WARARKA MAANTA
Maxaa kasoo Kordhay Gudigii loo Xil saaray Xiisada Soomaaliya iyo Kenya ?
- Jan 19, 2021
Nairobi ( Kalshaale ) Guddi uu madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle u xil saaray ...
Goodax Barre oo Markii Xilka laga Qaaday Weerar Joogto ah ku bilaabay Madaxwayne Farmaajo
- Jan 19, 2021
Laascaanood ( Kalshaale ) Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ...
Xukuumadda Somalia oo si wayn uga Difaacday Ciidanka Hamarcad Dacaayadda laga faafiyo
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe oo shalay ...
Soomaaliya oo Dhaqaalle kooban dartii Loogu Ceebeeyay Qaramada Midoobay
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Soomaaliya 2 Milyan oo qaramada midoobay ka rabtay oo ...
Maxay yihiin Soomaalida Nacaybka u Qaaday Dalka Eleteriya ?
- Jan 19, 2021
Hargeisa ( Kalshaale ) Majiro Soomaali aan ahayn adeege/jaajuus TPLF oo nacayb u haya ...
Machadka Heritage oo War cusub kasoo Saaray Xiisada Doorashada iyo Arinta Gedo Iyo Hiiraan
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Warbixin uu soo saaray machadka daraasaadka ee Heritage ayaa waxaa ...
Masuuliyiin Caan ah oo lagu diley Qarax ka dhacay Duleedka Muqdisho
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka Deegaanka Garaslaabey ee Duleedka ...
Duqaymihii ugu saamaynta Badnaa ee Maraykanku ka Fuliyey Gudaha Soomaaliya
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada Mareykanka ayaa sanadihii lasoo dhaafay si dadban iyo mid ...
MUUQAAL: Xukuumadda Somalia “Ma jiro Ciidan Soomaaliyeed oo ka dagaalamay Gobolka Tigreega”
- Jan 19, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Xukuumadda ayaa si adag u beenisay warar been abuur ah ...
Daawo : Shaqo-gelinta Xarunta Nukliyeerka ee dalka Turkiga iyo Qorshaha Cusub
- Jan 19, 2021
London ( Kalshaale ) Shaqo-gelinta Xarunta Nukliyeerka ee dalka Turkiga iyo Qorshaha Cusub
MUUQAAL: Shiekh Shariif oo ka hadlay Xaalada dalka, Doorashada iyo Waxa Dhacaya 8-da Febraayo ! (Daawo)
- Jan 18, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Sheikh Shariif Sh. Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka ...
DAAWO: Madaxwayne Farmaajo oo Warqaaha ka Gudoomay Safiiro Cusub
- Jan 18, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha ...
Hooyo Luul oo Farxad la Ooydey markii lasoo daayey Wiilkii uga Xidhnaa Muqdisho (Daawo)
- Jan 18, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Hooyo Luul Cismaan Xasan oo wiilkeedu ka xidhnaa yahay mudo ...
Maxaad ka ogtahay Weerarka ka dhanka ah Dhismaha Ciidamada Qaranka ee Somalia ?
- Jan 18, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaad ka ogtahay Weerarka ka dhanka ah, dhismaha Ciidamada Dawladda ...
C. C.shakuur Iyo Mahad Salaad oo sheegay in Ciidamo Soomaali ah ku dhinteen dagaalkii Gobolka Tigreega !
- Jan 18, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ...
MUUQAAL: Dhismaha Jidka isku xidha Muqdisho iyo Afgooye iyo Waxa ka socda (Daawo)
- Jan 18, 2021
Afgooye ( Kalshaale ) Dhismaha Jidka isku xidha Muqdisho iyo Afgooye iyo Waxa ...
Fartoon oo soo dhoweeyay Hadal kasoo yeedhay Safiirkii Maraykanka ee Soomaaliya
- Jan 18, 2021
Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa ...
Xogtii ugu dambaysay Qorshaha Shirka La doonayo in Madaxda DFS iyo Maamuladu isku arkaan
- Jan 18, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ...
MUUQAAL: Ciidamadii ugu badnaa oo la geeyay Caasimadda Maraykanka iyo Wadooyinka oo Xidhan
- Jan 18, 2021
London ( Kalshaale ) Ciidamadii ugu badnaa oo la geeyay Caasimadda Maraykanka iyo Wadooyinka ...
MUUQAAL: Nashqadda cusub ee Drone-ta Turkiga ee Gaadhiga Dushiisa ka dagaalamaysa
- Jan 18, 2021
Ankara ( Kalshaale ) Nashqadda cusub ee Drone-ta Turkiga ee Gaadhiga Dushiisa ka ...
Madaxwaynaha Cusub ee Maraykanka oo Qaadaya Tallaabooyin Farxad gelinaya Soomaalida
- Jan 18, 2021
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa ...
Boqortooyadda Sucuudiga oo Qaadaysa Tallaabo kale oo lagu Wanaajinayo Xidhiidhka Qatar
- Jan 18, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu wadaa in dhawaan ay albaabada ...
DAAWO: Siciid Deni oo Ciidan Tababar usoo xidhay Kana hadlay Xaalada dalka iyo Doorashada
- Jan 17, 2021
Qardho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Qardho Tababar usoo ...
Hargeisa : Ayaan ‘Gabadhii yarayd ee Laga duubay’ Muuqaalka oo Laga Farxiyey
- Jan 17, 2021
Hargeisa ( Kalshaale ) Waxaa xabsiga la dhigey haweeney la sheegey in ay muuqaal, ...
Bobi Wine Ninkii la tartamay Madaxwaynaha Uganda oo Naftiisu Halis ku jirto
- Jan 17, 2021
Nairobi ( Kalshaale ) Bobi Wine oo ah musharraxa mucaaradka Uganda ayaa sheegay in ...
WARAYSI: Cali Mahdi oo ka hadlay Wuxuu kala kulmay MD. Farmaajo “Anigu waxaan Feedh la dhacay RW. Cigaal”
- Jan 17, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixieyy Cali Mahdi ...
MUUQAAL: Qisada Murugada leh ee Hooyo Wiilkeeda Muqdisho ku Xidhan yahay iyo Wasiir la kulmay
- Jan 17, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Cadaaladda DF Soomaaliya ayaa Hoygeeda ku booqday Hooyo Luul ...
Maxaa ka jira Qorshaha dib loogu kicinayo Dooda Maqaamka Muqdisho iyo Kulankii dhacay !
- Jan 17, 2021
Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kulankii wasiirrada DFS ee ...
MUUQAAL: Maxamed Daxlaan oo ka soo muuqday Xuduuda Itoobiya iyo Suudaan iyo Arinta Imaaraadka
- Jan 17, 2021
Hargeisa ( Kalshaale ) Maxamed Daxlaan oo ka soo muuqday Xuduuda Itoobiya iyo ...
MUUQAAL: Donald Trump oo gogoshiisa ka qaatay Aqalka cad iyo Xogtii ugu dambaysay
- Jan 17, 2021
London ( Kalshaale ) Donald Trump oo gogoshiisa ka qaatay Aqalka cad iyo Xogtii ...