“Author Archive”
Stories written by laascaanood

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah: 1 .Sharciga La-dagaallanka Argagixisada 2. Sharciga Dhismaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, 3 .Sharciga Socdaalka, 4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha 5. Sharciga Nidaamka […]
March 21st, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Maamulka Somaliland ayaa sida ay sheegtay 9 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood, saartay maxkamad milateri, waxaana lagu soo eedeeyey qodobada 184, 185, 187aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, oo ka hadlaya in ay Khiyaano-Qaran sameeyen, cadow la safteen kuna soo duuleen Qaranimada. HALKAN DAAWO VIDEO Maxkamadda ayaa 9kan maxbuus dil […]
March 20th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga Madaxtooyada Uganda kula kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay dagaalka dowlada Soomaaliya ay kula jirto argagixisada iyo qorsheyaasha ku qotoma shirka Waddamada Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ee TCC (Troop contributing countries) oo dhawaan ka qabsoomi […]
March 20th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Booliska rabshadaha ka hortaga ee dalka Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal ka qeyb-galaya mudaharaad ay ku baaqeen mucaaradka oo ka socda caasimadda Nairobi. Dibad-baxyda ayaa waxaa dhigaya taageerayaasha Isbahaysiga Azimio, kuwaasi oo ka cabanaya sicir-bararka nolasha Kenya oo aad u kacsan iyo sidoo kale dowladda madaxweyne William […]
March 20th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Magaalada Laascaanood waxaa 15 sano ka dib tagey wafdi kasocda dawladda Faderaalka Soomaaliya, uuna hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Cabdullaahi Timacade, ayna xubno kayihiin xubno kasocda wasaaraddaha dawladda Faderaalka, oo qiimeynaya baaxada khasaaraha iyo baahida gargaarka arrimaha bulshada. Wafdiga ayaa wada hadalo la yeeshay, Isimadda dhaqanka ee gobalada SSC […]
March 19th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Dagaalkii shalay ee Laascaanod, Hanjabaada Somaliland iyo waxa la filan karo.
March 19th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kampala ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka caalimaga ah ee Entebbe International Airport ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka […]
March 19th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Khasaaraha ka dhashay dagaaladii ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee dhexmaray dadka deegaanka SSC Iyo Somaliland ayaa sii kordhaya, labada dhinac ayaa Habeenimadu uun xabadooda kala joojisay. Dhimasho in ka badan 110qof , Dhaawac in ka badan 500qof, Maxaabiista la qabtay 26 qof, Sidoo kale waxaa jira Gaadiid dagaal oo gaadhay […]
March 19th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Markale dagaal ayaa galabta ka socda agagaarka Maraaga ee duleedka Laascaanood, oo ah meelaha ugu badan ee saaka lagu dagaalamay. Somaliland waxay doonaysaa in ay ciidankeeda u talaabiso laamiga dheer oo ay xaqiijisato gacan ku heynta Maraaga ilaa Diyaaradda, taas oo ay jid kasta u marayso, dhulka godana ay kaga baxayso. […]
March 18th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Falanqayn iyo wararkii ugu danbeeyay dagaalkii Laascaanood
March 18th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »