“Author Archive”
Stories written by laascaanood

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey saraakiisha, Saraakiil xigeenka iyo dhammaan askartii ka qeyb qaadatay jabkii xoogaanaa ee dhawaan maleeshiyada Al-Shabaab loogu geystay saldhigyada ciidamada Dowladda ee Aw-dheegle iyo Bariire. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yusuf Raage ayaa ka qeyb galay xafladda dalacsiinta oo Maanta ka dhacday Aw-dheegle , […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Minneapolis ( Kalshaale ) Cumar Shooli oo 3-Sanno Maraykanka ku xidhnaa oo ka hadlay Xabsiga uu kasoo baxay hada
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jabuuti ( Kalshaale ) Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta oo Jimca ah ka bilaabatay codbixinta Doorashada 2021 oo ay ku loolamayaan Madaxweynaha Talada haya Ismaaciil Cumar Geelle & Musharaxa madaxa bannaan ee Sakariye Ismaaciil Faarax. Goobaha la dhigay Sanaadiiqda codeynta waxaa lagu diyaariyay Gacmo dhaq (Hand Sanitazer), Marada Afka & sanka daboosha (Face Mask), waxaana aad […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay Xaaladda dalka gaar ahaan is faham-waaga ay ku kala tageen Madaxda Federaalka iyo Maamul-Goboleedyada. Cumar ayaa sheegay in wadahadalka ugu dambeeyay ee wareegga marxaladda kala-guurka in uu sal u yahay heshiis ka gaarista baahida loo qabo in wada-xaajood […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jigjiga ( Kalshaale ) Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa maanta ka dhacay shir ay soo qaban qaabisay wasaarrada nabadda ee dowladda federalka Itoobiya, kaas oo looga hadlay xiisadda coleedeed ee ka dhex qaraxday is-maamullada Soomalida iyo Canfarta. Shirkaas waxaa ka qayb-galay madaxda ugu sarraysa labada deegaan ee Soomaalida iyo Canfarta. Waxaana dood […]
April 9th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Buuhoodle ( Kalshaale ) Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Maamulkii Khaatumo Axmed Maxamed Xasan (Gacamoyare) ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Shirkii Muqdisho ee Fashilmay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu Fariin adag u diray DF Soomaaliya isagoo ka codsaday inay Tallaabo ka qaado Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo uu sheegay inay Caqabad ku yihiin Soomaaliya, iyagoo […]
April 8th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta Caafimaad ee dalka uu ku yeeshay Safmarka COVID-19. HALKAN KA DAAWO VIDEO Golaha Wasiirada ayaa warbixinno la xiriira amniga iyo howlgallada socda ka dhageystay Wasiirrada Amniga iyo […]
April 8th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Sh idiris oo Madaxwayne Erdogan Iyo Turkiga ka Qoray Buug Cajiib ah oo Bulshada soo Jiitay
April 8th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Laba Caruur ah oo lagu diley Baydhabo, iyo Aabahood oo Jeediyey Hadal Murugo leh
April 8th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in markii horeba dhismaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya loo maray si sharci darro ah, sida uu hadalka u dhigay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in aan loo marin hannaanka awood qeybsiga ee […]
April 8th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »