Comments on: MUUQAAL: Mahdi Guuleed oo koonfurta Somalia ugu Baaqay inay Cashar ka bartaan Doorashada G. Waqooyi https://kalshaale.ca/?p=44388 Kalshaale.ca Mon, 31 May 2021 20:32:16 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Ali Zubeer https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72467 Mon, 31 May 2021 20:32:16 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72467 Waar odaygan Mahdi Guuleed waa iska hadlihii ina Igarre oo kale.

Bal maxaa yaalla Hargaysa oo aanan ahayn qabill iyo cunsuriyad la cusbureeyay.

Xisbiga UCID waa Ciida kale

Waddani Garaxajis

Kulimiye…..Habar Xabuusheed

Bal car yaa keena beesha Dhulbahante, Samaroon, Warsangeli, Gabooye, Ciise, Fiqi Shinni, iwm oo la xisbi beeleed.

Sow cisho dhowayd malahayn maamulka Muusa Handaraab, Hawiyaha ilaa ka fac degganaa gobollada woqooyi ma codayn karaan….kkkkk

Haddii kubbadda ay ciyaaraan beesha Iidoor Keligood oo mediyaha Africanka iwm u soo hagbadeeyaan ma sidaasi ayaa tixsi haan ku jabin karaa.

Waxaa ka dhacahaya Hargaysa, Burco iwm waa ciyaar qabyaaladeed la huwiyay magac Xisbi mana aha wax lagu daydo ee waa in laga fogaada.

Marka Mahdi Guuleed waxaa u dhaantay inuu iska aamuuso.

Hargaysaa ku dayasho leh kulahaa. Miskiin. kkkkk

Bal ha tago isaga……kkkkk

Adduunyo

Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72453 Mon, 31 May 2021 14:52:42 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72453 Hobyo

Magaalada Borama iyo Reer la Samaroon way isku aakhiro seegi.Samaroonimada miyiga ha lala tago iyo meelaahi xeerka Reerku ka shaqeeyo.
Borama waa inay noqotaa magaalo.
Dadka degani noqdaan Reer Borama.
Waxa laga hadlaa uu noqdo.
Halkee ku fiican school,laamay,Masjid,Airport,biyo,Beer iyo qaabka loo maamulayo.
.hadii la diido taasi.
Qashinka ayaa la dhexfadhiyidoonaa..
Waana dhibka haysta Maryoolay.
Magaalo Reer hebel kkklk

Dee Geeliina xero ha looga oodo.

Dalmida

]]>
By: Kaahin https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72448 Mon, 31 May 2021 13:22:08 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72448 Hobyo godan

Eray Kaloo culus ayuu maalin dhexdaasa Yiidhi daahir aweys isagoo la talinaya aarmaajo

Waar hawiye inay kaasii jeedaan ayey ku fiican yihiin laakiin hadii aad isku soo jeediso waa dadxun waxba ma xeeriyaan
Roonlena xafladii xidhitaanka markuu kaftamayey ileen somalidu kaftankay runta isugu sheegaane waa kii lahaa

Soo dhawaada
Soo dhawaada

Laakiin idinma lehi madaxtooyada usoo dhowaada

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72447 Mon, 31 May 2021 12:13:27 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72447 Kaahin

Dulqaad kii baa inaga batay markaa bay wax walbo inagu dayeen laakiin marakan Waanu soo jeesanay. Daahir Aweys Aabihii argagixisada ayaa hada kahor mar uu Talo siinayey Farmaajo ku yiri:— War Hawiye hays ku soo jeedin Dhabar la xagtay Leeyihiin laakiin Xabad la xagta malaha..!!

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72446 Mon, 31 May 2021 12:07:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72446 Bahaloow

Masaajidka cayaarta ka daa !

Adeer Hawiye turub baray….. Hada kadib nalama qaldi karo Qabyaaladiina waan Baranay. Sida Boorame ay u tahay Magaalo Samaroon ayay Muqdishana u Tahay Magaalo Hawiye !

Sharma Boy ku tusaalo qaado ama Xamar ku dhalo ama kusoo barbaar waad ku Noolaan kartaa laakiin hadii edeb darayo yar lagaa dareemo u diyaar garoow Tarxiil One Way Ticket to Boorame.

]]>
By: Kaahin https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72438 Mon, 31 May 2021 10:18:06 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72438 Hobyo godan

Saaxiib waxay balo ku dhigeen ragaa shaqada ku ilaashanaya guulwadaynta waa wada aftahan idinba markaad joogteen sidaa uunbay idiinku guulwadayn jireen ee hada way laba kacleeyeen

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72425 Mon, 31 May 2021 06:51:27 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72425 Hobyo godan,naga daa ciyaarta.Anagu Hawiye lama joogno e iyaga ayaa Caasinada nala joiga oo ku soo wada xerooday kkkkk.Waagii bililiqada k dib dibba umay noqonin.Dee Caasimadii iyo Qabiilka Hawiye ayay isku qaldayaan.
Caasimad waa Caasimad Reer Magaalo ayaa degan.Dee qabiilku miyiga ayuu ka jiraa.Isku duruufo maaha.

Muqdisho waa magaalo dadka degani waa Reer Muqdisho,not Hawiye.Hawiye waxaa ah kan Raacarada ah ee ku jira duurka ee waayahiisa ku nool.
Meesha uu doono ha ka yimaadee qofka Muqdisho ku nooli waa Reer Muqdisho.
Qabiil iyo magaalo ismaba khuseeyaan.Hadaad qabiilkii iyo noloshii loo aasaasay ee duurka keentid magaalo,waa kuu qasaare,waana waxa 30 sano iskaba dhaaf dawlad e nabad loo gaadhi waayay.
Dalmida

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72422 Mon, 31 May 2021 03:05:40 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72422 Dadka kasoo jeeda Beesha Isaaq iyo Samaroon ee Xamar usoo shaqo tagay waagii hore waxay Ku jaal ahaayeen Beesha Hawiye laakiin hada waxay isku rogeen oo ay Noqdeen Caddaw Reer Muqdisho.

Waxaan qabaa in lala hadlo loona sheego in aysan codkooda siin karin Dad Cadaw ku ah Hargaysa iyo Xamar ! Hadii ay diidaan waa in looba diido in ay Xamar Cadde usoo shaqo tagaan.

]]>
By: Kaahin https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72420 Mon, 31 May 2021 00:20:18 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72420 Imaam dabshid

War la qabo Xiiso maleh,

Adigu waad ogtahay ragaa xamar cadeey shaqaalaha ka ah dawladiina somaliya inay somaliland aaminsan yihiin maalintay shaqadu ka dhamaatana shahaadadii cafiska soo dalbadaan

Xoghaynta sirdoonka ee somaliya waa qaybta ugu wayn sirdoonka somaliland
Wax kalena Kama sheqeeyaan aan ahayn ka Horta cadawga somaliland oo intii aarmaajo joogay aad loo maalgeliyey

Somaliland si hoose ayey uga war haysaa cid walba oo ku cadawa qaranimadeeda

Meeshaan awr marinayno irbad baanu ku eegnaa

]]>
By: Gaafaw https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72412 Sun, 30 May 2021 21:17:25 +0000 https://kalshaale.ca/?p=44388#comment-72412 Dabshid
Waxa jira barnaamij ladhaho kaftan kuqaado lagana siidaayo tbga dds jijiga .kaasnaa hada xamar kasocda

]]>