MUUQAAL: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safiirka Sweden ee dalka Soomaaliya

Garoowe ( kalshaale ) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Garoowe wafdi uu hogaaminayo Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo ku-xigeenkiisa Johan Svensson.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha Deni ayaa ugu horayn Safiirka kusoo dhaweeyey Puntland, waxa uu uga mahadceliyey doorkii dowladda Swedan ku lahayd dib u dhiska Soomaaliya iyo guud ahaan horumarada kala duwan ee ay dalka ka geysteen.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bogaadiyey mashaariicda horumarineed ee dowlada Sweden ka wadaan dalka iyo wadashaqaynta wanaagsan ee ka dhexaysa labada dhinac.

Dhinaca kale safiirka dalka Swedan ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay imaan-shihiisa Puntland, waxa uu tilmaamay in ay sharaf u tahay markii ugu horeysey inuu la kulmo Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Safiirka ayaa xusay in Soomaaliya iyo dalkiisa uu ka dhexeeyo xiriir wanaagsan oo dhanka siyaasadda ah, isla mar ahaantaana uu rajaynayo in la sii xoojiyo.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Land of Punt says:

    Haye, even my country Sweden..kkkkkkk
    Want have its share of the cake..kkkkk
    Staffan Tillander welcome to Puntland, encient Land and the Land of two seas..
    Dhulkii Uduga, timirta, beeyada iyo fooxa.
    Today dhulkii Cadka iyo Caanaha iyo Malayga.
    kkkkkkkkk😁
    Heestaan ku raaxaysta Farxiyo Fiska iyo Farax Murtiile, beiutiful song
    Watch..!✌️
    https://www.youtube.com/watch?v=HNVnIqxoPhE

  2. xaange says:

    Lop
    Precis! Norrbaggarna har ju Khayre så svenskerna måste ha sin bit av kakan eller hur? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Land of Punt says:

    Xaange..
    Bror, Jag vet nuförtider du har blivit Norrman. kkkkkkk
    Jag litar på Svenskar mer en något annat Land…
    Du vet Somalia är outforskad land och det finns massa möjligheter.
    Afrikas horn är strategiskt och ekonomiska framtida hub.
    Varför inte Sverige…kkkkkk🤑
    Khayre försökte överlämna Somalia till Norge…noway.
    Vad gjorde Norge för Somalia, Sverige tog emot 100 000 Somaliska flygningar.
    Dessutom Norrbaggarna inte har erfarenhet för att lösa konflikter, de kan inte heller vara så generösa som Svenskar, att ge till bestånd 1% av sin BNB.
    10 milliarder kr varje år till bestånd.
    Staffan Tillander är welkomen till Puntland.

  4. xaange says:

    Lop
    Jag räknar in mig själv i svenne banan-klungan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    När mina barn Väljer vanlig mjölk till flingorna så Väljer jag filmjölk stället t ex.
    Det besta skulle vara om vi skulle få Lundin petroleum i kroken,Så att de kan leta efter olja i Puntland

  5. Land of Punt says:

    Xaange.
    kkkkkkkk
    Du är verkligen en Svenne om du bor i Norge och väljer dina cornflakes till Svenska filmjölk på morgonen..kkkkkkkk
    Du är mer Svensson än vad LOP kan bli under närmaste tiden..kkkkkk
    skämt åtsidan, jag litar inte på något Västland.
    Jag satser på Kina.
    Väst och Afrika var gifta i 100 år och barnen har inte filmjölk på bordet, vilka djävla dumskalle som vill stanna en sådan äktenskap för evigt.
    Dags att bytas partner…kkkkkkkkk
    🧐




MUUQAAL XIISO LEH : Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga ? (Daawo)
- Jun 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga
MUUQAAL: Xeer Ilaaliyaha Jabuuti oo Arimo la yaab leh ku eedeeyay Duuliye Fu’aad oo Xabsiga kasoo hadlay
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Jabuuti Jaamac Sulayman Cali oo ...
MUUQAAL: Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax u dhaceen (Daawo)
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax ...
MUUQAAL: Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Xarumihii Ciidamada Xooga dalka
- Jun 6, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Saldhigyadii iyo Xarumihii ...
Muuqaal: Wasiirka arimaha Gudaha ee Jabuuti oo si adag Shacabka ula hadlay
- Jun 5, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale )  Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa u Hanjabay Shacabka ...