Comments on: MUUQAAL: Cumar Filish oo Weerar ku Qaaday Aqalka Sare kana hadlay Fashilka Shirkii Muqdisho https://kalshaale.ca/?p=42081 Kalshaale.ca Fri, 09 Apr 2021 00:23:35 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67595 Fri, 09 Apr 2021 00:23:35 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67595 Hodan..
Okay..as you wish. Shacabka Puntland ayaa container iigu jira..kkkk
Warkaaga dhan waa hal sentence.. no Joogsi.

]]>
By: Hodan https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67591 Thu, 08 Apr 2021 23:43:49 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67591 Land od idiot gasho muraayda akhriska S oo capital laga dhigaa macnaha ma badalayso markaa i dont want waste my time to write capital laters waxan ku sheegaya in aan somaliya adoo kale oo la arko in aad qaran dumis tahay oo nacaybka farmaajo ka hor marinayso in qarankan dumo ka yeeli mayno in aad wax noo sheegto because waaban aragna in qabiil ka dhex guuxayo kuguna badiso in aad shacabka ku nool puntland container ka kugu jiraan oo cashuurta masakiinta ku dul noolato waa la idinka xoraynaya dhalinta aad mustaqbal tirteen ee aaga ku nool carab maro dheer walee in dalkayga u xidhnaan if you like carabka go to his country oo dabada u dhaq ok

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67581 Thu, 08 Apr 2021 22:27:53 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67581 ]]> Magac gooni ah ama shaqsi, waa in xaraf weyn ku qorto.
Tusaale: Siyaad Bare not siyaad bare… farqi ayaa u dhaxeeya marka jamac tahay.
Warkaaga si u akhrino dadaal….!!!
xasan shiikh aka Xasan Shiikh ayaa yaabay.
🖐

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67579 Thu, 08 Apr 2021 22:14:42 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67579 ]]> Hodan
Baayo, aniga oo ku ixtiraamaya in fikirkaaga dumar ahaan kugu leexin…run
Waa inaad wax aan fahmi karno soo qorto.
Miyaan farta lagu gelin?
Miyaan lagu barin hadalka qorayso waa in hakad(’) joogsi (.) calaamad suaal (?) etc leeyahay…sow adiga warkii dhan isku taxay..aniga saacad igu qaatatay in fahmo waxa qortay….hadal taruurixis ah..yaab.
Waa hubaa dadka Kalshaale wax ku qora in markii ku fahmiwaayeen in warkaaga ka boodeen….?
Suaal ma Xamar ayaad joogtaa mise qurbaha? det

Hadda ka dib wax aan akhrin karno noo soo qor..Hodan..
By the way; nin carooday ama caytamay laga badi…kkkkkk
Vivo: Free, federal and democratic Somalia.
Geeljir dambe yaa war ka dhagaysan..kkkkkkkk😷

]]>
By: hodan https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67562 Thu, 08 Apr 2021 19:50:06 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67562 land of stupid,,horta aniga xoolahaga la sheekaysanaya ayaa ka walan becouse wax wax fahmaaya ama inun maskax fikiraysa leh baa loo jawaba hadanad calaan aheen xaqiiqda waad og tahay in somalia markii dowladii sharafta laheed ee umada somaliyed burburtay wax ka danbeeya jirin ,xoola tahaye qabiiladan tuulooyina ootay maxay shacabka somaliyed kuso kordhiyen?nothing school free ah ma jiro jid fiican oo dowldii kacaanka ahed dabadeed la dhisay ma jiro caafimaad isaga warkiisaba daaa dekadihii siyaad bare dhisay hada way aasmen jidadkii dowladii siyaad bare dhistay hada way burbureen walia waad isticmaasha xooloyahow aduunka dowlad dhexe baa wax dhista madaxa maamul goboleedka shaqadiisa waa inu la shaqeeyo dowlada dhexe xukun daadajin wixii shacabka maamulkiisa u baahan yahay dowlad kala xaajoodo airportka boorama eed leedahay mr bahal maxaad u dhisan wayday aduunka kale dowladaha dhisa airport yada, aduunyada dowladaha business ka dahxeeya lacago badan laga helo sida xoolaha oo la dhoofiyo, kaluunka iyo muuska ama lacago dayn ah baa lasoo amaahda oo wadanka la galiyaa laguna dhisaa marba inyar la iska bixiyan aduunka dowlada ka shaqeeya ee qabiil meel ootay kama shaqeeyo ee kalshaale waad ku walatee orod shaqo kale raadso adiga wax qoraya adigii baa isku jawaba waa qayb walida ka mida waxaaga ok

