Home » FLASH
You are browsing entries filed in “FLASH”

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka ammaanka, gaar ahaan kuwa Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku toogtay laba nin oo ka tirsana kooxda Al-Shabaab. Ragga la dilay ayaa ku hubaysnaa laba qori, waxaana la sheegay inay isku dayeen inay dhibaateeyaan ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Sidoo kale ciidanku waxay gacanta ku dhigeen […]
March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Faysal Cali Waraabe oo horay ugu taageeray Muuse Biixi dagaalka uu ku qaaday magaalada Laascaanood, ayaa hada si ka duwan arintaasi markale uga hadlay.. “Wax Muuse Biixi sameeyey Somaliland oo dhan yaan dusha laga saarin- Nabadda ha laga shaqeeyo” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe ayaa yiri oo horey ugu taageeray Biixi […]
March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Labadan sawir mid waxaan ku qaaday kamarad 24 ah, midna kamarad 36 ah, dadka sawiradaa ka muuqda kuwa waxay ku xijaabteen colaado siyaasadeed oo qabiil lagu huriyey, kuwana weli waa nool yihiin. Sawirka hore waa aroos Habarjeclo iyo Dhulbahante oo Burco xilligaa ka dhacay, laakiin intii u dhaxaysay 1986-1996 waxaa dhacay […]
March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Saleebaan Xaglotoosiye “Muuse Biixi Xoog Iyo Xabad ayaa looga Saarayaa Gobolka Sool (Waraysi)
March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Soonka Bisha Ramadaan oo Gaaladdii Faa’iidooyin badan ka ogaadeen
March 24th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Ethiopia ayaa maanta sheegtay inay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda TPLF u magacowday madaxa dowladda ku-meel gaarka ah ee gobolka Tigray kadib heshiiskii soo afjaray laba sano oo dagaal qaraar ah. “Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed wuxuu u magacaabay Getachew Reda madaxweynaha maamulka ku-meel gaarka ah ee Tigray,” waxaa sidaas […]
March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Wasiirada Arrimaha Dibedda Sacuudiga iyo Iran ayaa taleefonka ku hadlay si ay u xusaan billowga bisha Ramadan, ayaga oo wacad ku maray inay kulmaan “dhowaan” si loo dhaqan-geliyo heshiiska dib u heshiisiin ee taariikhiga ah, waxaa sidaas maanta sheegtay Riyadh. Wasiirka Sacuudiga, Amir Faisal bin Farhan, ayaa wacay Hossein Amir-Abdollahian, waxayna […]
March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maamulka Jubbaland ku wareejisay Gaadiid dagaal iyo agab kale oo ciidan, kuwaasi oo laga soo jediyey magaalo Xeebeedka Kismaayo. War kooban oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu yidhi. “Dowlada Jubaland ayaa maanta Dowlada aan walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta ka gudoontay gaadiid dagaal iyo agab Ciidan oo […]
March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Doha ( Kalshaale ) madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dhambaal cusub la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed. “Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil. Alle waxaan ka baryayaa in uu ina waafajiyo khayrka Bishani ay wadato […]
March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoona u rajeeyay iney nabad iyo caafimaad ku soomaan. HALKAN DAAWO VIDEO Sidoo kale Madax kala duwan ayaa dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka […]
March 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »