Comments on: Daawo: Muuse Biixi oo Qaybo kamid ah Sanaag kusoo rogay Xaalad deg deg ah https://kalshaale.ca/?p=4152 Kalshaale.ca Tue, 30 Apr 2019 22:57:57 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: sOmalilander https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3891 Tue, 30 Apr 2019 22:57:57 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3891 Jabhad

Wadnahay dhagleh.

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3890 Tue, 30 Apr 2019 22:12:51 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3890 Somaliman

CID walba waa ogayd mamulka hargaysa inuu kala

Dhaqaqayo war moogow askeriga iska qabta intad

Bad qabtan

]]>
By: sOmalilander https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3881 Tue, 30 Apr 2019 20:13:18 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3881 Hawlgalkii ugu balaadhnaa ee intay abid Jamhuuriyada Somaliland jirtay la qaado baa bilaambay…

Waa the operation of recovery!

Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

]]>
By: sOmalilander https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3872 Tue, 30 Apr 2019 18:29:10 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3872 Waxa hadeer igu maqaalo ah in 13.000 oo ciidamada qaranka Somaliland lagu balaadhiyay dhaamaanba gobolka SANAAG..YUBBE..HADAAFTIMO..ilaa LAASQORAY..

Dhinaca SOOL na ilaa YOOCADA oo Gadhoowe u jirta 3km..waa kaarto cusub oo intaan 18 MAY intaan la gaadhin ugu talo galnay in dhamaan XADUUDKA la sugo.

Kadib markii xarun ganacsiyeedka WAJAALE dhowaan uun lagu qabtay nin rabay inu isku qarxiyo…ninkaas oo markii danbe sheegtay inuu ka yimid GEDO..GARBAHARAAY.

Weldone Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland…Hore Uun Usocda!!

God bless Somaliland!

]]>
By: sOmalilander https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3863 Tue, 30 Apr 2019 15:05:00 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3863 Jabhad…

Xaaladan Military ee gobolka sanaag lagaliyay waxay walaac iyo werwer weeyn ku abuurtay maamulkii MADHEERTEENIA soow mahaa?!

Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

]]>
By: sOmalilander https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3862 Tue, 30 Apr 2019 15:03:09 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3862 Wan soo dhoweynayaa in xalaad military lagusoo rogo goobahan mamadaxweeynahu carabaabay, waa in gacan birr ah lagu qabtaa qofkii nabadgalyada wax u dhimayaa.

Dabshid…

War bal kawaran meeqaamkii BANADAAR STATE. maluguu ogolaaday?!

Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3860 Tue, 30 Apr 2019 14:42:32 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3860 Waa arin naxdin leh oo na xasusisay 1969 waloow

Subaxdasi somali oo idil lagu yiri car juuq dhaha

Waxaase ka sii daran in 2019 in beesha garxajis

Lagu soo rogo xalad deg deg ah amarka askeriga

unba ka shaqayn shirqolkii UAE oo hirgalay

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3857 Tue, 30 Apr 2019 13:33:15 +0000 http://kalshaale.ca/?p=4152#comment-3857 Waxey kala dagaalameen iney ku fadhiisan Kursiga sare,

Haddana ma waxey ugu dareen inaan shilin u kordhin, oo dukaan u furnaan, oon ardey wax u baran.

– Sansaan xun ayaa ka hilaacdey North Somalia.

Askari waa uun askari.

]]>