Comments on: Xasan Cali Khayre oo ka dhegay Nairobi, Ololaha Doorashada iyo Siyaasiyiinta ku shirsan Kenya https://kalshaale.ca/?p=34064 Kalshaale.ca Fri, 09 Oct 2020 21:52:15 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Ahmed Somali https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55630 Fri, 09 Oct 2020 21:52:15 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55630 In reply to Dabshid.

ASC.
DABSHID, MUNAAFAQ BEELOOWA. WBT

]]>
By: Ali Zubeer https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55625 Fri, 09 Oct 2020 21:08:01 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55625 Gaafow Oromo wrote without proof

“Waryaa waad huradaa waxaa jira dagaal soomaalidu kuhayso kumade”

Iska hadlow ina Igarre. Beentaada uma baahna jawaab. Dagaal baa kuumade lagu hayaa kulahaa…..kkkkkkkk . Riwaayaddan waa mid dadka lagu marin habaabinayo

” adigaa reer waamo ee sadex qarni daganaa jubbooyinka hadana waxaa lagu odhan qaxooti itoobiyaan iwm”

kkkkkkk Waar daanyeerkan been badanaa. Adeer Ogadeenka Jubbaland boqollaal sano ayay joogaan. Adigaaa laaji ah oo ku dhex dhuumanaya bulshada. Haddaad Soomaali xalaal tahay Soomaali kale kuma sheegteen qaxooti.

” beesha absame qeybta soomaaliya maxaa sida qabiilada kale loola dhaqmi LA yahay balsheeg”

Waxaa loola dhaqmi waayay waxaa weeye Jubbaland waxaa ku habsaday daanyeerro aanan aqoon taariikhda deegaanka iyo sida Soomaaliya wax loola qaybsado

Adduunyo

Viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors

]]>
By: Laalays https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55620 Fri, 09 Oct 2020 17:56:35 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55620 Mr BaHaL says:
October 9, 2020 at 4:58 pm
Waxa uu Daaroodku sameeyo ama dariiqa uu maro,Hawiyana cagta ayuu saaraa.Hawiye iyo Daarood waa sida afka iyo gacanta oo isquudiya.

Daarood waa ninka hor socda dhaqan siyaasadaadeedka qudhunsan ee ka jira Somaliya,Hawiyana waa daba joogaa oo dibada ayuu ku sugayaa marka Tuuga Darood wax soo halaagayo.

Waxaa intaasi ka daran kuwii yaryaraa oo daawanaya waxa dhacaya,misana ku taamaya inay maalin uun gaadhaan suuqa dabadhiulifnimada ee u xidhan labdaasi Duul.

Isku soo wada duub oo tani way dhimatay.Macalikeedu waa Daarood kalkaalihiina waa Hawiye.Wixii la soo xaday ayuu sii xaday.

@mr indha xafajo, ADNA WAXAAD TAHAY SUULI AY KU XAARAAN!

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

]]>
By: Kalsame https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55611 Fri, 09 Oct 2020 16:28:42 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55611 Mr KHAYRE waa siyaasiga kaliya ee REE QANSAX oon Canbaar siyaasadeedi ku ool…

Waxaase ku hirgisaya oo waalaya kooxihii awal karkaarka waydaariyay oo sallaanka ka dhigtay, haddana doonaya inay ka taqallusaan, his political ambition. Isna waliba ma oga shaxda loo degayo…

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55608 Fri, 09 Oct 2020 14:26:41 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55608 Madaxwayne soo dhowow sanadkan guusha waa

Xagaaga ee hogaami Qaranka somaliyed dadka leh

Kenya maxaa loo tegey …… dee kenya dalka ha

Laga ceyriyo sow ku wan safarada ku leh muqdisho

sow ragoo dhan ma booqdan kenya maxaa khaas

Ku ah madaxwayne khayre war isla xishooda

]]>
By: Mr BaHaL https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55606 Fri, 09 Oct 2020 13:58:20 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55606 Waxa uu Daaroodku sameeyo ama dariiqa uu maro,Hawiyana cagta ayuu saaraa.Hawiye iyo Daarood waa sida afka iyo gacanta oo isquudiya.

Daarood waa ninka hor socda dhaqan siyaasadaadeedka qudhunsan ee ka jira Somaliya,Hawiyana waa daba joogaa oo dibada ayuu ku sugayaa marka Tuuga Darood wax soo halaagayo.

Waxaa intaasi ka daran kuwii yaryaraa oo daawanaya waxa dhacaya,misana ku taamaya inay maalin uun gaadhaan suuqa dabadhiulifnimada ee u xidhan labdaasi Duul.

Isku soo wada duub oo tani way dhimatay.Macalikeedu waa Daarood kalkaalihiina waa Hawiye.Wixii la soo xaday ayuu sii xaday.

Dalmida

]]>
By: GEDO LAND https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55605 Fri, 09 Oct 2020 13:33:52 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55605 Waagii hore eithopia ayaa loo yaaci jiray hada kenya ayaa badashay reer guuraagu meeshii roob ka Dao ayay u hayaamaan hada kenya ayaa roob xoogan ka da.ayaa ee halkaas reeraha haloo raro

]]>
By: Gaafaw https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55604 Fri, 09 Oct 2020 12:54:06 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55604 Garqaad
Waa uun iskaxanuunkase ilaahay aa waxdila jijiga ma malag ayaa soomaalida ufadhiya sxb cajiib

]]>
By: Garqaad https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55603 Fri, 09 Oct 2020 11:32:19 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55603 Mr kheyre.
Dagaal ayaa galay.
Nac ayaa galay.

Qofka bani.aadamka ah haduu dagaal galo magaran karo halkuu ku ekeyn karo.

Waan ka xumahay Mr kheyre in uu ka mid noqdo asxaabta Kenya.

Kenya itoobiya emaraadka khadar.

Intaasuba waa cadow aanu leenahay oo qolo walbo dan gooniya leedahay.

Siduu saaxibkeey Mr bahal horay u sheegay somalidu waa wada xanuunsan tahay. Mana kala yaqanaan wax u xun iyo waxa u wanaagsan.

Mr kheyre hanweyn ayaan u haayay waxaan islahaa xuriyo markaan haloo dhiibo. Haduuse hada Kenya naf ka raadiyay waa rejo beelka siyaasadiisa.

Mr galaydh alla raxma.
Jigjiga calool xumaan u hayaa

]]>
By: Gaafaw https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55602 Fri, 09 Oct 2020 11:14:15 +0000 https://kalshaale.ca/?p=34064#comment-55602 Dabshid
Kii dhagaxbuur shalay kayimid iyo kii reer afmadaw waa iskumid dagaal dadka AF somaliya kuhadla iyo ayaa qarxaya

]]>