Comments on: Xildhibaan FIQI oo si kulul uga Hadlay Hadalkii kasoo yeedhay Boqor Buur-madow https://kalshaale.ca/?p=50831 Kalshaale.ca Tue, 30 Nov 2021 08:43:40 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Ali Zubeer https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92593 Tue, 30 Nov 2021 08:43:40 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92593 Bro Cadaado

ishaad ka ridday. Wallaahi ciil iyo cadha ayaan la hadli la’ahay. Dhaawaca nagu yaalle ayuu basbaas ku shubay daanyeerkan markaa baa VIP ahaan loola dhaqmayaa…..

Hobyo Godan

Waar heedhe wareega caddaysiga intaad iska dhaafto hadalka xun ee ninkan yidhi ka run sheeg haddii kale iska aamus sida saaxiibkaa Dabshid.

Iidoorku waa badhkay weligeeyna kama yeelin qaybinta Soomaaliya iyo u niikinta ay u niikiyaan ama soo diraan aragagisa shabaabka.

Allah maxaa golahan rag marya calas ah lagu bartay.

Adduunyo

Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92591 Tue, 30 Nov 2021 07:40:15 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92591 🤣 Like I said before maqaldabe waa EEBE laakiin Bini Adam The Son Of Adam Qalad kama baxo. Odaygana yaan lagu talax tagin Ali Zubeeroow waan ogahay Markii aad Isaaq aragtaa in aad how soo tiraahdee daji Banooniga.]]> Ali Zubeer

Is daji calm down ! Anigu waan cadeeyey in Boqor Buur Madoow uu qaldanaa Lagana dhowrayo in uu raali galin ka baxsho hadal kiisii xanafta lahaa.

Horta sidee daba Shabaabka Dadka laaya qolo kasta ama Qabiil aanan ku jirin Lama arko …. Ninkii ugu dambeeyey ee dhowr cisho kahor isku Qarxiyey Xamar Wuxuu ahaa Mareexaan reer Gedo ah marka ninkan Odayga ah ee Buur Madoow Xoogaa wuxuu is lahaa Faan sidaad ogtahayna nimankan IIDOORKA iyo AL Majeerteeniya wax ka faan jecel malaha marka Odayga Buurta faankii baa la Talax Tagay…! Intii uu islahaa xoogaa Mooralka Cida kor u qaad ayuu xaar ka wareegay 😂 🤣

Like I said before maqaldabe waa EEBE laakiin Bini Adam The Son Of Adam Qalad kama baxo. Odaygana yaan lagu talax tagin Ali Zubeeroow waan ogahay Markii aad Isaaq aragtaa in aad how soo tiraahdee daji Banooniga.

]]>
By: Cadaado https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92586 Tue, 30 Nov 2021 06:23:55 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92586 ]]> Suldaan Zubeer,
Si fiican ayaad u sharaxday caayda iyo dhaawaca uu iskugu darray daanyeerkaan Isaaq ee Buurmadow dhamaan dadkii Somaliyeed oo eey argagaxissada alshabaab iyaga oo danno qabiil ka shaqeeynaya ku laayeen, wallina ku laayaan, kunna dhaawaceen/caan.

Garashadda right from wrong iyo kala fahamka xaqqa iyo baadilka waa heeybad iyo nimco uu Allah siiyo dad qaas ah oo uu karraameeyo si eey dadkaas u noqdaan askar Ilaaheey, oo aaneey u noqon askar qabiil amabba askar aduunyo raqiis ah iyo Jago iyo wax lamid ah ka dabba orda!
Dalmida
God bless Somalia 🇸🇴

]]>
By: Ali Zubeer https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92576 Tue, 30 Nov 2021 04:44:23 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92576 Waar Daanyeer Buurmadow waa nijaas ka dhar tiran diinta iyo runta.

This fake Iidoor king ee qabyaaladda la bakhtiyay wuxuu maanta Xamar ka caddeeyay

In

Shabaab tahay xaraka direed oo jihaadi ah…….
In dhiigga Soomaaliyeed ee qubeen yahay mid dowlad direed lagu dhisahayo
in Daanyeer Godane ahaa halyeey mudan in loo tacsiyeeyo

Nuxurka hadalkaasi wuxuu si cad u sheegay in nijaasta shabaab tahay faraca mooryaanta SNM.

Tafsiir kale oo la siin karaa ma jiro. Qofkii cudur daar u raadinaya waa nin ku khammaarahaya caqligiisa.

Daayeerkan Fiqi warkiisa qiima malaha waana mooryaan ka been sheegay diinta iyo dhaqanka Somalia.

Haddii dad damiir leh ama jiraan inay u araan dadkii ay shabaab dileen maanta waxay ahayd in maydkiisa la wadho ceel gaab daanyeerka Buur maow laakiin maata caana leh ayaa joogta Muqdisho.

Ugu dambayn

Hobyo Godan shame on you inaad u hadasho sida jilicsan iyada oo aad arkayso ninkii ummadda xasuuqay loogu tacsideeynayo Muqdisho. Tabban lil qabyaalad.

Saaxiibkaa sheekha Qabyaaladda iyo marin habaabinta ee Dabshid waa kaa ka dhuuntay fadeexaddan /

Iriri baan boqor u ahay kulahaa.

