Comments on: MUUQAAL: Xukuumadda Somalia oo Kenya dul dhigtay Go’aan la Xidhiidha Duqaynta ay fuliso https://kalshaale.ca/?p=44821 Kalshaale.ca Fri, 11 Jun 2021 11:29:42 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72981 Fri, 11 Jun 2021 11:29:42 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72981 🤣🤣 Yaa is gaaray Habiqlayso…. ….. Hawiye Action Group qoladii Dictatornimo iyo wax U eg ula timaada naasahaa laga lisi 🤣🤣]]> Kaahin

Waan ku salaamay saaxiib.

Kaahinoow waxaa la yiri rag walaaloow wax u dhaama la waa !
Waa iska sheeko barilay ninka maantay aaminsan in qasab iyo Dictatornimo Iyo Juu Juub ay Soomaaliya maantay ka shaqaynayso. Farmaajo ayuu isku dayey asna Waad aragtaa waxa ka raacay 🤣🤣🤣

Yaa is gaaray Habiqlayso…. ….. Hawiye Action Group qoladii Dictatornimo iyo wax U eg ula timaada naasahaa laga lisi 🤣🤣

]]>
By: Kaahin https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72975 Fri, 11 Jun 2021 10:47:50 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72975 Hobyo godan

Ali zubeer isagu wuxuu taagan yahay hadii nin firciinoo kale ahi imaaanayo oo uu somali Khasab isugu keenayo wuu taageerayaa.

Qadiyadiisu waa xabashiga yaa kaa furfura waar yaa yidhaahda iska iimaanso islaantii somali la odhan jiray bari horay dhimatay

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72973 Fri, 11 Jun 2021 10:21:32 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72973 Ali Zubeer

Xasuuqii ka dhacay Somaliland ee uu gaystay Maxamed Siyaad Barre waxa uu Ahaa xasuuqii ugu Bahal sanaa ee abid ka dhaca geeska Africa!
Waxaa la hayaa Dukumintiyo cadayn ah sidii Ummadaa Soomaaliyeed ee aan Waxba galabsan loo xasuuqay. Waxaa la laayey Dumarkii,Caruurtii,Shacab aan hub Wadan Birma gaydadii ayadoo loo isticmaalayo nooc kasta oo hubkii Qaranka ee Loogu talagalay in Cadawga lagula dagaalo xitaa Waxaa loo isticmaalay Diyaaradihii Dagaalka Somali Airforce !

Aduunka lama sheegin Diyaarad ka kacda oo hadana duqaysa isla magaaladii ay Ka kacday waagaa kahor maysan dhicin.

Reer Somaliland
Waxaan idin leeyahay Never again….. Haku soo noqonina Somalia Intuu nagu dhexjiro qof sida Ali Zubeer oo kale u fikiraya. Waa iga talo ku fara Adeega Dawladiina Barakaysan ee Somaliland guulaysta aqoonsigiina waa dhaw Yahay.

]]>
By: Kalsame https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72955 Fri, 11 Jun 2021 02:48:32 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72955 Qofka Soomaaliga ah ee u dagaallamaya inuu isagu Soomaaliya xukumo gartay oo waa han sare…

Kan u fagaallamaya in xaq ka maqanyahay oo wixiisii daba jooga isna gartay…

Kan wax boobay oo is leh yaan lagaaga daba imanna gartay…

-Waxaanse garan waayay kuwa aan u bixiyay Qareennada Cadaw kasta oo Soomaaliyeed… Kuwaasi waxa ay taageero hiil iyo hooba la garab joogaan cid kasta oo ay Soomaali is qabtaan…

Hadda waxay garab iyo Gaashaanba u yihiin, Uhuru, Tplf, Uae iyo Habaab…

Bal eega waxa Dubbe lagu haysto hadda oo rag waawayn oo meeshan ka doodaya ku afjigayaan… Micnaha kaliya een u fasiran karo raggaa dooddoodu waa un ciddii neceb qarannimada Soomaaliya waa jaalkayo waana la jirnaa…

Adeer dalkan waligii Xuurta laguma hayn karo, waa in aad isbeddelka oggolataan, aqbashaan lana falgashaan… Soomaaliya ma aha tii uu Geeljiruhu majaraha u hayn jiray 30kii sano ee la soo dhaafay…

]]>
By: Somalia ha noolaato https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72952 Fri, 11 Jun 2021 00:55:56 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72952 Wasiir Dube dawlada N&N inuu la kawsado ayay ku haboonayd, intii yarayd ee uu jooggay ee dawladan R/wasaare Roble, waxa ka muuqata inay waajibkoodii u wada gudanayaan sidii shacabku rabey. War saxaafadeedkiisaas qurbo joog iyo qolqoljoog/qaran isku si buu qalbiyadooda ugu qada daabacnaa, waxaadna moodaa inay Somalidii talaabadii isla heshay, siyaada Allaah.

