Deg deg: Gudoomiye ku xigeenkii Sh/Hoose oo Weerar BAM lagu dilay

Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka ka imaanaya magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in uu dhaawac culus oo soo gaaray guddoomiye ku xigeenkii gobolka  Shabeelada hoose Cumar Carabey uu u dhintey dhaawacaas kadib markii  weerar bam  lagu qaaday guriga uu ka degenaa magaalada Afgooye.

Sidoo kale weearkan ayaa waxa ku dhaawacmay saddex ruux  oo isugu jirey ilaalada Guddoomiye ku xigeenka iyo qof kale oo guriga ku sugnaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray guriga Guddoomiyaha lagu dhaawacay.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmada Afgooye iyo kan gobolka Sh.hoose ee ku saabsan weerarkan lagu qaaday guriga guddoomiye ku xigeenka.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL XIISO LEH : Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga ? (Daawo)
- Jun 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga
MUUQAAL: Xeer Ilaaliyaha Jabuuti oo Arimo la yaab leh ku eedeeyay Duuliye Fu’aad oo Xabsiga kasoo hadlay
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Jabuuti Jaamac Sulayman Cali oo ...
MUUQAAL: Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax u dhaceen (Daawo)
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax ...
MUUQAAL: Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Xarumihii Ciidamada Xooga dalka
- Jun 6, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Saldhigyadii iyo Xarumihii ...
Muuqaal: Wasiirka arimaha Gudaha ee Jabuuti oo si adag Shacabka ula hadlay
- Jun 5, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale )  Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa u Hanjabay Shacabka ...