Comments on: Cali dheere oo si Lama Filaan ah uga hadlay Xil-ka Qaadistii Xasan Khayre https://kalshaale.ca/?p=30761 Kalshaale.ca Sat, 01 Aug 2020 22:44:34 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.3.3 By: Ahmed Somali https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48739 Sat, 01 Aug 2020 22:44:34 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48739 ASC.
Dabshid, Hadduu Farmaajo magacaabo ruux aan ahayn reer Waqooyi WAA miskiin aan aragti fog lahayn WUXUUNA istaahilaa in Waddanka laga qabto.≈©≈Maanta waxaan leeyahay VIVA Mahdi M/med Guuleed. WBT

]]>
By: Ahmed Somali https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48733 Sat, 01 Aug 2020 22:31:50 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48733 ASC.
Dashid adeer, ilaa maanta Haddaadan i fahmin, Abidkaa i fahmimayside KUWO aad isku nooc tihiin Raadso, sida SEBI=ex Cadaado, 2BA Miirre=ex Garqaad iyo KII kale wil.xeraale KAA inaan magaciisa qoro ayyaaba ii nacnima. WBT

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48700 Sat, 01 Aug 2020 18:49:31 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48700 Ahmed Somali

Adeer adiga waxaa lagu kala ogaan
Maalintuu Farmaajo magacaabo Rasalwasaare AAN AHEYN REER WAQOOYI

-Balantaada iyo CALOOSHAADA markaas ayaan kala Hubineynaa.

Inta ka horeyso WARKU KAA XIRAN

]]>
By: Ahmed Somali https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48698 Sat, 01 Aug 2020 18:18:24 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48698 ASC.
Somaliyeey, waxaan idin weydiin, Beelaha Reer Waqooyi ee; Ciise, Gudabiirsi, Isaaq, Warsangeli iyo Dhubahante MA SAB-BAA mise Somali?. ≈©≈HADDAY Somali yihiin MAXAA DIIDAY in shaqsi u dhashay Beelaha uu Waddanka M/weyne ka noqdo?. ≈©≈WAR qolyaha Barxadda Kalshaale wax ku qoroow DADNIMO ISKA BAARA oo Aragtidiinna Bannaanka SOO dhiga. WBT

]]>
By: Ahmed Somali https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48696 Sat, 01 Aug 2020 17:28:16 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48696 In reply to Land of Punt.

ASC.
LAND OF PUNT, saaxiib ka noqo GARDARRADANA daa ma fiicne, GARANAY Cali Dheere oo waa noo; Cadaw Diineed, cadaw Somali, BALSE Muxuu kaa halleeyay Cali Dheere Aabihi? Soow kuma filnayn inaad tiraah EY aan EYKALE JIRIN ama DOOFAAR aan DOOFAAR KALE JIRIN oo weliba aan si fiican kuula qaybsa Lahaa. ≈©≈Saaxiib, Waxaan kula Jeclahay INAAD dhawrsanaato Aakhira iyo Adduunba. WBT

]]>
By: Kalsame https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48695 Sat, 01 Aug 2020 17:16:48 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48695 Puntland iyo G.Mudug oo ceesh iyo milix noqday…Aadbaan u soo dhawaynayaa arrinkaa…

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48694 Sat, 01 Aug 2020 17:05:58 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48694 Wararkii ugu dambeeyey Mowlaca Boondheere

Ina C/llaahi Caddow oo laga yaabo in loo magacaabo Rasalwasaaraha Banaadir state.

Koley gaarimahayo Co-Madaxweyne Kheyre the Most powerful Prime minister ever.

]]>
By: Dabshid https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48692 Sat, 01 Aug 2020 16:57:08 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48692 Hambalyo Jubboland waa in taalo loo dhisaa
Geesigii Jubboland, iyo saaxiibkeen Axmed Cadde Garmadoobe oo ilaa General Ceydiid Mujaahid nala ahaa.

Governor ugu horeeyey ee LABO MAR LOO DOORTO ONLY MR Axmed Cadde Garmadoobe

]]>
By: GEDO LAND https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48691 Sat, 01 Aug 2020 16:09:00 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48691 Hanbalyo puntland waa in taalo loo dhisaa geesigii puntland iyo soomaaliya adeerkay CABDULAAHI yuusuf axmed raximalaah

]]>
By: Jabhad https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48690 Sat, 01 Aug 2020 15:47:49 +0000 https://kalshaale.ca/?p=30761#comment-48690 war inaad UGUS naga daysaan noo soo daaya

Damashadka dowlada puntland——- ku dayo ku ku

Dayo beelaha puntland dega

]]>