Comments on: Shirka Arimaha Doorashada ee Madaxda DFS iyo Maamulada oo galay Maalintii Labaad https://kalshaale.ca/?p=41916 Kalshaale.ca Sun, 04 Apr 2021 19:05:31 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67329 Sun, 04 Apr 2021 19:05:31 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67329 Boqor

Waligaa maad aragtay,maqashay Majeerteen kalidii socda oo wax maamulaya?
Talyaani ayay u ahaayeen House Negres.
Waar naga aamus dadkaasi wax ay maamuleen ayaaba iska yar kkkkk

House Negereka miyaad talo u taqaan,?

Mooryaanka ayaaa la qaatay.

Dalmida

]]>
By: Boqortooyada somaliya https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67324 Sun, 04 Apr 2021 17:51:03 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67324 Mr Bahal

Salaan sare,

Ninyahow meel loogu noqdo maleh, maxaad tiri shacab baad tihiine hayska dhigina niman wax dhisi Kara kkkkk

Walaahay waxaan is weydiiyaa ninyahow dadkaan inay hutuuu ahaadaan weligood ilaa xaawiyo aadan maxaa laga got ayaan,

Horta ma ogtahay wakhtigii majeerteenku haystey nimankan inay shaqo kala lahaayeen oo aan isku qabsan jirin shaqooyinkooda. This is facts.

Waan ogoahay inaad magaaladii aqoonta(boorama) kasoo jeedo oo aad xogta hayso,

Dadka biliqo iyo fowdo uun raadinayo si kale waxba loogama qaban karo aan ka ahayn in madaxtinimada laga ilaaliyo sida jameykaanka , sow maaha

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67323 Sun, 04 Apr 2021 15:54:16 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67323 Dabshid

Democracy kkkkkk

Horta beenta iska daaya.
2 nin oo qol madoow wax ku kala iibsaday iyo dad qol lagu xeraysto wax aan ahayn maydaan keenin.
Ka soo biloow Cabdi qaasi ilaa xasan sheekh,waa 16 sano.
Hal guri maydaan daayac tirin.
Hal Askari ooo systeme ku jira oo la yaqaan matirculationkiisa maydaan samayn.

Waar dadka Somaliyeed way idin arkayaan.Nacasnimada 12ka nin ee Muqdisho ka qaylinaya geesinimo u badalimaysaan.

Waaa wiil sidaada caano dhamay kkkk
Nacan,waa nin kaa fiican kkkk

Waar ku yaaca oo wax la dhisay.

Yaab com.

Dalmida

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67321 Sun, 04 Apr 2021 15:09:31 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67321 Mr BaHal

Kkkk

30 sano ayey nagu qaadatey
Inaan xitaa MAXLAL ku aamino
HARAADIGII XHKS, maxaan ka faa’iidey

Inuu Burburiyo waxaan System iyo
Democracy dib u taagney.

Doqonnimo waan ku ogeyn lkn
Waali ayuu ku darsadey

– Dad kugu Tiirsan markaad horjooge uga
Dhigato Maamulkaada waa xaqiiq
Iney ku JEEBSIIBI.

Waqti yar ayaa ka dhiman inta
Hotels Xamar laga xaaqi
Naqraace iyo Cad kama KACE.

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67319 Sun, 04 Apr 2021 14:52:12 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67319 Dabshid

Horta maxaad ugu hadashasn sidiii rag wax dhisi kara?

Kuye Formaajo waa macangag kkk

Erayadu waaa isku wada mid.

91 aa loo noqon.
Aa saaraa
Thuma walaahi
Aa bixinaa
Xoog aa ku saaraa.
Xilka ha baneeyo.
Meel xun ayaa la aadaa.
Meeshii aa lagu noqonaa.
Meel fog aa la aadi..

Dadkiiba naxdin ayay u dhinteen.

Meel fiican maba taqaanaan miyaa kkkk

Waar dadka u sheega inaad meel fiican u wadaan.

Wadan dhisan ayaad under famine galisee.
– 50 of poverty galiseen..yaa wax idinka sugaya?

Waar soo yaaca bililiqaysta waxab yar ee fib loo dhisay..

Yaa dan ka le?

Qasaare le lagu jiraa kk

Dalmida

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67316 Sun, 04 Apr 2021 14:07:08 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67316 Macangag Warlord Farmaajo waxaa
u harey waqti yar inuu la sii joogo doono
Seediyaashiis.

Mas Cuqdadeysan ayaan horjooge uga
Dhiganey dhulkeena.

* CADKA kama KACO KACAANKU
inuu cararo MOOYAANE

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67315 Sun, 04 Apr 2021 14:03:31 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67315 Ali Zubeer

Kk Boowe Aala Tahey

Fahad Yasiin oo ICTISAAM ah
Ayaa noo Fadhiyo Qasnadda
Canshuurta Eedo Batuulo

Iga dheh

]]>
By: Ali Zubeer https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67309 Sun, 04 Apr 2021 11:10:38 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67309 Waar waxaan u fahmay haddii ay dadkan heshiin waayaan in Barlamaanka 1 iyo 2 sana ugu dari doono Farmaajo iyo iyagaba…..

Wallee Soomaali baanan garan qarannimo iyo dowladnimo

Adduunyo

Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors

]]>
By: Baarqab https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67301 Sun, 04 Apr 2021 09:14:28 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67301 Labadii jaajuus afkiibaa juuqda gabay ka dib markii laga soo xiray meel walba,hada waxay ka taagan tahay naga keena waraaqaha aan saxiixnee.allaw Yaa mar xamar nabad uga baxa. Intee ka baxnaa meel alla ,intee ka baxnaa meel alla.libaax baa I fuulay mana neefsan been dheh.meesha waa lagu kala vaxay,awood baana laysku sheegtay, wey soo dhamaatay ila meereysadii dabadhifyada,hor fariisanmeyno farmaajo,shirka ma gudoominaayo, haye cabdi xaashi hala keeno, haye Sharif iyo xasan culusaw ka soo qeyb galaan haye ina c/schuur halo waco haye kheyre haka khudbeeyo,haye axmed madoobe shir gudoon ha noqdo haye ay iisho haka buraanburto,haye beesha caalamku goob joog haka noqoto haye kaamarada hanalaka fogeeyo,haye sawir yaan nalaka qaadin haye yaan nala ceebeyn haye hoos baa u saxiixeynaa haye shuruudahaas oo dhan xagee ku danbeeyeen?maxaase is badalay?wallee afkiibaa juuqda gabay. Rag badan halkaan waa laga baafin hadii ilaah idmo.meel ku sheega garqaad.

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67300 Sun, 04 Apr 2021 08:30:53 +0000 https://kalshaale.ca/?p=41916#comment-67300 Kkkkkk

Ina farmaajo waa ku fashilmay shirkii XALANE shalay markii la isku qabtay

Qodobada ajendaha noqonaya kuye cod hala qaado isago isku halaynaya ilma

Gareen iyo rooble waxaa loogu jawabey adeer meesha maha beesolamankii

Sharciyada dejinayey ee waa inan ka hadalna masiir umaded wana in laga hadlaa

Denbiyadii aad gashay 8 February wixii ka danbeyey intuu naxay ayuu istagay oo

Cagad biyo ah istaaga ku cabey ina farmaajo somali oo dhan wuxuu maleyey sida

ilma gareenka Qoriga iyo Qaraxa lala hor tagan yahay kkkkk shalaad barataye

Waala shubi jirey

]]>