Comments on: Kenya oo Bilowday Inay Hubayso Beelo Soomaaliyeed iyo Afhayeenka Ciidanka Xooga ee Gedo oo Soo bandhigay https://kalshaale.ca/?p=44797 Kalshaale.ca Thu, 10 Jun 2021 23:25:35 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Haliye https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72947 Thu, 10 Jun 2021 23:25:35 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72947 Kismaanyo waa magaalo majority-ga Kablalax leeyahay, weligiina reer DIINI iyo Barre Hiiraale dib u xukumi maayaan.
Wadaniyad been ah socon weyday.
JUBBALAND is for sale. not

]]>
By: Haliye https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72946 Thu, 10 Jun 2021 23:22:15 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72946 Farmaajo iyo reer DIINI waxay rabaan Jubbaland inay qootoqooto kula wareegeen, Gedo Farmaajo wuxuu hubeeyay jufadiisa, isaga oo adeegsanaya magac dawladeed, Jubbaland inuu raadsado garab si isku difaaco xaq buu u leeyahay.
QANIIYO QANIIIYO baa kaa Fujisa.
Soomaaliya qabiil bay u dirirtay welina ma heshiin. Kismaanyo waa majority-ga magaalo Kablalax ku badan yahay ee Farmaajo waa inuu dhibka ka daayo. Balanbal baa waxaa Mareexaan ku haysta Cayr.

]]>
By: Somalijecel https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72899 Thu, 10 Jun 2021 09:51:53 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72899 Kkkk War soo daahay.Hadda ma bilaaban wax weyn ma ahan,shacabka unbaa la isku laynayaa Kenya waxsy rabtas dad badan inuu ka qaxo dhulja xuduudda 6 sanno oo dagaal ah waaba laga faaiiday.
Waa Police Kismaayo oo kale 120 nin 95 1 beel ah Somalida kale oo dhan 25 maxay soo kordhisay?Waxba dadkiibaaba kusii batay.

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72898 Thu, 10 Jun 2021 08:08:09 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44797#comment-72898 Waxaas bay war nooga dhigayaan dadkaas Kenya iyo alshabaab baa dhulkoodii kala qaybsaday
Sodon sano ayaa jubada dhexe alshabaab haysataa
Labaatan sano ayaa Kenya jubada hoose haysataa
Gedo unbaa xor ah
Hada magaalada kismaayo iskuulada waxaa lagu dhigaa zawahili lacagta laga isticmaalo waa kenyan shiling maxaa haray oo laysku haystaa

]]>