Puntland oo go’aan Xasaasi ah ka Qaadatay Soo dejinta Hubka iyo Ka Ganacsiga Agabka Ciidanka

Boosaaso  ( Kalshaale ) Maamulka Puntland ayaa mamnuucay soo dejinta, dhoofinta iyo ganacsiga Hubka iyo agabka ciidan, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad maxamed Galan.

Wasiirka Amniga Puntland ayaa sheegay in aysan raalli ka aheyn hubka sharci darada ee laga soo dejiyo laga dhoofiyo, wixii hadda ka dambeeyay la mamnuucay.

Sidoo kale waxaa lagu amray in dadka hubeysan in aysan geli karin Garoomada diyaaradaha iyo Dekedaha, balse ay geli karaan Mas’uuliyiinta dowlad Goboleedka.

Amarkan ayaa la faray amarkan inay fuliyaan Guddoomiyeyaasha Gobolada iyo Taliyeyaasha Ciidamada.

Warbaahinta Kalshaale kala soo xidhiidh Email: kalshaale.com@gmail.com
<

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




MUUQAAL XIISO LEH : Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga ? (Daawo)
- Jun 6, 2020
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxay Soomaalidu ka Baran Karaan Walaalkood Turkiga
MUUQAAL: Xeer Ilaaliyaha Jabuuti oo Arimo la yaab leh ku eedeeyay Duuliye Fu’aad oo Xabsiga kasoo hadlay
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Jabuuti Jaamac Sulayman Cali oo ...
MUUQAAL: Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax u dhaceen (Daawo)
- Jun 6, 2020
Jabuuti ( Kalshaale ) Banaanbaxyadda Jabuuti iyo Warbixin ay BBC ka Diyaarisay Sida wax ...
MUUQAAL: Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Xarumihii Ciidamada Xooga dalka
- Jun 6, 2020
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Jen. Odowaa oo Galmudug ka dhagax dhigay Saldhigyadii iyo Xarumihii ...
Muuqaal: Wasiirka arimaha Gudaha ee Jabuuti oo si adag Shacabka ula hadlay
- Jun 5, 2020
Hargeisa  ( Kalshaale )  Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Jabuuti ayaa u Hanjabay Shacabka ...