Comments on: RW. Xamse oo soo bandhigay Waxa u Qabsoomay 100-ka Maalmood ! https://kalshaale.ca/?p=61649 Kalshaale.ca Wed, 23 Nov 2022 21:34:05 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Galdogob https://kalshaale.ca/?p=61649#comment-123615 Wed, 23 Nov 2022 21:34:05 +0000 https://kalshaale.ca/?p=61649#comment-123615 Tolow xukuumaddu ma wayday wax afsoomaaliga si wacan u qori yaqaan, mise qolyihii Bililiqo-qaran ayaa wax soo malmaluuqay. Walle daanyeer iyo dawladnimo kala fog.

]]>
By: Minigistume soo Dag https://kalshaale.ca/?p=61649#comment-123568 Wed, 23 Nov 2022 11:55:55 +0000 https://kalshaale.ca/?p=61649#comment-123568 Somalia”: Government Bring Out 100- Day- Performance- Report..
————————————————————————————————
Wax Qabadka -100- Maalmood Ee Xukuumada =Xamse?

1)LA- Dagaalanka Argaxisadda -ShABAAB–?

2)Wadooyinkii Xirna Controolka Afgooye- ilaa- Buulo-xaawo?

2)Wadooyinkii Xirna-(Balcad- Ilaa – Hargeysa-1.500klm..

3)Sicirkii- Cuntada Qiimo Hoose Loo -Dhigay,,,,,
——————————————————————————————-
GUUL- GOBONIMO- XAMSE
VIVO- XUKUUMADA
VIVA- SOOMAALIYA

Thank You, but No thank you, Somalia..

]]>
By: Garqaad https://kalshaale.ca/?p=61649#comment-123567 Wed, 23 Nov 2022 10:58:06 +0000 https://kalshaale.ca/?p=61649#comment-123567 100 Maalmood oo shaqo adag ah kaddib PM Hamza Abdi Barre RW Isku kalsoon, shaqadiisa ku kalsoon, Madaxwaynihiisa ku kalsoon, siyaasadana cibaado iyo Janno ugu jira!

Xasan iyo xamze.

]]>