Home » MAQAL IYO MUUQAAL You are browsing entries filed in “MAQAL IYO MUUQAAL”

Imaaraadka oo Gaadiid dagaal ku wareejiyey maamulka Jubbaland (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maamulka Jubbaland ku wareejisay Gaadiid dagaal iyo agab kale oo ciidan, kuwaasi oo laga soo jediyey magaalo Xeebeedka Kismaayo. War kooban oo kasoo baxay Jubbaland  ayaa lagu yidhi. “Dowlada Jubaland ayaa maanta Dowlada aan walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta ka gudoontay gaadiid dagaal iyo agab Ciidan oo […]

March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Farmaajo oo dhambaal Cusub la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed

Doha ( Kalshaale ) madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dhambaal cusub la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed. “Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil. Alle waxaan ka baryayaa in uu ina waafajiyo khayrka Bishani ay wadato […]

March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Madaxwayne Xasan iyo Fariinta Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoona u rajeeyay iney nabad iyo caafimaad ku soomaan. HALKAN DAAWO VIDEO Sidoo kale  Madax kala duwan  ayaa  dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka […]

March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Muuse Biixi oo dagaal kale isku diyaarinaya Iyo Qorida maleeshiyaadka cusub.

Hargeisa ( Kalshaale ) Muuse Biixi oo dagaal kale isku diyaarinaya Iyo Qorida maleeshiyaadka cusub.

March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay xaalada dalka Iyo Bixinta Shidaalka iyo Kalluuka badda (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ay guul weyn ahayd samata-bixinta dadkeennii Soomaaliyeed ee la dhibaateysnaa abaaraha ka jiray dalka. HALKAN DAAWO VIDEO Madaxweynaha ayaa xusay in mideynta dadaallada heer Qaran […]

March 22nd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Hooyo sheegtay in Sh. Aadan Madoobe uu ka haysto Gurigii Baydhabo

Baydhabo ( Kalshaale ) Hooyo sheegtay in Sh. Aadan Madoobe uu ka haysto Gurigii Baydhabo

March 22nd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Galmudug oo isku  diyaarisay inay qabsato Ceelbuur (Dhegayso)

Ceelbuur ( Kalshaale ) Maamulka Galmudug ayaa wada diyaargarowga howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-shabaab ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud. HALKAN KA DHEGAYSO Waxaa horay  Al-shabaab looga saaray deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug iyo Hirshabeelle. Guddoomiyaha Degmada Ceelbuuur ee Galamudug  Nuur Xasan Guutaale ayaa ka warbixiyey sida uu hawlgalku u socdo. Isha VOA […]

March 22nd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Falanqayn: Deni & Xassan Sheikh, Maxaabiistii & Wiilkii Hargeysa Lagu Dilay (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Falanqayn: Deni & Xassan Sheikh, Maxaabiistii & Wiilkii Hargeysa Lagu Dilay

March 22nd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dhegayso: Khasaraaha ka dhashay dagaalkii cuslaa ee Daaru Nicma Iyo Jen. Biixi oo ka hadlay

Muqdisho ( Kalshaale ) Dagaal culus ayaa shalay  ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Daarul Nicma oo hoostaga degmada Ruun Nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. HALKAN DHEGAYSO Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay halkaasi soo weerareen maleyshiyada Al-Shabaab. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dagaalkaasi […]

March 22nd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa oo lagu dilay Wiil Dhulabahante ah, iyo Colaada gobolka Sool oo weji cusub gashay

Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeysa xalay lagu dilay Cabdullaahi Cali Axmed (Tarabi) oo kamid ahaa Ciidanka Booliska Hargeysa, mudo dheerna kamid ahaa da’ayarta magaaladaas ku barbaartay, isagoo kasoo jeeday magaalada Laascaanood. Sida ay ii xaqiijiyeen qaar kamid ah Qoyska Marxuumka iyo xubno katirsan Booliska Hargeysa Cabdullaahi ayaa kamid ahaa Booliska Somaliland, waxaana bilowgii […]

March 21st, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented