Comments on: RW. Rooble oo Safar ugu baxay Imaraadka Carabta iyo Wararkii ugu dambeeyay https://kalshaale.ca/?p=52960 Kalshaale.ca Mon, 31 Jan 2022 10:04:55 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: mingistume soo Dag https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99157 Mon, 31 Jan 2022 10:04:55 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99157 Farmaajo waqtigiisii wuu dhamaaday
—————————————————-
The Presidents Terms Is OVER?….

1)Madaxweynaha:2022 ee cusub waa jaalle:SICID DANI?..

2)Raisulwasaaraha CUSUB 2022 WAA JAALLE ROOBLE
———————————————————————————————
GUUL IYO GOBONIMO
DANI CODKA) UU HEYSTO MAANTA (123)(COD)
WAREEGA 3AAD -4AAD 5AAD -IYO MUCAARADKII OO LAGU DARRO
—————————————————————————————————-
FARMAAJO ISKA ILOOW-

]]>
By: Cadaado https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99133 Sun, 30 Jan 2022 22:36:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99133 ]]> Agoonta kacaanka waa dad caqli daanyeer leh, dadka u yeertay amabba fursadda eey ku dhuusdhuusaan siiyay ayaase kasii caqli daanyeersan.

Having said that, in agoonta kacaanka iyo yaryarka midgaanta ah caqli xun yahiin waxeey ku leeyahiin ninkaan isaggaba caqliga xun ee Rooble maxuu u tagay Imaaradka, laakiin ok ayeey latahay iyagfu in uu daanyeer Farmaajo tago Qatar, oo uu carabta Qatar dabadda ka dhunkaddo”. Waa kaas caqli daanyeernimadooda.

Sidoo kale, in eey cawaan yahiin Farmaajo iyo agoonta kacaanka, kaarkii Ethopia waa cadow ayeey dadka caqliga xun ku qaldeen 5 sanno kahor, kadibna Farmaajo sidda naag dhillo ah ayuu dhabta Abbi Ahmed ugu fadhiistay. Haddeer, waxeey isla iyagii rabbann dadka caqliga xun in eey ka dhaadhiciyaan Kenya ayaa cadowga Somaliya ah. Bulshit.
Dalmida
God bless Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99109 Sun, 30 Jan 2022 17:50:11 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99109 Ma dalkaan ayaa rajo leh!! Dad aqli kale lahayn; waa igu qabiil oo iskaga dabafaylin.....]]> Kalsame
Wax alla wixii sameeyo Rooble waxaa masuul ka ah Farmaajo, waa shaqada koowaad ee madaxweynaha in soo xulo nin dowlada hogaamiya oo keena dowlad dalka hogaamisa.
Waxaad rabtaa in doqon ku sheegto Rooble ninkii keenay difaacdo.
Europe haddii wasiir aad keentay xitaa in dayn lagu leeyahay cadaato cidna ku aaminimayso dowladda madaxweyne u tahay.
Daanyeer aqli xun oo Rooble eedayn oo ninkii keenay eedaynayn.. 🦧
Ma dalkaan ayaa rajo leh!! Dad aqli kale lahayn; waa igu qabiil oo iskaga dabafaylin…..

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99107 Sun, 30 Jan 2022 17:41:34 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99107 Keliya waxaan nacay ummad hogaankooda si u doortaan aqoon, mooryaan adiga ku jirto boob cad u socdaan. Runtiina adiga ayaa Mooryaan ah, maaha Xasan Sheik. Mooryaan means Moron in English... Google what " Moron means" you are there.🦧]]> Mr Bahal
Haddaad aqli leedahay waxaad dhuuxi lahayd hadalkayga meesha u socdo= Nidaam iyo madax heshiis ku yimid oo sida adduunka aqliga leh shacabka madaxdooda keensadeen ayaga..
Whats wrong with that?
Mooryaanta adiga ku jirto waxaad rabtaan ninka adinka rabtaan in xoog noogu keentaan…. noway now even for 100 years.
Kama duwanidin warlords, diinlords. Xisbu Islaam, maxaakimta islamska, clan warlords, Alshabaab terrorister ayagoo diinta ku gabanaya ama qabiilkiisa isku dayey in Somalia xoog ku qabsadaan.. most of them are dead now.
Nooocaaga waa noo cusub yshat oo xoog wax ku raadinaya iyo fake wadaninimo.. I can tell; you too will go no where, waayo runta ayaa aakhirka la wajihin sida dalalka reer Galbeedka.
Power from the people for the people and by the people.
Trump baa quustay.🀭

Keliya waxaan nacay ummad hogaankooda si u doortaan aqoon, mooryaan adiga ku jirto boob cad u socdaan.
Runtiina adiga ayaa Mooryaan ah, maaha Xasan Sheik.
Mooryaan means Moron in English…
Google what ” Moron means” you are there.🦧

]]>
By: Kalsame https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99102 Sun, 30 Jan 2022 16:54:40 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99102 Ninkii gorgoradaha sorry macawista ama hoos guntiga u xidhay Uhuru si uu waxoogaa u siiyo uma daahayo in uu carabka UAE u gurguurto oo isu dulleeyo si uu waxoogaa uga soo daadsado…

Waligeen tanoo kale nama soo marin… Soomaali oo ahayd Race of Bride and honour oo caalamkoo dhan kii hore iyo kan danbeba u qiray halkaas ayuu sharafteedii dhigay baahane… Tuugsi qaawan… Intaa kuma uuna joogsanine wuxuu Threat ku yahay madax bannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo qarannimada intaba… War ninkan maxaa dalka loogu eeganayaa?…

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99098 Sun, 30 Jan 2022 16:20:06 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99098 Ninka la yidhaa Land of punt kkkk

Cadowgiisu waa Somaliga kale kkkk
Waa heer la gaadho.
Ibn Khaltuum,oo ka hadlay sida loo duloobo,1000 sano ka hor.
Dalmida
Hadda ka hor Ethopiya wuu jeclaa kk
Markay Deni soo eryeen ayuu nacay.

