Comments on: Xasan Shiekh oo si yaab leh uga hadlay Ciidankii loo qaaday Dalka Ertirea (Dhegayso) https://kalshaale.ca/?p=44786 Kalshaale.ca Thu, 10 Jun 2021 21:59:21 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Sigad https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72940 Thu, 10 Jun 2021 21:59:21 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72940 Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Xassan gurguurte waa nin dhintay ma garanayo siduu madaxweyne inoogu ahaa.
Bal ninkan dhegeysta leh dawladii ayaa askar gadatay.
Nacaalaa kugu taal hadalkaas waa meelkadhac aad u weyn waana in lagu yiraahdaa soo cadee,
Taas waxuu calaamad u tahay sida aadan masuuliyad u qaadi karin weli lama maqal dawlad la leeyahay dadkeedii bay gadatey oo weliba nin maqaamkaas soo maray uu leeyahay.
Shame on you mr culusow. Kun jeer ceebi kugu dhacday.
Xitaa haday jirto afkaaga ma ahayn. Doqonyahow

]]>
By: SOMALIJECEL https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72900 Thu, 10 Jun 2021 10:15:57 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72900 @Gedoland waad qaldan tahay sx hooyadii maxaa kuu geeyay?Isaga waa masuul la caayi karo.Isaga hooyadii ama reer in la caayo waa qalad akhlaakhda NN ma sidaan baa ?
Gar waa loogu leeyahay in ay yiraahdaan ciidankani waa sirdoon ma ahan kumanaan mana ahan boqolaal 120 nin qiyaastii(Illahay ayaa iga og)Waxaa diiday sirdoon in ay taba baraan dalal badan Eriteria ayaa yeeshay.Balse suaashu waxaa waaye 2 sanno waa waqti badan.Sidee wax u jiraan.Ma filaayo ciidan Tigre ka dagaal galay oo intaa la eg inuu jiro aragtidayda.

Xasan sheekh isagu waligii maka jawaabay tii gabdhaha?MAYA MAYA ma ahayno taa micnaheedu ma ahan HURDAAYE in qiil loosiinayo aamusnaan.
XAQIIQATAN SIYAASIYIINTA SOMALIGA WAA DAALIMIIN MEELKASTAABA HA JOOGANE.
DIIDNAY IN WAALID LA CAAYO.

]]>
By: sarhaye https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72895 Wed, 09 Jun 2021 23:13:57 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72895 In reply to Dabshid.

dee dabshidow xaalkaagu waa caqli raqiis aan anoo idoora ku maamulo adiguna ha i maamulin reer ka iyo caruurtaada cuqdada iyo caadifad ha ku ababin

]]>
By: wiil xeraale https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72894 Wed, 09 Jun 2021 22:05:16 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72894 qaainul wadan farmaajo
cidii mooged
inuu qiyaano qaran
la aamusna
bey u taal
imiasan idin lahaa waar daanyer kani waa qaainul wadan iibsanaya dal iyo dadba ila maxa wax qarson soo bixi doona
oo qaainul wadan farmaajo qaribay hadana qarinaya
caruurtan uu iibsadey wax kabadan baa soo bixi doona ee iska suga
SEDE ISRAEL
baa yaabay

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72893 Wed, 09 Jun 2021 21:50:42 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72893 Ciidankaasi waxa laga qarinayo ee u horeeyaa waa Mooryaankan meeshacka qaylinaya ee uraya.
Wuu ogyayahay inuuu kow ka yahay oo Cadowga dibadu 2 ka yahay waxa ciidanka loo qarainayo.

Languageks uu ku hadlay Mooryasnta yarar ee sacabka u tumaysa kkkk

Aa la iibsaday.

Areteriya ma Ciidamo ama dadbay iibsataa?
Waar waxan yaa ka dila ummadda.
Waaba hadii ay dad yihiin waxa dhegaysanaya waxan hadlaya. saa isaga ayaabay wax ka dhegaysanayaan.
Waxbaa la iibsaday iyo waxbaa la dilay.

Dalmida

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72890 Wed, 09 Jun 2021 21:09:25 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72890 Leopon

AAMUSKU marbuu xigmo yahey

GUULWADE GARU kama go’ado,
Guno MOOYAANE

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72889 Wed, 09 Jun 2021 21:07:52 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72889 Culusoow nacalaa tii kudhashay kuyaal gabdho soomaaliyeed buu dhoofiyay markaasuu ciidan kahadlaayaa
Xasan culusoow ha isdaalin orodoo dameerkaagii dhaqo madaxweyne wallee inaadan noqonayn

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72888 Wed, 09 Jun 2021 21:07:01 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72888 Gaafaw

Kkkkk

* Geed ma diido Saar-saar ku tiirsan,
haddowse saarsaarkii iswaalo
” Lugahaada ku istaag soo Gar maahan”.

]]>
By: leopon https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72887 Wed, 09 Jun 2021 20:55:00 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72887 Correction # south Africa

]]>
By: Gaafaw https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72886 Wed, 09 Jun 2021 20:53:15 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44786#comment-72886 Ani xasan xasan sheekh waantaageer sanahay.barigii hadii ladooranlahaa walaahi somaliya alshabaab Laguna arkeen

]]>