Home » VIDEO You are browsing entries filed in “VIDEO”

Beesha Caalamka oo War Cusub kasoo saartay Xaalada Somalia iyo Kulamada Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Beesha Caalamka ayaa mar kale ku celisay in aanay taageeri doonin hannaan doorasho oo isbarbar socda ama dadaal kasta oo horseedaya in muddo kordhin lagu sameeyo. Qoraal kooban oo ay soo saareen wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hadda la joogo xilligii heshiiska la gaari lahaa. “Iyadoo ay Muqdisho […]

March 24th, 2021 | Posted in FLASH,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Booliska Somalia oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Booliska Somalia oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

March 5th, 2021 | Posted in FLASH,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Turkiga oo Dayax Gacmeed Wayn ka diraya Somalia iyo Wararkii ugu danbeeyay Erdogan oo ka hadlay

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Turkiga oo Dayax Gacmeed wayn ka diraysa Soomaaliya.

February 19th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho: Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Xaalada dalka Gaar ahaan Arinta Doorashada

Muqdisho ( Kalshaale ) Beesha Caalamka ayaa bayaan wadajir ah oo ay soo saareen ayaa waxay ku baaqeen baahida loo qabo inay kulmaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, iyagoo walaac ka muujiyay is afgaran waaga hadda ka taagan hirgelinta doorashooyinka 2021. “In la billaabo hannaan is barbar socda ama in la isku qasbo […]

December 15th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Turkiga “Dagaalku ka istaagi doono ilaa Armenia Isdhiibto iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalka”

Muqdisho ( Kalshaale ) Armenia iyo Azerbaijan ayaa maanta oo Khamiis ah labaduba waxay iska dhega tireen baaqyada caalamiga ah ee xabad joojinta. Dagaalkii gobolka Nagorno-Karabakh ayaa galay maalintii shanaad oo xiriir ah wuxuuna umuuqday inuu sii xoogeysanayo. Madaxweynayaasha Faransiiska, Ruushka iyo Mareykanka ayaa codsi wada jir ah u diray kaas oo sheegaya “xabad joojin […]

October 2nd, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Xaflad Siwayn loogu taageeray Go’aanadii Shirka Dhuusamareeb3 oo Caawa la qabtay (Sawirro)

Muqdisho ( Kalshaale ) Munaasabad ballaadhan oo lagu Taageerayay Go’aanadii  kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Saddax ayaa caawa lagu qabtay Fagaaraha Shiirkole ee Magaalada Dhuusamareeb. Munaasabaddan waxaa soo agaasimay maamulka Caasimadda, iyadoona ayna kasoo qeybgaleen Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Goddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Nuur Gacal, Xubno ka tirsan goleyaasha Xukuumadda iyo Barlamaanka […]

August 25th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo : Maraykanka oo digniin dul dhigay Kenya, Sababta iyo Warar Xiiso leh

London ( Kalshaale ) Maraykanka oo digniin dul dhigay Kenya, Sababta iyo Warar Xiiso leh

August 10th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Waraysigii Xasan sheikh oo Dhamaystiran iyo Arimo Xiiso leh + Su’aalo kulul

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa  Waraysigii uu dhowaan bixiyey  Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud,  oo dhamaystiran. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waraysigan oo Xiiso badan ayaa Xasan sheikh la hordhigay Su’aalo kala duwan oo xasasi ah kuwaasi oo la xidhiidha xaalada dalka, Arimaha doorashooyinka , Waxyaabihii lasoo maray,  iyo Qodobo […]

June 11th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa : Gudigii Lacagta badan hayey ee diiday Hanti dhowrka iyo Barkhad oo si kulul uga hadlay [Daawo Muuqaal]

Hargeisa  ( Kalshaale ) Guddida ka hortagga iyo la tacaalidda Cudurka halista ah ee Koroona Fayras ee Somaliland ayaa hor joogsatay baadhitaan iyo hawlgal ay doonayeen in ay Guddida ku sameeyaan Hay’adda Hanti-Dhawrka  Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kkadib markii guux iyo fal celin badani ka dhalatay muddooyinkii dambe oo ay shacabku su’aalo badan iska […]

June 1st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Sooraan Oo Buuhoodle yimid iyo Arimo la yaab ku noqday oo uu Arkay [ Qosol ]

Buuhoodle ( Kalshaale ) Magaalada Buuhoodle waxaa maalmahan lasoo dhaafay ku sugnaa Jilaaga Soomaaliyeed ee Caanka ah Sooraan, Waxaana Waraysi uu bixiyey uga hadlay Waxyaabaha uu ku Arkay magaalada. Sooraan ayaa sheegay inuu magaalada ku Arkay dadkii ugu wanaagsanaa, Islamarkaana si sharaf badan loogu soo dhoweeyay. Wuxuu sheegay inaysan waxba ka jirin waxyaabaha laga Faafiyo […]

May 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented