Home » WARARKA You are browsing entries filed in “WARARKA”

Madaxwayne Farmaajo oo la Kulmay Dhakhaatiirta Naftooda u huray dalka

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad ee la tacaalaya xakamaynta cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey dadaalladooda naf hurka ah ee ay ku bixinayaan ilaalinta badqabka caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay dadaallada […]

May 7th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xidhiidhka Somalia iyo Kenya , Amiirka Qatar oo hadlay, Xaalada Muqdisho iyo Ciidankii oo ka baxay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xidhiidhka Somalia iyo Kenya , Amiirka Qatar oo hadlay, Xaalada Muqdisho iyo Ciidankii oo ka baxay

May 7th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Wasiirka Arimaha dibadda Somalia oo ku sugan Maraykanka iyo Waraysi kulul

London ( Kalshaale ) Wasiirka Arimaha dibadda Somalia oo ku sugan Maraykanka iyo Waraysi kulul

May 7th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW. Rooble iyo Safiirka Turkiga ee Somalia Maxay ka wada hadleen ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee dalka Soomaaliya Mahmet Yilmez. Kulankan ayaa loogaga wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga & xiriirka labada dal iyo Arrimaha Doorashooyinka dalka. Dowlada Turkiga ayaa ka mid ah wadamada ugu horeeya ee dowlada Soomaaliya ay xiriir wanaagsan […]

May 7th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kenya oo ka hadashay Xidhiidhka Somalia ay soo celisay iyo Amiirka Qatar oo War kasoo saaray

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib usoo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd dalka Kenya, Waxayna  “laba dowladood ay ku heshiiyeen in la ilaaliyo xiriirka saaxiibtinnimo ee labada dal iyadoo lagu saleynayo mabaadiida is ixtiraamka iyo madaxbannaanida dhuleed, faro galin la’aanta arrimaha gudaha ee labada dhinac, sinnaanta wax wada qabsiga […]

May 6th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Buuhoodle: Magaalada Heegaale iyo Siday wax uga dhaceen Muuqaal laga soo duubay (Daawo)

Buuhoodle ( Kalshaale ) Magaalada Heegaale iyo Siday wax uga dhaceen Muuqaal laga soo duubay

May 6th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Itoobiya iyo DP-World oo Qalinka ku duugay Heshiiska Jidka Berbera Corridor

Jigjiga ( Kalshaale ) Dawladda Itoobiya iyo Shirkadda DP World ayaa kala saxeexday heshiis is-afgarad oo lagu horumarinayo waddada Berbera Corridor. Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka ee Itoobiya Dagmowit Moges iyo Agaasimaha guud ee shirkadda DP world Suldaan Axmed Biny Suleyman ayaa maanta Addis Ababa ku kala sexeexday heshiis cusub oo ujeedkiisu yahay horumarinta waddada […]

May 6th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Deg deg : Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis ka gaadhay Xiisadii iyo DFS oo Sharaxday (Dhegayso)

Muqdihso ( Kalshaale ) Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya  ayaa ka heshiiyay khilaafkii diblomaasiyadeed ee labada dal udhexeeyay. HALKAN DHEGAYSO Wasiir ku xigeenka Warfaafinta DF Soomaaliya oo goordhowayd Shir Jaraa’id ku Qabtay Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in lasoo celiyay xiriirkii iskaashigii iyo walaalnimadii labada dal waxaanna uuu mahadceliyay Qadar oo door muuqda ka qaadatay arrintan. “Dawladda […]

May 6th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kornayl Doolaal oo Xabsiga deg deg looga sii daayey, Kadib Hanjabaadii Boqor Buur-madow u diray Muuse Biixi

Burco ( Kalshaale ) Kornayl Jaamac Doolaal  oo dhawaan Maxkamadi ku xukuntay laba sanno oo Xabsi Ciidan ah ayaa maanta Xabsiga Hargeisa laga siidaayay. HALKAN DHEGAYSO Arintan ayaa kusoo aaday Sadex maalin kaddib hanjabaadii Boqor Buurmadoow, oo sheegay inay Tallaabo adag Qaadi doonaan.  “ Waxaa ilaahay mahadii ah inuu xoriyadiisii dib uheluhelay mujaahid doolaal waxaan […]

May 6th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwaynaha Kenya oo Wafdigii Dalka Qatar ee ka yimid Somalia la kulmay (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergeyga gaarka ah dowlada Qatar Dr Mutlaq Bin Majer Al-Qahtani. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka guddoomay farriin gaar ah oo looga siday Amiirka Qatar Sheikh Tamim Bin Hamad Al-Thani, kaasoo uu siday Dr Mutlaq Bin Majer Al-Qahtani oo ah Ergeyga […]

May 6th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.kalshaale.ca/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841