“Author Archive”
Stories written by darwiish

MUUQAAL: Saxafiyiinta Hargeisa oo Codsi Dareen Xambaarsan u diray Muuse Biixi [Daawo]

Hargeisa ( Kalshaale ) Saxafiyiinta kala duwan ee ka Howlgala magaalada Hargeisa, ayaa Codsi Dareen Xambaarsan u diray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyagoo ka codsaday inuu Xoriyadiisa dib ugu soo celiyey Samafale Cabdi Maalik Coldoon. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegeen inuu Wax badan tarya Bulshada danyarta ah, islamarkaana uu doorwayn u buuxiyey shacabka, […]

April 10th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Masaajida ma la xidhi karaa, haddii xanuun laga baqayo ? Sheikh Shibli oo Sharaxay !

Nairobi ( Kalshaale ) Inta badan dalalka caalamka aya aalaga soo saaray amarro lagu xirayo masaajidyada, si loo yareeyo faafitaanka cudurka dunida faraha ba’an ku haya ee coronavirus. Laakiin Soomaaliya ayaan wali laga xirin masaajidyada, inkastoo cudurkan uu gaaray goor hore. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa soo baxayay warar sheegaya in dad badan oo Soomaali ah […]

April 10th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho : Wiil si dareen leh uga hadlay Dilkii Aabihii ee Ciidamada Itoobiya iyo Xasuustii Nuur-Cadde ee Xiligaa [Video]

Muqdisho ( Kalshaale ) Sakariye Maxamed Axmed Hurre  wuxuuna ila wadaagaa Xaaladii magaalada Muqdisho Gaar ahaan Dagaalkii Shacabka Muqdisho iyo Ciidamadii Itoobiya,  Iyadoona Dagaalkaasi uu ku waayey Aabihii Maxamed Hurre Alle ha u naxariistee. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sidoo kale wuxuu ka Hadlayaa o Waxyaabaha Shacabku magaalada Muqdisho gaar ahaan ku xasuustaan Xiligaasi adkaa Raysal […]

April 5th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Safaaradda Maraykanka ee Somalia oo ka hadashay Xiisada NISA Iyo Haaruun Macruuf !

Muqdisho ( Kalshaale ) Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa qoraal kooban uga hadashay eedeynta ay hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA u jeedisay weriye Haaruun Macruuf oo ka tirsan laanta Af-Soomaaliga VOA ee ay leedahay dowladda Mareykanka. Qoraal kooban oo ay safaaradda soo dhigtay Qaybta Falcelinta ee twitter-ka ayaa lagu sheegay in “weerarada NISA ee ka […]

April 5th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Garaad Jaamac Garaad “Taladii Dhulbahante waxaa isku haysta Laba Reer, oo loo iib-geeyay ” Daawo

Laascaanood ( Kalshaale ) Garaadka Guud ee Beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay Xaalada deegaanada SSC, gaar ahaan Faragelinta lagu hayo Taladii Bulshada, iyo Xaqiiqda dhabta ah. Garaadka ayaa ugu horayn is waydiiyey Isbedalka Bulshada, Wuxuu Tusaalle usoo qaatay Wakhtigii Deegaanada SSC ay lahaayeen Labada Garaad oo keli ah, Wuuxuuna is waydiiyey […]

April 5th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maxaa ka jira inay Kenya heshiis dhexdhigtay Axmed Madoobe, Seeraar iyo XIDIG ?

Nairobi ( Kalshaale ) Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa kulamo ku yeeshay   Axmed Madoobe,  Cabdinaasir Seeraar iyo Cabdirashiid Xidig,  oo Dhamaantood sheegtay Madaxwaynaha Jubbaland, Balse Doorashooyinkaasi ay diiday DF Soomaaliya. Waxaa lagu soo waramayaa in Heshiiska iyo Wadahadlka dhexmaray ay Gadhwadeen ka ahayd dowladda Kenya oo ka shaqeysay sidii la isugu keeni lahaa […]

April 5th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SAWIRRO : Hub iyo Dharka Ciidanka ee lagu Qabtay Magaalada Adis-Ababa

Hargeisa ( Kalshaale ) Ciidamada booliiska magaalada Adis Ababa ayaa gacanta ku dhigay hub sharci daro ah iyo dareeska kala duwan ay xirtaan ciidamada federaalka Itoobiya iyo ciidamada dowlad deegaanada dalkaasi. Hubkan iyo dharka ciidamada ayaa lagu qabtay bakhaar kuyaala magaalada Adis Ababa , waxa ay sidoo kale ciidamada xireen dhoor qof oo lagu tuhmayo […]

April 5th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Masuul ka tirsan Puntland oo Qarax Loogu Xidhay Gaadhigiisa [Warbixin]

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Wararka naga soo gaadhaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta qarax nooca gawaadhida lagu dhajiyo uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gaarigiisa loogu xidhay sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha wasaaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo magaciisa lagu koobay Cabdi-Gube. Wararka ayaa […]

April 5th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Warbixin: Ciidamada DFS oo Howlgalo ku dilay Xubno Alshabaab ka tirsan

Muqdisho ( Kalshaale ) Taliyaha ururka 41-aad guutada 5-aad, qeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga Dhamme C/qaadir Cali Nuur oo la hadlay Idaacadda Codka Ciidamada ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan. Taliyaha ayaa sheegay in howlgalka oo uu u jeedkiisu ahaa mid waddo furis ah ay ka sameeyeen inta u dhexeysa degmooyinka […]

April 5th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Wararkii ugu danbeeyay Turkiga Saamaynta Soomaalida ee Cudurka iyo Isbedelka Caasimadii Ankara ku yimid

Ankara  ( Kalshaale ) Dalka Turkiga waxa uu kamid yahay dalalka uu saamaynta ku yeeshay Cudurka Karoonaha, ee dalalkii Caalamka geeyay, Kaasi oo  Xalka keliya ee Loo hayo uu noqday Gurigajooga, kana dheeroow goobaha ay dadku ku badan yihiin. HALKAN KA DAAWO VIDEO Magaalooyinka waawayn ee dalka turkiga waxaa Cidlo ah  Suuqyadii iyo Dukaamadii Caanka […]

April 4th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented