydiiyo, dhulbahante jawaabtiisa halloo geeyo si ay uga tashtaan kkkkkkkk.

Lop ha xanaaqin hee run lee sheegay.

Daahir calasoow wuxuu dhahay ___________________________ laakiin dhulbahante ma arkin miyaa cilmi baaristaas xaqiiqda ah kkkkkkkkk.
.

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126457 Sat, 31 Dec 2022 20:24:05 +0000 https://kalshaale.ca/?p=62699#comment-126457 May rasaasee mee raggeedii.

]]>