Comments on: Xukuumadda Somalia oo ku dhowaaqay War deg dega iyo Go’aano kasoo baxay Caawa https://kalshaale.ca/?p=60969 Kalshaale.ca Tue, 01 Nov 2022 05:56:14 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Cadaado https://kalshaale.ca/?p=60969#comment-121082 Tue, 01 Nov 2022 05:56:14 +0000 https://kalshaale.ca/?p=60969#comment-121082 lols. Daacadnimo ayaa kaa muuqato waadna ku liibaaneeysaa daacadnimadaas Insha'Allah. FYI, kuwa Daaroodka waaweeyn iyo Daaroodka yaryarka ah ah oo magacyo baddan mararna magacyo naago soo qaata ayaan Kalshaale iyo meelo baddan ku arkay, oo aanan wax disclosure amabba waxa aad sheegtay oo kale sheegeeynin. Just so you know it. Dadku isku dhaqan, moral and ethics ma'ahan. Maasha'Allah! Waad mahadsantahay. Dalmida God bless Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄]]> Digriyow, waan ku salaamay mujaahid, aka formerly known as Hiraab πŸ˜† lols.

Daacadnimo ayaa kaa muuqato waadna ku liibaaneeysaa daacadnimadaas Insha’Allah.

FYI, kuwa Daaroodka waaweeyn iyo Daaroodka yaryarka ah ah oo magacyo baddan mararna magacyo naago soo qaata ayaan Kalshaale iyo meelo baddan ku arkay, oo aanan wax disclosure amabba waxa aad sheegtay oo kale sheegeeynin. Just so you know it. Dadku isku dhaqan, moral and ethics ma’ahan. Maasha’Allah!

Waad mahadsantahay.
Dalmida
God bless Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

]]>
By: Digriyoow https://kalshaale.ca/?p=60969#comment-120977 Mon, 31 Oct 2022 02:56:07 +0000 https://kalshaale.ca/?p=60969#comment-120977 Dhamaan asxaabta halkaan ku xiran ee dood wadaaga ah waxaan u sheegayaa inaan aniga ahay qofkii isticmaali jirray magaca @hiraab oo aan hadda iska badalay.

Aqyaarta magacaygii horre ee aan halkaan kusoo geli jiray waa @hiraab, hadana waxaan jecleeystay in magacaas oo sidoo kalena ah neeynaasteeyda aan iska badalo sababo iska caadi iyo jawi badalasho ah darteed.

Marka asxaabta hadda ka dib waxaan qaatay oo aan halkaan kusoo gali doonaa magaca @digriyoow oo ah magac suufiyeed aan aniga leeyahay oo ay macalimiinteeyda oo reer guri ceel ahaa ay ii bixiyeen.

Aqyaarta mahadsanidiin dhamaantiin.

Hawiye-mida.

]]>
By: Digriyoow https://kalshaale.ca/?p=60969#comment-120976 Mon, 31 Oct 2022 02:54:30 +0000 https://kalshaale.ca/?p=60969#comment-120976 Dhamaan asxaabta halkaan ku xiran ee dood wadaaga ah waxaan u sheegayaa inaan aniga ahay qofkii isticmaali jirray magaca @hiraab oo aan hadda iska badalay.

Aqyaarta magacaygii horre ee aan halkaan kusoo geli jiray waa @hiraab, hadana waxaan jecleeystay in magacaas oo sidoo kalena ah neeynaasteeyda aan iska badalo sababo iska caadi iyo jawi badalasho ah darteed.

Marka asxaabta hadda ka dib waxaan qaatay oo aan halkaan kusoo gali doonaa magaca @digriyoow oo ah magac suufiyeed aan aniga leeyahay oo ay macalimiinteeyda oo reer guri ceel ahaa ay ii bixiyeen.

Aqyaarta mahadsanidiin dhamaantiin.

Hawiye-mida

]]>