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67555 Thu, 08 Apr 2021 18:07:09 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67555 illegitimate President+illegitimate parlemant+illegitimate prime minister and his government=O]]> Kalsame
Maxaa tiri: By the way Baarlammaanka ayaa go`aankii hawsha doorashada loo gudbiyay, ma maqashay, no more ila meerayso…”
kkkkkkk
Waxaas waa last move of Farmaajo, dadka ku jaah wareerinayo asaga iyo Parlemanka och midkoodna sharci maaha..War daanyeerkan Eelayga Mursal qoro..yaa ka dhagaysan…😊
illegitimate President+illegitimate parlemant+illegitimate prime minister and his government=O

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67550 Thu, 08 Apr 2021 17:18:17 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67550 ]]> Kalsame
Aniga waan simaa oo ma aaminsani, qabiil yar iyo mid weyn ama xitaa in dumarka ragga madaxweynenimo uga xaq leeyiihiin, taas waa run.
Mr Bahal intii Isaaq ka carayey ayuu ilaaway in Borama airport ka dhisto oo iimaan sado dhulkiisa..
Farmaajow i xoree…kkkkkkk
Maba oga waxa xorriyadda tahay, inay tahay isku filnow oo cid ha u baahan.
Deni in Farmaajo miiska u garaaco waxaa keenay..ciidan iyo lacag midna ugama baahna..thats xoriyay.
Ilma Gareen ayaa yaabay…Farmaajow i biil…kkkkkk🤭

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67549 Thu, 08 Apr 2021 17:08:33 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67549 ]]> Laalays
Hodan waxay ku leedahay; Farmaajo waxaan ula jiraa in Iidoor iyo Dhabayaco ay dalkii bar ooteen oo beelaha kale ku adoonsadaan. kkkkkkkk
Anigana waxaan u sheegay= Somali waa isdishay oo ninwalba asagoo qaxaya ayuu tuuladiisii u noqday oo xaarxaartay.
Marka ma Hodan ayaa rabta in sidii Kacaanka dalka dhan adoonsadaan mise gobolada ninwalba tuuladiisii jooga ayaa isku dul nool.

maanta Somali waa tuuladaada quruxso, dadkana nabad geli.
Walaahi xitaa Majeerteen ayaa nin tuulada degin, Deni u magaabi karin.
Beel walba dhulkeeda iimaansatay oo maamushaan.
Jagada ugu saraysa waa wax kale sida Farmaajo, Deni, Muuse Biixi, etc, sida ku imaanayaan waa howl kale, magac madaxweyne qaran, mid gobol…….etc.
Laakiin beesha qalad iyo cadaalad darro aragta jidka xiran oo la baryin. kkkkkk

Waa baa jirtay; in Gaani iyo Morgan ay Hargeysa fiidkii seexinayeen.
Galkacyo kornayl Dhagaweyne oo Isaaq ahaa uu baaraga ka gubay oo sun ugu shubay, gabdhahana ka kufsaday. waa cadayn hayo.
Taas loo noqon maayo..run
Marka goorma ayaa la is adoonsan jiray ma maanta mise shalay.

By the way Habar naaskeed ma rabo, mid cad ayaa i ag jiifa…kkkkkkkkkkk😆

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67548 Thu, 08 Apr 2021 17:05:45 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67548 Kalsame
Kkkk

Tulo xun oo calan laga taagto ceebtan oo kale ayay leedahay kkkk.
30 sano ka dib ayay talo kugu cadaataaa kkk
30 sano ka dib ayuu waagu kugu baryaa lol

Imisaan lahayn,waar hooy Tulo calan laga taagay ceebbaa looga dhaadhacaa kkkkk

Imisaan lahayn,waar hooy qoorta kor u qaada,oo rag iska dhiga.
Burtinle ayaa yaabtay.

Dalmida

]]>
By: Laalays https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67546 Thu, 08 Apr 2021 16:33:03 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42081#comment-67546 Land of Punt

kkk

maxaad tidhi;

Hodan
kkkkkkk
“Habar riyo ku jirta ayaa tahay.Kute Haramcad..walle istaaga ayaa la isku wasin”

Waar daayeer-yahow ma waxaad rabtaa inaad habarta labadeeda naas iska laa-laadiso!kkk kkk kkk

]]>