MUUQAAL: Coladii Dhiiga Badan ku daatay ee Ceel-Afwayn oo Xal Rasmi ah laga Gaadhay [Daawo]

Ceel-Afwayn ( Kalshaale ) Waxaa Heshiis laga gaadhay Colaadii deegaanka Ceel-Afwayn ee Gobolka Sanaag, Taasi oo 5-Sanno Jirsatay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arintan waxaa door wayn ka qaatay Suldaan Saleebaan Cawil Dirir iyo Boqor Cismaan Buur-madow , Waxaana madasha laga Akhriyey Qodobada Heshiiska.

In dhamaan deegaanada Labada dhinac laga hir geliyo Xabad Joojin Buuxda.

In Qofkii Jebiya Nabadda ee waxyeelo gaysatay ay gaar u tahay isaga.

In Beelkasta ay Masuul ka tahay soo Qabashada Qofkii Jebiya Nabadda.

In Ciidamada Somaliland loo Fasaxo inuu Tallaabo ka qaado Cid kasta oo magaalooyinka Hub la dhexmarta.

in cid kasta oo ku kacda Khalkhal gelinta Nabadda laga qaado Tallaabo sharci ah.

In Sida ugu dhakhsaha badan loo gud-galo soo Afjarista Khilaafka Labada Beelood.

Ugu dambayntii waxaa madasha kahadlay Cuqaasha iyo Waxgaradka Labada dhinac.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL: Xeer Ilaaliyaha Jabuuti oo Arimo la yaab leh ku eedeeyay Duuliye Fu’aad oo Xabsiga kasoo hadlay
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Jabuuti Jaamac Sulayman Cali oo ...
MUUQAAL: Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax u dhaceen (Daawo)
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax ...
MUUQAAL: Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Xarumihii Ciidamada Xooga dalka
- Jun 6, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Saldhigyadii iyo Xarumihii ...
Muuqaal: Wasiirka arimaha Gudaha ee Jabuuti oo si adag Shacabka ula hadlay
- Jun 5, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale )  Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa u Hanjabay Shacabka ...
Kismaayo : Maxaa kala Qabsaday Jubbaland iyo Diyaarad u socotay Ciidamada Itoobiya ?
- Jun 5, 2020
Kismaayo ( Kalshaale ) Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe uu Hogaamiyo  oo aanu Xidhiidh ...