Webkan Kalshaale oo ah Mareegtii ugu hufnayd ee wararkii dalka loo soo doonan jirey, akhbaarta lagu soo daabacona qofkasta aragtidiisa wax uun ka odhan/dhihi jirey. Somalida dhac ku noolka ahayd, tuugadana u badnayd ee u beer cadaaday dhaca ummadda, yacnii kefad/miisaan dheeli doon, mucaarad iska yeelyeel u bartay madaafiic rasaastoodu Udo nijaasa tahay inay ku soo tuuraan dadka ummadda ugu khidmaynaya sidii ugu hufnayd ee la rabey !!! Fadlan, seminar aada aad ku baranaysaan ethics-ka iyo wadaniyada, danta guud iyo ta garaa, yaa sokeeye ah yaase shisheeye ah… ( Reer talaabo xumow toosiya luquntiina: Xaange, LOP, Dabshid, Caddaado, Wiilxeraale, hobyogodan, curaafiiste iyo Mr. daanyeereeye).
Mareegtii, waxay ka dhigteen geedkii doqon ma waaye, ee ay isugu iman jireen inta la soo khaldo ama lagu shaqaysto oo sida shimbirta baqbaqaa-ga (wixii loo soo dhiibo ku hadaaqa oo ka daba dhaha)!!!.

Ma dood baa ka taagan in Kenya Somaliya ku soo xad gudubtay, oo waxay laynayso ay Somali yihiin? Mase dood baa ka taagan in ciidankii ahaa hantida qaranka ee dawlad kasta oo timaada u ahaa daljire difaacaya; siyaasiyiinta ka sinaysta siyaasada ee dawladaha kale u ah dhoobiga loo soo adeegsado ama loo soo dhiibo qiimo rida ciidankiina oo maleeshiyo beeleed ka dhiga “OK” u kala qaybiya qabyaalad ciidanka “OK” dagaal sokeeye ka rida caasimada oo guba “OK”

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72943 Thu, 10 Jun 2021 22:17:46 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72943 Horta naga daa erayga Revolution.
Eraygaasi shaqo kuma laha dad qabiilo ah oo wada yaala..Revolution wuxu wataa Idealogie shacab
Iyo hogaamiye.

Usc ma laha waji fiicaan haba yaraatee.
Wadankoodii soo galeen,bililiqo A to Z.
Deedna la gaadhay meel aan waxba laga qabankarin.

Waa Taariikh ugub ku ah aduunka waxa Somaliya ka dhacay ee ilaa haatan ka socdo.
Waxa dhacay oo kaa dhamaaday,waa roon yahay.
Siasd Bare Era,kowsatsy 1969 oo dhamaatay,1991.
Waa dhamaatay.

Laakiin dhibka Usc wuxuu bilooday 1991,ilaa hastanna wuu socda.Wali dhibkaasi meelna looma dhaafin

Wax dhamaaday,1991 iyo wax bilooday 1991 oo ilaa maanta socda ayay kala yihiin.
Dalmida

]]>
By: kaahin https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72941 Thu, 10 Jun 2021 22:04:08 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72941 somalijecel

saaxiib waadka dhacsantee anagu snm usc ssdf kamaanaan hadlayn manaanaan odhan wax xun may samayn mana soo hadal qaadno laaakiin ogoontii kacaanku iyaga dooda xhks keena una macneeya inay dawladii siyaad bare dawlad ugu danbaysay

anigu waxaan odhan lahaa qolooyinkiina somaliya cid walba oo maareeye shaqo ka saraysa soo doononaya waa in la marsiiyaa

highest government security clearance;
VETTING
Ta ugu haraysaa ay noqoto qofka aaminsan dawladii kacaanka in la ridaa inay khalad ahayd oo shaqadaa aan la siin.
bal yara dhuuxa macnaha ku jira macno qabiilna maaha bacause somali reer walba leh ayaa aaminsan waana waxa ay dawlada xamar la dhaqaaqi la’dahay 30 years

