Comments on: SAWIRRO: R/wasaare Rooble oo Muqdisho kula Kulmay Jen. Indho-cadde https://kalshaale.ca/?p=40432 Kalshaale.ca Sat, 27 Feb 2021 07:07:24 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64696 Sat, 27 Feb 2021 07:07:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64696 8 – 10 Sano ka hor halkii la joogay ayaa la joogaa.10 sano ka hor waxaa la rabay in laysku keeno shariif Axmed oo wata Mooryaantii Muqdisho Wadaado isku badalay iyo zcabdullaahj yusuf.

Maanta 8 – 10 sano ka dib waxaa la dhexdhexaadnayaa Mooryaantii Muqdisho oo Siyaasiyiin sheeganaya,misana uu Shariif Axmed Hogaaminayo iyo Formaajo òo taagan halkii Cabdullaahi Yusuf,Au.

Walee bartiibaa la joogaa.

Dalmida

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64695 Sat, 27 Feb 2021 06:50:59 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64695 Wlahi xamar waxay noqotay nin bukaa boqol u

Talisay kowiii hore oo koytada ahaa anago la yaban

ayaa hadana waxaa yimi kuwo dheg la qabto lahayn

war hadaa nolol rabtan amnigiina ilaliya qabyalada

Waa la idiin dhamaaye

]]>
By: Kalsame https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64693 Sat, 27 Feb 2021 04:28:41 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64693 Labada maammul ee ay Baha Tigree afduubka ku haystaan, waa Aaran-jaan iyo Jeegaane, siday u qarracmeen dorraad waxaan xidtaa la yaabay beesha caalamka…

4 sano ayay hayaay Hawiyoow kacaay, dagaallamaay, waa la idn gumaystaayeey, diktatoor baa Villada idiin fadhiyaay, S.Barre aun ayaa soo noolaadayeey, heeryada iska qaadaay, Xamar ha oloshooy, wixii dhiig lahoow kacaay, qoryihii cad-caddaa la soo baxaay, Muuse Suudi ku mee?, Qaybdiidoow ku mee, hebeloow ku mee, heeryada iska rogaay, iyo belo afuufayeen, ka dib maxaa dhacay?…

-Lama filaan… Waxay Illoobeen Hawiye inuu ka fahansanyahay ruwaayaddii kacaankii lagu riday oo uuba wax ka riday…

-Waxay Illoobeen Hawiye in ay fahansanyihiin ujeeddada gurracan ee ay ka leeyihiin kacdoon tabareedka iyo tannaagada dabinka ah…

-Waxay Illoobeen in ay Xamar taal naf iyo maal waxay Hawiye lahaayeen oo daaraha dhaadheer iyo dabaqyada wada dhalada ah ay iyagu intooda badan leeyihiin…

-Waxay Illoobeen in ay Hawiye Soomaali iyagu u yeereen oo in ay isku soo noqoto ay rabaan, Xamarna tahay halka gogoshu taal…

-Labadaa maammul iyo taageerayaashooda maanta tacsi baa u taal…

-Waxaan aad ugu faraxsanahay in ay farriimahaygii gaareen wax garad badan oo beeshaa sharafta leh ah…

-Waxaan meelo badan dhigay intii karaankayga ah farriima badan oon daaha kaga rogayay dadkana u iftiiminayay ruufyaannimada iyo isku dirka ay 30ka sano iyo ka horba ku soo ceesheen 2daa kooxood ee u darban xiqdiga iyo cirwaynida, una guntaday in ayna Xamar oo ah caasumaddii 5ta Soomaaliya hal daqiiqo ka nasan qas iyo qalalaase, qarax iyo xabbad, muran xasarad siyaasadeed…

-Ma qarsadaan xinka iyo xaasidnimada iyo duullaanka ay Xamar iyo qarannimada Soomaaliya ku hayaan masuuliyiintoodu, kama xishoodaan in ay si joogto ah ugu bareeraan bahalnimada iyo barqa-weerarka ay la beegsadaan Xamar iyo dadkeeda oo ka kooban Soomaaliweyn…

-Haddii la gartay qadaacada iyo dad-qalnimada 2daa maammul ee cadawgana ku daaban iyaguna caddaystay cadaawadda ay u qabaan Xamar iyo qarannimada Soomaaliya, waxaa haray in lala xisaabtamo… Waxaa haray in la yidhaahdo… AL-CAYNU BILCAYNI, WANNAFSU BINNAFSI, WAL-UDUNU BIL-UDUNI…

Waa in laga jaraa jariimooyinkaa ay ku guda jiraan iyo kuwii ay horay u soo galeenba…

]]>
By: Baarqab https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64692 Sat, 27 Feb 2021 01:31:38 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64692 Heshiiskaan midawga musharixiinta iyo dawlada federaalka maxay ku qoonsadeen mr dani +faroore +juxaa wallee waa yaaba ogola nabada xamar afkey qeylo ku shuubteen cajiib

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64691 Fri, 26 Feb 2021 23:25:29 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64691 Dabshid
Kkkkkkk garbahaareey iyo garoowe guryaba kuma oolin 1991 kahor adna villa kahadlaysaa

]]>
By: Hobyo Godan https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64690 Fri, 26 Feb 2021 23:24:28 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64690 Ninkii Dadaalo Xaaji Baraako waa dhaafaa.
Aan maqli jiray….!!

Ar Xamar macaanaa….

Xamar inay ku noolaadaan waa rabaan oo maka Maarmaan hadana Qori dableh ay wataan !!

Dadkaan mar dambe yaan gacanta loo galin Hogaanka Wadanka hadii kale ar kadhig lee ku Jiraynaa.

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64689 Fri, 26 Feb 2021 23:11:09 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64689 = waligey

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64688 Fri, 26 Feb 2021 23:10:37 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64688 Waxay Xamar kuma arkin VILLA GAROWE ama Villa Gedo

– Villa Xamar
– Villa Hargeysa
– Villa Baydhabo

Qabyaalad iga dheh

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64687 Fri, 26 Feb 2021 23:06:47 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64687 Gedo Land

Kkkk

Sxb GEEDKA HOOLAHA IYO DADKU KU SOO HIRTAAN oo waliba ku ag yaalo Ceel Biyo badan oo Biyo macaan

Iyo geedka MEYGAAGA we DHAGAXDA kormeerda ku yaalo ” KEEBA MAGAC DHEER”.

Miyaad hilmaantey Sawirkii buugtadii dugsiga Hoose.

– Geedkii hooluhu hoos joogeen ” Bardaale”

– Wiilkii TIMAHA weynaa ” Gaaljecel Garre”

– Gabadhii Mooska Gacantaa Waddey ” Seynab Xaaji Baraako SYL”.

Iyo Max’ed Cali Kalaay.

]]>
By: Gedo land https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64686 Fri, 26 Feb 2021 22:46:52 +0000 https://kalshaale.ca/?p=40432#comment-64686 Dabshid
Labada geed ee kala ah qurac iyo qansax kee magac dheer qabiil kama hadlin labada geed kee magac dheer

]]>