Adduunyo

Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors

]]>
By: iftax https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92575 Tue, 30 Nov 2021 04:25:16 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92575 Buurmadow hadalka waxa uu u yiri qalbi furnaan iyo kaftan

Ee umaleen mayo xuman iyo inu alshaydan uu hoosta ku wato

Maalin horenaa wuxu soo sharaxay abalka hg reer Somaliland 91

Inkasto hadalkisa hadii aan u raaco aan dhihi karo noguma adan hilin sidi aan idin kugu hilinay

Xaad dawlad hg or hawiye nolaa dhisi waydeen eed somaliweyn noga dhumateen

Soo idinka dhiiqadi nooga tagay isaaqo

]]>
By: iftax https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92574 Tue, 30 Nov 2021 04:20:39 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92574 Lacagta boorsoyinka uu ku sito soo tii farmaajo iyo guuleed keenen ma ahaan 😝 Ma qof baa qof dhisay kuso baxa. Ninki lacagta laga cunay baa hada mesha loga dhaqaaqi 😂 Walahi waa xariif xildhibanada dorashada madaxwayne 😂]]> Kkk war hawiye farmaajo waa kufsaday. Wax walbo farmaajo ku lug leh

Bosaaso farmaajo

Inu dhiso bui diiday 😂

Lacagta boorsoyinka uu ku sito soo tii farmaajo iyo guuleed keenen ma ahaan 😝

Ma qof baa qof dhisay kuso baxa. Ninki lacagta laga cunay baa hada mesha loga dhaqaaqi 😂

Walahi waa xariif xildhibanada dorashada madaxwayne 😂

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92561 Mon, 29 Nov 2021 23:35:35 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92561 Boqor Buur Madoow

Hadalka kasoo yeeray hadaan labo u kala qaado..!

1. Runtii in uu Godane amaano waa hadal gef wayn ah maadaama Ina Godane Gumaaday Soomaali oo idil qaasatan Koofurta Soomaaliya marka Boqorka waxaa Looga fadhiyaa in uu taas raali galin iyo xaal ka baxsho.

2. Boqor Buur Madoow waxaa baryahan daba dhigtay CBB Cayayaanka Baraha Bulshada sababtoo ah Boqorka wuxuu diiday inuu dhiso taageerana Kambaynka Dib u Doorashada Farmaajo. Buur Madoow wuu diiday wuuna kasoo hor jeestay in Codka Dirta la siiyo Farmaajo sababtaana weeye waxa ay u buun buuninayaa Taageerayaasha Nabar iyo Naxdin.

Mida kale ogaada ma qaldame waa Ilaahay Allah.

Boqor Buur Madoow waa bini aadan……. Qof aan Qalad ka dhicina Aduunkan Kuma noola ee yaan lagu talax tegin Buurta…

]]>
By: Kaahin https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92557 Mon, 29 Nov 2021 22:40:37 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92557 Somalidu waa wada umul

Xamar iyo koomfur oo warlords Ka taliyaan ayaa inamadii maxaakiintu ladagaalameen kana sifeeyeen waxay xamar iyo koomfur Ka dhigeen caalamka meesha ugu nabdoon waxay gilgileen shakigii Somali Kala dhexyaalay maamulkoodu wuxuu noqday wixii qudhee midayn Kari lahaa Somali xitaa Somaliland way u hanqal taagaysay inay Ka noqoto gooni ISU taagii
BAL yaa odhan Kara intaasi waa been

Abdilahi Yusuf markuu amxaarka usoo kaxaystay duminta mabda’ii iyo maamulkii midayn lahaa Somali waar bahaa bahaada iska daaya ilamaa lala heshiiyo alshabaab in Aan xal imanayn waan ogahay mucjisooyinka iyo gumaadka alshabaab
Laakiin waxaa loo baahan yahay geesinimadii lagu wajihi lahaa

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92556 Mon, 29 Nov 2021 22:28:12 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92556 Like this.]]> Buurmadow waa daanyeer, waxay ahayd in ka xishooda almost 300 000 oo Somali Alshabaab ku dileen Koofur iyo Bari oo Ina Godane hogaaminayey.
Waa cadahay Alshabaab iyo Somaliland in wax ka dhaxeeyaan.
Puntland cadayn haysaa la qarinayo.
Buurmadow waa in dilaan dadka ehelkoodii dileen Alshabaab, asagaa qirtay in Ina adeerkiis yahay…!
Lax walba shilalka isdhigto ayaa lagu qalin….kuye
Godane oo Ina adeerkay ah ayaa idin dilay oo anaga halyey noo ah..
Aano qabiil Koofur lagama yaqaan miyaa??
I🤔 Like this.

]]>
By: Kaahin https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92555 Mon, 29 Nov 2021 22:26:10 +0000 https://kalshaale.ca/?p=50831#comment-92555 Boqortooyo

Abti ilaahbaan Ku dhaartee waxaa tahay nin dhinac walba wax Ka eega.

You are not emotional your wisdom guides your judgement

Somalidu haday isku dayaan inuu qofba qofka kale fahmo AADbaa laysugu soo dhawaan lahaa
Anigu hada abtigay boqortooyo wuxuu doonayo waan fahansanahay waanan Ku qadarinayaa inkastoo aanu Kala aragti fognahay marka laga hadlayo midaynta Somali

It’s no-brainer if you are in a bad marriage to divorce
And that’s what happened in 1991 after 31 years of Union
Those who argue it’s better to stay together are not realistic because they are blind sighted of our history

]]>