Xulsha Kalshaale

Dadka wararka been abuurka ah ka faafiya dowladda Somalia oo loo digay

Muqdisho (Kalshaale) Wasiirka amniga xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ah gaar ahaan

Continue Reading »

Qeybta Xulsha Kalshaale

MUUQAAL: Taliyeyaasha Milatariga iyo Booliska S.LAND oo ka hadlay Xaalada Kacsan ee Burco, Hargeisa & Ceerigabo

Hargeisa (Kalshaale) Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga iyo Booliska ee Somaliland ayaa ka Hadlay Xaalada ka Kacsan ee kasoo Korodhay deegaanka Kadib Doorashadii dhowaan ka Qabsoontay. HALKAN

Continue Reading »

Xulsha Kalshaale Archives

MUUQAAL: Banaanbaxyo iyo Rabshado Ka Bilowday HARGEISA iyo BURCO iyo Cirro oo Warbaahinta la hadlay (Daawo)
- Nov 16, 2017
Burco (Kalshaale) Magaalooyinka Burco iyo Hargeisa ayaa waxaa ka Bilowday Banaanbaxyo Rabashado Wata, waxaana la Maqlayaa Dhowaaqa Rasaasta ay Ridayaan Ciidamadu. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhinaca kale Qaar kamid ah Taageerayaasha Xisbiga ...
Daawo: Xiisad ka dhalatay Doorashadii Somaliland iyo Waraaqo Been ah oo Imaaraadku soo daabacay oo la helay
- Nov 16, 2017
Hargeisa (Kalshaale) Masuuliyiinta Xisbiga Wadani  oo Warbaahinta kula hadlay  magaalada Hargeisa ayaa sheegay in Xisbiga Kulmiye uu ku shubtay Qaybo kamid ah Codadkii Deegaanada Galbeedka ka xiga magaalada Hargeisa. HALKAN KA ...
Daawo Video: Jaah-wareer ka taagan Magacaasibta Wasiirada Hirshabeelle
- Nov 16, 2017
Jaah-wareerkii ugu adkaa ayaa ka taagan magacaabista Golaha Wasiirada ee maamulka Hirshabeelle.
MUUQAAL: Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Iscasilaadii Dr. Maryam Qaasim
- Nov 16, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Shacabka magaalada Muqdisho ayaa Aragtiyo kala duwan ka dhiibtay Iscasilaadii Wasiiradii Gargaarka iyo Masiibooyinka ee Soomaaliya Dr. Maryam Qaasim. HALKAN KA DAAWO VIDEO Qaar kamid ah shacabka ayaa sheegay inay ...
MUUQAAL: Shirkii Golaha Wasiirada oo Lagu soo bandhigay magacyada Xubno ka tirsan Shabaab Iyo Arimo Xasaasi ah
- Nov 16, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirweynaha Culumada iyo ...
Daawo: Nabarada Qarsoon ee Qaraxii Soobe Reebey iyo Wiil ku Waashay oo Hooyadii dilaya ! Sidee Wax u dhaceen
- Nov 16, 2017
Muqdisho (Kalshaale) Waxaa weli muuqda raadadka uu reebay Qaraxii 14 Bishii hore ka dhacay Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho oo ay ku nafwaayen ku dhawaad 400 ruux. Tirada dadka ku geeriyooday ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Cali oo Siwayn uga hadlay Kulan Lagu Qabtay Deegaanka KARIN ee Gobolka SOOL
- Nov 16, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Deegaanka KARIN ee Gobolka Sool waxaa lagu Qabtay Kulan Balaadhan oo Alle Bari ah, iyadoona ay Qabteen waxgaradka deegaankaasi, Sidoo kalana ay dhexdooda isku Waraysanayeen oo ay isku ...
Daawo Qubanaha VOA Xaalada adag ee Soomalida Canada, Doorashadii S.land Iyo Trump oo shacab badan ka Nixiyey
- Nov 16, 2017
London (Kalshaale) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso leh Todobaadkan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Qodobada lagu soo qaatay waxaa kamid ah doorashadii dhowana ka ...

« Previous PageNext Page »

Daawo: Robert Mugabe oo markii ugu horaysay meel fagaare ah lagu arkay
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah ...
Daawo: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Rabshadihii iyo Murankii Ka dhashay Doorashada Somaliland
- Nov 17, 2017
Laascaanood (Kalshaale) Waxaa goordhaweyd warbaahinta Kula hadlay Magaalada Lascaanood Garaad Jaamac Garaad ismaaciil oo ...
MUUQAAL: Warbaahinta oo Dacaayad Ka samaysay Biyo uu doontay TRUMP
- Nov 17, 2017
Ila Qosol :Warbaahinta oo dacaayad Ka samaysay Biyihii uu doontay TRUMP
Daawo Video: Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba’an ka Gaysan karta meel aad u fog (Warbixin)
- Nov 17, 2017
Ruushka oo soo saaray Diyaarada Tu-160 oo Duqayn ba'an ka Gaysan karta meel aad ...
Muuqaal: Jaahwareer Siyaasadeed oo Weli ka taagan dalka Zimbabwe (Video)
- Nov 17, 2017
Nairobi (Kalshaale) Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah ...