Comments on: Daawo: RW. Rooble oo War la yaab leh ka sheegay dilkii Xildhibaan Aamina ee Baladwayne https://kalshaale.ca/?p=54681 Kalshaale.ca Thu, 31 Mar 2022 15:03:18 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103267 Thu, 31 Mar 2022 15:03:18 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103267 Qasaare,wixii Turki ciidan carbiyay iyo wixii tacab gayay dawladnimada Somaliyeed waxay u muuqdaan wax qasaaroobay.

Shaw Maryoolay ismaba taqaan e way iska socotaa.
Wixii dhacay 91kii iyo wixii ja dambeeyay waxba kuma qaadan Maryoolay.

In Muqdisho la soo agmaro qaladka ugu wayn la galay ayay ahay.Waxa kale oo qalad ahaa in bilaa xisaab layku yimaado oo Hawiye la soo agfadhhiisto.

Dadkan dawladnimada ayaa cadow u ah.Waxay rabaan magac Somaliyeed oo lagu shaqaysto.Inay raqda Somaliyeed ku shaqaystaan oo Huteelo ka dhistaan.

Sida muuqata doirasho ku sheegii waa laga quustay.Hada iyo sheeko cusub.Qarax,Maleeshiya iyo Muqdisho Geel lagu qasho.

Dagaalka hugurigu ma dhamaado.
Dagaalka socdaa waa mud hunguri..

Dalmida

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103266 Thu, 31 Mar 2022 14:31:01 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103266 Ciidamo qaas ah oo maantay la wareegay amaanka PM Rooble….!

Beelwaynta Hawiye oo isku raacay in Farmaajo iyo Xertiisa dagaal lagu qaado lana Soo afjaro sida ugu dhaqsaha badan.

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103262 Thu, 31 Mar 2022 10:54:11 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103262 Weelka

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103261 Thu, 31 Mar 2022 10:53:20 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103261 Aamino waxay dhimatey oo horeyna
uga sheegtay Shirar badan

Maalintey sheegtay
Ciilanayaasha Dhadhaab
Xoogeen Ikraan Tahliil kadibna Dileen

– Horey ayey u dardaarantey Gabar Hawiye

* Waxaan maqli jirey
Midgaanku Waarka lagu quudiyo
Ayuu horey u qaata

Hadda Nin dadkiisa Xamar looga diro
Biyo iyo saad, inuu eedaas galo waxay
Tilmaameysaa SARIIG MEESHUU KA JOOGO

]]>
By: Leopon https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103260 Thu, 31 Mar 2022 10:47:07 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103260 Waxaa layaab ah 50 qof ayaa ku dhimatay meesha oo kuligood muwaadiniin ahaa aamina AUN. Mooyee dadka inta kale malaganaxayo miyaa saa lamaba hadal hayee only aamina.
Waxaad halkaas garangartaa in aamina jaranjar siyaasadeed dilkeeda loo adeegsanayo wixii shar wada allaha ku celiyo shartay wadaan aamiin yaa allaah.

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103259 Thu, 31 Mar 2022 10:47:06 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103259 Daarood ka marqaad Quudiso
Way kibraan, waa dhaqan aan ku soo arkey
Ethiopia,

Maskiinka Ethiopian haddaad Barto inaad
siiso Baasto iyo Bariis, maalinta dance
Wuxuu isku dayi inuu ku dhaho
Dahabka iyo Dharkana wax iga sii.

Kuwii yaraa ee Maanta Soomaaliya ugu liitay
ee haddana na dhex guurahayey ayaa sidaan
U hadlaayo ee maxaad u maleyn
Mid xaar xaartey Tuulooyinkiisa
Biyo Yarna helay.

– ilaa Sharciga Somaliland la keeno
Banaadir State of USC
THUCUFADU way idinla tirsan

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103258 Thu, 31 Mar 2022 10:41:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103258 Rooblow

Nin kii diley Xildhibaanada waa Mareexan
Laga soo wadey Xeryahii Dhadhaab kaas
Oo loogu sheekeyey Dadkii ku soo qaxiyey
Ayaad ku Jano tageysaa

Waxaana ka dambeeyey

Zakaria UGUS
Rapest JIIS Mareexan
Inaan Layaalka Murusade
Macangag Farmaajo

Labo adigaa u door leh
Xeynta Xamar ka joogto Tarxiil
ana Iska daa ABEESO NINKII KORIYAA
ay Caruurta ka cuney

]]>
By: Somalijecel https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103256 Thu, 31 Mar 2022 09:47:49 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103256 Masuuliyad xumo ka weyn ma jirto in SACAAN isagoo PM ah uu masaakiin aflagaaddeeyo.
Bal u fiirso qiiro Japanese kan waa la ii hanjabay waan ogahay(wuu og yahay oo masaakiinta Hawiye)si fudud haloo addeegsado ayaa laga dhaadhiciyay.Waa og yahay ma shaqaynayso.
Lacag Emarate ayaa safaaradda taala waxaa loo sheegay in qashqashaad la sameeyo si lacagta looga cuno Emarate Sh Shariif iyo Xasan Cali Khayre waa diideen kkkk waa dad sidaa dafiicka ah u fakaraaya.
Waa un in wax la xaddo dad aan illaahay ba shaqo ku lahayn in wax la boobo ma ahane.

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103254 Thu, 31 Mar 2022 08:00:51 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103254 Yaaba idin gaaray iLaa waagii aad qaawanaan jirteen laydinku celiyo bustihiinii habacsanaa baad uxiisteen
Waxaa yaab leh marada guduudan ee soo wada xirteen
Kkkkkkk qarixii soobe ayaa waxaa Sheekadaan keenay mooryaankii yaraa ee thaabid la oran jiray.
Madaxweynaha jubaland Axmed madoobe ayaa yiri ma iLbaxnimo ayaad moodeen marada guduudan war diinta ha ugafinina markaaseey dhaheen aryaa Axmed madoobe waa runtiis Kkkkkkk cawaan waaxid
Iska gowrac mooyee
Hawiye guul kufaan maleh

]]>
By: Kalsame https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103253 Thu, 31 Mar 2022 07:51:26 +0000 https://kalshaale.ca/?p=54681#comment-103253 Kan gastii uu Tarzan sheegay baa ku taal… Daanyeer gas iyo sayn leh….

Farmaajo danbiga kaliya ee uu dalka ka galay waa in uu qofkan PM uga dhigay…

Kan Soomaaliya haddaan si uun loo dhaafin waxaan hubaa inuu god ayna waligeed ka soo bixin ku ridi doon… Armuuba Shabaab is qarinaya yahay beladu, sidan caadi kuma uu ahee?…

]]>