]]>
By: Somalijecel https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72939 Thu, 10 Jun 2021 21:40:32 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72939 War aan idin kala qabto kolay caqligiina ma faro badnee.
1-Absulately in AU MSBARE uu ahaa dictator xasuuq gaystay cid difaacaysaa ma jirto kala saara.
Shacab nooc kastaa leh aan hubaysnayn in la duqeeyo sax ma ahan.Tuug qori wataa oo SNM.SSDF la baxay wey banaan tahay in dalka laga qabto,dawaladdii si fiican uma maarayn arrintaa tusaale shacabka in lasiiyo wadooyin ay ku baxaan la sugo inta burcaddu ka dhex baxayso shacabka loo diyaariyo shacabka agabka ay u baahan yihiin etc taa ma dhicin xasuuq qurmuun,qabyaaladeed ayuu ahaa.
2-Tuug tii SNM maxay wanaag ah oo ay sameeyeen 1 positive yaa xusi kara?Ma jirto mujrinnimo ka weyn shacab in ceelal lagu guro iyagoo nool,ayaa ii sheegi kara?Thousands qaxooti iyo civil servant ah ayay laayeen iyagu yaa baneeyay dhiigooda?
3-1982 3kun burcad SSDF+5kun ciidanka Ethiopia ayaa layn kasoo bilaabay 400Km gudaha Ethiopia iyagoo laynaya Shacab aan hubaysnayn siyaasad aan shaqo ku lahayn illaa ay Balanbale qabsadeen masaajidka kaliyana ay tageen.
Khisooyinkii ugu xumaa waxaa ka mid ahaa wiil ayaydii soo korsatay ayaydana looga qaxay Balanbale ayaa u sheegtay in ay gabadheedu dhashay wiilal reer hebel ah,ka dib waxaa loo sheegay wiilkii gabadheedu dhashay ee iyadu soo korsatay balse ka tagay SSDF ku biiray.Ayaydii wuu diiday in uu soo kaxaysto meeshiina ay ku dhimatay.
Yaa qabaail ka nasahan nadiif ka ah oo 1 positive oo burcaddaas ay samaysa noo sheegi kara?
Yes MSBARE was ruthless dictator,qoys kastaa oo dhib uu kasoo gaarayna waan la qaybsanayaa taageerayaa in cadaalad la marsiiyo.Adinku ma waxaad leedihiin addeeradiin waa mujaahidiin?Ma dhacayso in daalim in mid qabaail lagu difaaco midna la caayo caqli ma ahan.
Jabhadaha waxa aad u taqaanaan jabhad ma ahayne jabhad waxaa ahaa TPLF ama ELF etc.
Aniga qoyskayga qaraabo dhow ah ayaa hadda la helay iyagoo xabsi laga soo daayay CEELGAAB iyo Laasocaano waan un maqlay ayaa loogu yimid 7 saacadood taangiyo la dulmarsiiyay boqolaal caruur,waayeel leh ku dhamaaday.Yes dadkii Mudug dawaladdu ku laysay qalad bay ahayd kuwaan ma saxbaa?Dawalad naga wada dhaxayso ayaa samaysay,balse SSDF Somalinimo,islaamnimo ankee Daaroodnimo ma xeerin.Abtiyaashood tuulo EELAAY 180 nin 1 subax wada Shacab ah ku laayay ogow Habargidr ayaa la sheeganaayay si xadka looga soo gudbo.
CAQLIGEENU WAA FOORARAA.NIN AAN WANAAG SAMAYN AYAA ISKA QAYLINAAYA

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72936 Thu, 10 Jun 2021 21:08:21 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72936 Mr BaHal

Kkkkk

Diyaaraduhu waxay ahaayeen
DAMBIILEYAAL marka waala aasay

Indha shacabka ayaa laga qariyay
si aanay u xasuusan dhibkay geysteen

CALANKII AYAANA qalqiil ugu jiro
In MAXKAMAD LA SOO TAAGO
waaba Diyaaradihii loo dhiibay
ADOONTII SOUTH AFRICA
Markay diideen Hawiyahii

DAAROOD waalaga waayey
Hal Pilot iyo waliba hal nin
oo yaqanay nuucyada hunka
18% ayay awalba ka ahaayeen
Somaliya, 18% kiina waxay wada xirteen
GENERALs

– General aan AK47 ridi aqoon iga dheh

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72933 Thu, 10 Jun 2021 20:51:19 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44821#comment-72933 Suldaanka Qabyaalada

Anigu ma sheegin NIN JABHAD AH
Oo qori wato

Ee waxaan sheegay SHACABKII guryaha
ugu daateen RAGGII AY TARAX QAXOOTI iyo
GABYOW ka soo aruuriyeen JIGJIGA

iyo ilko yartii uu DHAGO-BACEYR SOO ARUURSADAY

Iyo DAAROOD YAR YARKII UU MOORGAN SOO ARUURSADAY

War ma waxaad ileedahay
INUU DUULIYE AXMED diido xasuuqii
Shacabkii Hargeysa waxay aheyd QARAN JAB

War ma waxaad ileedahay in shacabka
La xasuuqo waa DOWLAD WANAAG

Ali Zubeerow
Xoogaas iyo nacaybkaas waxaa kaaga baahan
CADOWGA MADOW.

Yes

Revaluation kasto wuxuu leeyahay
Tacadiyo badan

Shakina kuma jiro iney USC IYO SNM
Ugeysteen tacadiyo badan shacab Soomaaliyeed
Kuwaas oo intooda ugu badan ugeysteen
Qabiiladii ay ka dhasheen

]]>