XULKA KALSHAALE

Madaxwayne Qoorqoor oo Muqdisho soo gaadhay iyo Shirka ka dhacaya

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Qoorqoor iyo

Continue Reading »

Qeybta XULKA KALSHAALE

Amiirkii dalka Kuwait oo ku Geeriyooday dalka Maraykanka

Muqdisho ( Kalshaale ) Amiirkii dalka Kuwait Sheikh Sabah al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Mareykanka. Sheikh Sabah oo 91 jir

Continue Reading »

XULKA KALSHAALE Archives

Wejiga Labaad ee Heshiiskii Doorashada oo ka Furmaya magaalada Muqdisho
- Sep 29, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa lagu wadaa in uu bilowda wejiga labaad ee dhamaystirka heshiiska Doorashooyinka, kadib markii baarlamaanku ansixiyeen heshiiska oo ka dhigeen sharci kumeel-gaar ah. Waxaa lagu wadaa in ...
Maraykanka : Sahara Abuukar ‘Gabadh Soomaaliyeed oo ku guulaysatay Tartanka Quruxda’
- Sep 29, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Sahra Abuukar oo ka soo jeeda Soomaaliya, balse qaxooti ku ah Mareykanka ayaa ku guuleysatey tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ee dalkaasi, kaas oo loo qabto sanadkiiba ...
Madaxwayne Erdogan oo si kulul uga Hadlay dagaalka Armenia iyo Azerbaijan , Muxuu Wacad ku maray ?
- Sep 29, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Armenia inay si deg deg ah uga baxaan dhulka Azerbaijan ee ay soo galeen, si loo dhameeyo dagaalka ...
Madaxwaynaha Koonfur Galbeed oo Arin la yaab ku Noqotay Xildhibaanada ka sheegay Muqdisho
- Sep 29, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ka qeyb-galay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa weerar afka ah ku ...
Wararkiigu dambeeyay Duulimaadyadiii Gudaha dalka oo Maanta Hakad galay iyo Muranka ka taagan
- Sep 29, 2020
Garoowe  ( Kalshaale ) Wararka saaka laga helayo Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa sheegaya inay hakad ku jiraan duulimaadyada gudaha ee garoonkaasi. Waxaa la sheegay in shirkadaha duulimaadyada ay sameeyeen ...
DAAWO: Madaxwaynaha Galmudug oo Tababar usoo Xidhay Dufcadii 1aad Ciidanka Daraawiishta Galmudug
- Sep 29, 2020
Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xerada ciidanka Indhaqaris ee ku taala duleedka degmada Gaalkacyo tababar ugu soo xidhay dufcaddii 1aad oo si buuxda ...
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo ka hadlay Guuleed Yare iyo Socdaalka uu tegay dalkaasi
- Sep 29, 2020
Ankara ( Kalshaale ) Guuleed Aadan Abdi iyo Hooyadii Maryan si fiican baa Turkey loogu soo dhoweeyey. Turkey waxay ku yimaaddeen martiqaad rasmi ah oo ku marti qaaday Wasiirka Arimaha Dibadda ...
MUUQAAL: Talooyinka Khubarada Amni ee Turkigu Ka Bixiyeen colaadda Armenia
- Sep 29, 2020
Ankara ( Kalshaale ) Talooyinka Khubarada Amni ee Turkigu Ka Bixiyeen colaadda Armenia

« Previous PageNext Page »

Go’aano lagu Xoojinayo Amniga oo Kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya
- Sep 30, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Somalia ayaa bilaabay fulinta amarro cusub oo ...
MUUQAAL: Beesha Habargidir oo Siwayn u taageertay C.raxmaan C.shakuur iyo Xafladii Muqdisho
- Sep 29, 2020
Muqdisho ( Kalshaale )  Magaalada Muqdisho waxaa manta lagu qabtay kulan weyn oo beesha ...
MUUQAAL: RW. Rooble oo Muqdisho kula Kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Amniga (Daawo)
- Sep 29, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha ...
MUUQAAL: Shir Dhinaca Amniga ah oo u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland oo Hargeisa ka dhacay
- Sep 29, 2020
Jowhar ( Kalshaale ) Shir Dhinaca Amniga ah oo u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland ...
Wasiir Bayle Muxuu kala hadlay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ?
- Sep 29, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ...