Comments on: WARAYSI : Siciid Deni oo ka hadlay shirka Fashilmay iyo War kasoo baxay Jubbaland iyo Puntland https://kalshaale.ca/?p=42066 Kalshaale.ca Thu, 08 Apr 2021 12:52:10 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67526 Thu, 08 Apr 2021 12:52:10 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67526 Maanta Xamar wax idin kama yaalaan, markii caruur iyo hanti idiin taalay waad garan weydeen in odaygaan cimrigiisii dhamaaday aka Allah yaa arxamu, Maxamed Siyaad oran weydeen adeer Somalia waa dumi rabtaa ee talada dhiib anagana iyo Daaroodka kale aan gurigeena nabad ku dhex joogno, cidda xukumaysa ha xukunto. Maanta aniga waxaan qabaa Somalia ninka xukumaya shaqo kuma lihi laakiin dal nabad ah oo federal ah oo nabad ah rabaa keliya. Somalia nabad iyo sinaan..โœŒ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Haddii la diido waydin kaas...daanyeer badow ah.]]> Kalsame
Goorma ayaad aqli yeelan….?
Somali oo dhan waxay tuseen Farmaajo in colaad Mareexaan ama Darood iyo mid Kacaankii loo qabin oo na hogaami lagu yiri; aqligii lagu qasaaray oo keligiis taliska ahaa oo Mareexaan qaxooti ka dhigay ayagoo Xamar hanti ku lahaa wadaa.
Meeshii wax sixi lahaa qaladkii Daarood iyo Mareexaan galeen ayuu meeshii kasii wadaa..Geeljirta adiga ku jirto oo la taliyaasha u ah Farmaajo waa in dalka laga badbaadiyo.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Maanta Xamar wax idin kama yaalaan, markii caruur iyo hanti idiin taalay waad garan weydeen in odaygaan cimrigiisii dhamaaday aka Allah yaa arxamu, Maxamed Siyaad oran weydeen adeer Somalia waa dumi rabtaa ee talada dhiib anagana iyo Daaroodka kale aan gurigeena nabad ku dhex joogno, cidda xukumaysa ha xukunto.
Maanta aniga waxaan qabaa Somalia ninka xukumaya shaqo kuma lihi laakiin dal nabad ah oo federal ah oo nabad ah rabaa keliya.
Somalia nabad iyo sinaan..โœŒ๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Haddii la diido waydin kaas…daanyeer badow ah.

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67518 Thu, 08 Apr 2021 07:35:54 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67518 Labo Dubbe BURIS oo is ka shifey

– Dubbihii shirka joogey
Iyo Video la sii diyaariyey ee DUBBE hii YEERAY

JEEBSIIB QAAWAN AYAA KU DHACEY
MAAMULKII BANAADIR STATE OF USC

* SNM KA RAGSAN USC

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67517 Thu, 08 Apr 2021 07:31:30 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67517 SACA GEESAHA WEYN
Lo’ada ayuu ka saara Harka Geedka

” Asna ma harsadee wuxuu ka dabo tagaa”

Hadda Macangag Farmaajow
Sharaftii Soomaaliyeed waxaad
KA SAARTEY VILLA XORIYO

” Adiguna kumaadan harine
waxaad uga dabo tagtey AFISOONI”

Haddana haka SAARIN Afisooni”

Oo HA GEYN KAMPALA UGANDA

– Waxaa dhahey Madaxweynahii
Doorashada Qabtey Xilkana ku wareejiyey
DICTATOR SOO DAAHEY.

* SAD KAMA KACE

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67515 Thu, 08 Apr 2021 07:05:07 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67515 ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด]]> Dabshid
Hawiye waa isdhiibay oo hub iyo ciidan Farmaajo ula tagaan ma haystaan.
Wuxuu ka dhigay qaar laaluushay, qaar been u sheegay in Somalia oo dhan Xamar hoos keenin.
Qaar u hanjabay iyo magaalada lacagta taal idinka ayaa leh oo ilaalashada oo ila shaqeeya.
Aryaa ninkaan yow dukaanka iyo guriga iga gubin, xaa mahaan Daarood ka yaalo, markay gubatuu boorsadiisa ka qaadan.
Xoolahay macaansahayaan wawse maanliโ€™i. kkkkkkkk
Dal aan nidaam iyo sharci kalahaga lahayn, mar ay noqotoba markale waa la isku faagan.
Belo madax la qabto ayey leedahay ee dabo la qabto malaha.
Calaashaan ka hortay ee kadabatag malaha.
Anigu ma fahmin waxa Farmaajo gobolada Daarood burburintooda ka helayo!!!

Good lucky Maryooley, awalba aniga iyo ciyaalkayga qabowga Europe iskala qabsanay.โœŒ๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

]]>
By: Land of Punt https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67514 Thu, 08 Apr 2021 06:54:17 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67514 Weliba Somali oo dhan waxay ku tuseen in colaad Mareexaan ama Darood iyo mid Kacaankii loo qabin oo na hogaami lagu yiri; aqligii lagu qasaaray oo keligiis taliska oo Mareexaan qaxooti ka dhigay ayagoo Xamar hanti ku lahaa. Buffalo ku noqo, daanyeer aqli xun, meeshii sixi lahaa qaladkii Daarood iyo Mareexaan galeen ayuu meeshii kasii wadaa..Geeljirta la taliyaasha u ah Farmaajo waa in dalka laga badbaadiyo.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด]]> Aniga LOP intaan ku celin ninkii dhasftay.

Farmaajow cidna kuma necba laakiin dalkaan dhib badan ayuu soo maray Somali badan talo xumo u dhimatay.
Talo xumo dambe cidna laga yeelimaayo, doorasho qabo xalaal ah, waaba intaas oo aad ku guulaystee. โœŒ๏ธ
Weliba Somali oo dhan waxay ku tuseen in colaad Mareexaan ama Darood iyo mid Kacaankii loo qabin oo na hogaami lagu yiri; aqligii lagu qasaaray oo keligiis taliska oo Mareexaan qaxooti ka dhigay ayagoo Xamar hanti ku lahaa.

Buffalo ku noqo, daanyeer aqli xun, meeshii sixi lahaa qaladkii Daarood iyo Mareexaan galeen ayuu meeshii kasii wadaa..Geeljirta la taliyaasha u ah Farmaajo waa in dalka laga badbaadiyo.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67513 Thu, 08 Apr 2021 05:26:11 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67513 Kkkkkkkk

Ina farmaajo iyo guulwadeyashii oo ku fashilmay inqilaabkii ay domnayeen kkkkkk

Hadaad isku qalado 1969 wixii dhacay iyo 2021 ceeb ayaa loo taga jajusiintii

INA DAFLE ku beeray muqdisho oo jilbaha dhulka loo dhigay ninkii sugayoow

golihii aare waa sara kici waayey

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67512 Thu, 08 Apr 2021 04:53:55 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67512 Dawladu waxay haysataa mandate aan muddo lahayn.
Parliamentkuna waa la mid.
Go’aanka u dambeeyana Parliamentka ayaa iskale.
Deni hayska biqleeyo.

Waxaa la sheegay in Deni aad uga cadhaysanyahay laba arimood…

1 Cumar Filish oo ku soo biiray saxeexayaasha doorashada oo Hawiye ka socda,misana wata 13 Xildhibaan.

2 Maamuladii Hawiye oo diiday inay la saftaan Garoowe.
Kaaga darane waxay la safteen Baydabo.
Deni waxaa la safan Axmed Madoobe oo tiisiiba u liita.
Ragii ma adaa ka hadhay kkkkkk

Waar yaa Harageedii nagaga caliya.

Dalmida

]]>
By: Inacolow https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67511 Thu, 08 Apr 2021 02:18:11 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67511 ASC

HADAY SEEDINIMO DOOR AHAYD DACAY NIJAASEEYE
HALAYS DILO DAGAAL WAXAAN AHAYN DAAWO LAGU WAAYE Sayid Maxamed

Maadaama aan la Kala garqqadaneyn, maadaama iska daa kuwa xukunka isku haya e, inteena Kalshaale Ku kaftanta aanan Kala garqadaneyn, arrinku waa Allow ninkii roon reerka u reeb. Halakala waranjiito ninkii cabaad laga maqlana Soomaali kama dhalan.

]]>
By: Kalsame https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67510 Wed, 07 Apr 2021 23:11:12 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67510 Farmaajo:- Waxaan nahay dal xor ah oo arrimihiisa gudaha, masiirka dalkiisa, iyo aayihiisa isagu u madax bannaan loomana baahna in ay beel caalam iyo cid kale soo fara galiso…

Dani:- War mayee xor ma nihin, dalka waa nalala leeyahay, waa in ay beesha caalamku talada wax ku yeelataa oo ay go`aammada ugu danbeeya iyadu goysaa!!!.

Soomaalidu ma indha la`a, ma ahan waagii Radio BBC kaliya warka laga qaadan jiray, Daniyoow wax walba lagugu day lagaana samir, dal bur buraya iyo dib loo noqonayo midna ma jiraan… Adigoo ah Guddoomiye gobol un baa is mooday wax aadan ahayn, waadna ka shallaayi doontaa aakhirka…

Kursiga uga deg Farmaajoow Xasan shiikh ku lahaa.. War bal waallidan oo kale iyo yaabkan iyo amakaaggan ma aragteen?…

]]>
By: Xaange https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67509 Wed, 07 Apr 2021 22:54:30 +0000 https://kalshaale.ca/?p=42066#comment-67509 Xaange
April 7, 2021 – 7:09 pm

Governor Gedo wuu sii qorsheeyey shirka inaan lagu heshiin,anigu waan ogaa inuu yahay shirkaasi shimbirayohow heesa.
Farmajo waa hore ayuu Mursal 12 milyan u dhiibay si 2 sano loogu daro.
Waxaa laakiin maanta soo dadajiyey fashilka in uu Farmaajo keenay arin fajac ku noqotay 2 Nin ee ay meesha ku garamayeen.
1- In Gedo ay naoqoto maamul gobaleed cusub oo JL ka madax banaan.
2- Diidmada ku dhawaaqidda muddo xileedkiisa dhammaaday.
_______________________________________________________________
Deni weli wax buu qarinayaa oo ma sheegin in Warlordka soo daahay ee Farmaajo laga fujin waayey arinta Gedo si cadna u sheegay inuu doonayo maamul gooniya oo JL ka madax bannaan.
Deni wuxuu caddeeyey in xitaa Dhawaaqa Dubbe ee maanta aha mid lasii record gareeyey oo diyaarsanaa.
“Nin meeli ka caddahay meeli ka madow”

]]>