XULKA KALSHAALE

C.xakiin Camey oo Dacwad ka Gudbiyey C.wali Gaas iyo Wararkii u dambeeyay

Garoowe  ( Kalshaale ) Maxkamada Sarre Puntland ayaa lagu wadaa in ay berri dhagaysto dacwad u dhaxaysa Madaxwaynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa taasi oo la

Continue Reading »

Qeybta XULKA KALSHAALE

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo si yaab Leh u Taageeray Mooshinka Farmaajo “Xidhiidh ayaan la leeyahay Somalia”

Hargeisa  ( Kalshaale ) Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa ka hadlay mooshinka xildhibaanada baarlamaanka ka gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo soo dhaweeyay mooshinka.

Continue Reading »

XULKA KALSHAALE Archives

MUUQAAL: Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Agoonsiga ka guddoomay Safiiradda dalalka Turkiga iyo Suudaan
- Dec 10, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Danjiraha dalka Turkiga ...
MUUQAAL: Shacabka Garoowe oo si adag uga hadlay Mooshinka laga keenay Farmaajo
- Dec 10, 2018
Garoowe  ( Kalshaale ) Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Garoowe, ayaa si adag uga dhiidhiyey Mooshinka Xubno kamid ah Baarlamaanku ay keeneen Madaxwayne Farmaajo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mooshinka laga keenay ...
Deg deg DAAWO: Gudoomiye Mahad Cawad “Villa Hargeysa kuma shiri karaan Xildhibaanada”
- Dec 10, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo kan labaad ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray habka uu u shaqeynayo baarlamaanka inta lagu jiro kala aragti duwanaanshaha ...
MUUQAAL: C.raxmaan Cabdishakuur oo Muqdisho yimid Iyo Nuxurka khudbad uu jeediyey
- Dec 10, 2018
Muqdisho ( Kalshaale )  Siyaasi C/raxman Cabdi Shakuur Warsame oo muddo 10 Bil kadib maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr ah iyo eedeyn uu u jeediyay madaxda ...
MUUQAAL: Banaanbaxyo Xoogan oo lagu taageeray Madaxwayne Farmaajo
- Dec 10, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Dad badan oo ka careysan mooshinka Shalay gelinkii dambe uu qabtay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta banaanbaxyo ka dhigay magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dadka banaan baxa ...
Weerar Qasaare dhimasho Iyo dhaawac gaystay oo Laascanod xalay ka dhacay
- Dec 10, 2018
Laascaanood ( Kalshaale ) Magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxa in mudo ah kasocday kacdoono iyo weeraro lala beegsanayey xarumaha Maamulka Somaliland gacanta ku hayaan sida saldhigyada iyo meelo ay ...
Maamulada Galmudug, Jubaland iyo Puntland oo ka hadlay Mooshinka Madaxwayne Farmaajo
- Dec 10, 2018
Garoowe  ( kalshaale ) Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada oo ay ku soo hareen saddex maamul ayaa soo dhoweeyay mooshinka laga geeyay Madaxweyne Farmaajo ee uu aqbalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal. Qoraal ...
Mareykanka oo sheegay in duqeyn uu ku dilay Xubno ka tirsanaa Shabaab
- Dec 10, 2018
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliska Mareykanka ee qaarada Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ay dileen xoogag ka tirsan Alshabaab kadib duqeyn ka dhacday gobolka Shabeelada Dhexe. Qoraal kasoo baxay taliska Mareykankanka ee ...

« Previous PageNext Page »