Comments on: Orodyahan Asalkiisu Soomaali yahay oo Da’wayn ugu Ordaya dalka Maraykanka (Warbixin) https://kalshaale.ca/?p=45239 Kalshaale.ca Thu, 24 Jun 2021 08:04:32 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Galdogob https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73940 Thu, 24 Jun 2021 08:04:32 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73940 In reply to Dabshid.

Dabshidow khalad kaama fahmin.
Ninyohow anigu aragti ahaan waxaan qabaa in dawladdii iyo dawladnimadii soomaaliyaba ay burbureen.

Maamulgoboleedyadana anigu waxaan u arkaa inay yihiin calooshood u shaqaystayaal, qabqablayaal iyo inay yihiin natiijo ka dhalatay jabhadihii dumiyey dawladdii hore.

Inay canshuur bixiyaan iska dhaafe waxay har iyo habeyn ku seexdaan oo ku riyoodaan in aan Xamar nabad noqon, sababtuna waxay tahay, iyaga oo og inaysan sii jirayn mar haddii Xamar nabad ka dhacdo, waayo waa madaxii dalka.

Adiguna hanyaridaada waxaad arki la’dahay oo isla meel dhigaysaa nin dagaal kula jira dawladnimada Soomaaliya.

Adigii (haddii aad reer Xamar tahay) oo la rabay inaad wax kasta oo dawlanimada dhibaya khaasatan Xamar ka dhiidhiso oo dadka iyo dalkaba siyaasad wanaagsan ku maamusho ayaad hanxumo la soo shirtagaysaa unnukaa leh iyo wax ka sii liita kuwo maamullada sheeganaya.

War ninyohow dib isugu noqo oo ugu yaraan sida laguugu hanweyn yahay u hanweynow xataa haddii aadan han sarw lahayn.

Soomaaliya ninkii doona ha maamulo, laakiinawaxaan qabaa in hadba kii jooga lagu taageero illeen jiritaankeena ayaa ku jiree.

Haddiise aad leedahay annaguna Maamulgoboleed baan nahay oo Soomaaliya magaalo madax iyo sumcad kale midna kama rabnee wixii aan Xamar deegaan ahaan ka soo jeedin hana dhaafaan., iyaduna waa wax la fahmi karo oo waxay noqonaysaa in Xamar keliya 18 qabqable ka taliso siday awlba ahaan jirtay oo dadka halkaa ku dhan ee soomaaliyeed lagu miisaamo lacag madaxfurasho ah

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73935 Thu, 24 Jun 2021 04:00:44 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73935 Suldaan Geed

Run baad sheegtay laakiin Qolooyin badan oo halkaan soo gala waa ay neceb yihiin
Dadka runta sheega waana la coloobaan !

Waligaaba sidaa runta u sheeg maxaa yeelay EEBE waa jecel yahay kuwa runta sheega.

]]>
By: Geed https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73920 Wed, 23 Jun 2021 12:16:09 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73920 Somali weligeed heshiin mayso, cadaaladna isku xukumi mayso;
Tusaale- DF- waxay cashuur ka qaadaa Magaalada Xamar iyo shacabkeeda oo keliya. Gobolada kale ee somaliya -DF- cashuur kama qaado.
(DF-controls Hawiye Regions only).
DF- iyadaa u magacowda Taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee ka hawlgala -Galmudug, Hirshabelle, Mogadisho, etc, (DF- controls Hawiye Regions only).
ILLAAHAYOOW CADAALADA GARANSIIN SOMALI

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73919 Wed, 23 Jun 2021 12:14:45 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73919 Somali galbeed

Mar hadii aad adigu diiday in ay cidi kugula noolaato Somali Galbeed maxaad u diidi In ay jiraan Gaalo ku dhaanto yacni xaga biniaadanimada adoo Soomaali kale aan Waxba u ogolayn adna aadan waxba isku ogolayn? Miyuusan Gaalkaa ku Dhaamin?

]]>
By: Somali galbeed https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73905 Wed, 23 Jun 2021 06:03:07 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73905 Indha adayg labo maahan ee waa ka MARYOOLEY! dal aysan Ab iyo Isir toona u lahayn waan u ordaynaa!!

Baahibaa passport kale noo gaysay baan maqli jiray orodkana ma diiwaanka baahidaa lagu daray???

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73902 Tue, 22 Jun 2021 21:59:22 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73902 Galdogob

Sxb aan dhinac iska dhigno Qabyaalad
Iyo FEDERAL ayaan rabaa isma qabato

Yes

Waan ka soo horjeeda in Jowhar Governor
looga soo magacaabo Villa Xamar
Lkn
Waxaa la yaab leh inaan dhaho
TALIYAHA POLICE JOWHAR lagama soo magacaabikaro Xamar
TALIYAHA MILITARY HIILWEYNE AMA QORILOW
lagama soo magacaabikaro Xamar

REER BARI labo ayaa mid laga rabaa
Federal kala Xaafado ah
Ama LOCAL GOVERNMENT SYSTEM
( deegan, not Military,
Waxbarashada, not Police
Caasimad, not siyaasadda Dibadda
Nadaafad, not XUDUUDYO
Canshuurta SUUQYADA, not Canshuurta DEKEDAHA IYO AIRPORTS )

* Faqiir Buqeyl ah iyo
Fuley Faduul badan

Waa rag ceebtiis

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73901 Tue, 22 Jun 2021 21:50:02 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73901 Galdogob

KKK

Sxb armaad qalad iga fahamtay
Markaan ka hadlahayo

AMA FEDERAL SYSTEM
aan Xaafadaha u kala joogno

Ama central System
AAM HAL DHARI WAX KU WADA CUNO.

oo Naga daaya
Dhulna waa naga dhaxeeya
Dhulna nagama dhaxeeyo

Waliba waxaan hubaa
Hadduu Governor Deni canshuurta
Huuriga Boosaaso keeno Qasnadda Eedo Batuulo
Inuu LA GADOOMI LAHAA MID KA BADAN.

]]>
By: Galdogob https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73900 Tue, 22 Jun 2021 21:33:00 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73900 Dabshid marka aad qabyaaladsa ka hadlayso wax kaa hadal xun laakiin marka aad ka hadlayso arrimaha bulshada waan ku wataa sxb

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73899 Tue, 22 Jun 2021 21:12:38 +0000 https://kalshaale.ca/?p=45239#comment-73899 Nin Axmaar ah
Oo Gaal ah
Oo Tesseye la dhaho

CAlankeena Blue maku methelikaraa
Orodka Caalamka

Maya xitaa hadduu ku dhasho
Dhulka Xortaa ee Somalia

Therefore,
Waxaadan yeeshen haka filan dadkale

– magacu waa Max’ed
Diintu Islaam
Midabku Madow
Ku dhashey Somalia
Ku yimid Qaxooti

* Oday Jimicsaday iga dheh

]]>