Marka aad cadowgaa walaal ka dhigayo,waad dhimatay.
Somalidu way dhimatay.

Dalmida

]]>
By: iftax https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99097 Sun, 30 Jan 2022 16:14:57 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99097 Dubai ayaada iska diiday ixtiramkaas oo baadi goobaysaa dano kale iyo curiyaamin Hawlo dheeraad ah Sida Eth u jarataay dhulka somali galbeed ayaay rabtaa inay Dekedenaa jaraato ciidamo abgaal iyo mj Isaaaq ah Ku yeelato berbera bosaaso muqdisha Waa diidnay waxay araagtay inay TPLF ku guulaysatay federal Waa isku day dawladeed balse somali ma taqaano]]> War Dubai xirir wanagsan wax idinkuma siin jirine jamacada carabta ku jirtaan taas

baad ku hesheen qadariinta ganacsiga suuqa dahabka iyo basaborka somalia kii hore wali isticmaasho. Beenti iyo gaajaadii oo dhar gashaan 😝

Dubai ayaada iska diiday ixtiramkaas oo baadi goobaysaa dano kale iyo curiyaamin

Hawlo dheeraad ah

Sida Eth u jarataay dhulka somali galbeed ayaay rabtaa inay

Dekedenaa jaraato ciidamo abgaal iyo mj Isaaaq ah

Ku yeelato berbera bosaaso muqdisha

Waa diidnay waxay araagtay inay TPLF ku guulaysatay federal

Waa isku day dawladeed balse somali ma taqaano

]]>
By: iftax https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99096 Sun, 30 Jan 2022 16:01:30 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99096 Waxa arkay adigo leh deni qabiil kulama jiro ee putlanders baa kula jiraa Oo kalay putland ma’a dawlad baa mise waa diverse State? Abtiyo qatar wax ka baxsan inay shirkadaha gaska qooda kula shirkoowdo ma ahaan agenta kale ma’a lahaan. Taasna waa rabnaa shirkaado dhaqale iyo tayo leh ee hawshaan horay u qabtay inay hishis nala galaan . Hadiise ay soo dhafaan alamtara barlamanka jooga waa iska celinaynaa Emiraat waxay raban maaleeshiyo gaar ah oo hubaysan inay ciidanka qaranka ku dhex sameystan . Dekedahenaa ku maalgashtan misaniayaad culus oo aan soo mariin barlaamankenaa. Doonista dawladeena curiyaanshan nooh Saas waayo diidmada waana ogahay innaad fahansan tahay MJ nimo lee deni madaxbarar ku rabtaa . Waa ku salaamoyaa abti mcn πŸ«‚]]> Land of putland

Abtiyo Mj aan qabiil iskula jirin waa yaahuud maraykan la’a jirin πŸ˜‚

Waxa arkay adigo leh deni qabiil kulama jiro ee putlanders baa kula jiraa

Oo kalay putland ma’a dawlad baa mise waa diverse State?

Abtiyo qatar wax ka baxsan inay shirkadaha gaska qooda kula shirkoowdo ma

ahaan agenta kale ma’a lahaan. Taasna waa rabnaa shirkaado dhaqale iyo tayo leh

ee hawshaan horay u qabtay inay hishis nala galaan . Hadiise ay soo dhafaan

alamtara barlamanka jooga waa iska celinaynaa

Emiraat waxay raban maaleeshiyo gaar ah oo hubaysan inay ciidanka qaranka ku

dhex sameystan . Dekedahenaa ku maalgashtan misaniayaad culus oo aan soo

mariin barlaamankenaa. Doonista dawladeena curiyaanshan nooh

Saas waayo diidmada waana ogahay innaad fahansan tahay MJ nimo lee deni madaxbarar ku rabtaa . Waa ku salaamoyaa abti mcn πŸ«‚

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99095 Sun, 30 Jan 2022 15:59:51 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99095 ]]> Hobyo Godan
Waan kugu raacsanahay in Emeritates naga dhaxeeyo ganacsi noo ah live live, Somalida oo ah business People.
Waxwalba Emeritates noo soo maraan aan ka iibino Africa.
Maxaa Qadar nooga yimaada oo ahayn in argagixiso caawiyaan iyo lacag nagu kala iibiyaan.
Puntland iyo Somaliland waa diideen in xiriirka u jaraan Emirates, waayo wado ganacsi kale ma u furna, xoolo nool iyo kalluun geynaa badeecaddana kala soo degnaa.
Maxaa Qadar iyo Turki ka keenaa ama u dhoofinaa???
Daanyeerta N&N waa kuwo dhunsan oo lacagta Qadar keliya arka. Where’s Somali intrests?πŸ€”

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99093 Sun, 30 Jan 2022 15:44:40 +0000 https://kalshaale.ca/?p=52960#comment-99093 Kani damiir ma laha.Xildhibaanada Reer waqooyiga iyo Banaadirga ayuu dilaalaa kkkkk.Shaqo kale ma hayo.

Inuu iscasilo ayaaa quman,ileen wax u maamulo jiro.

Yaaba wax ka dhegaysta.

Misgiin,lacagle raadinsyaa

Dalmida

]]>