WARARKA

Ciidanka AMISOM oo Ganacsade Caan ah ku dilay Magaalada Muqdisho !

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamo ka tirsan AMISOM oo marayey laamiga Suuqa-Xoolaha oo ka tirsan degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa dilay ganacsade degaanka caan

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Burundi oo ku baaqday kulan degdeg ah oo dib u eegis loogu sameynayo ka bixitaanka AMISOM ee Somalia

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Burundi ayaa ku baaqday kulan degdeg ah oo ay isugu imaanayaan dalalka Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka

Continue Reading »

WARARKA Archives

Maxaa ka Jira Inay Kulan ku yeelan doonaan Itoobiya Madaxwayne Farmaajo iyo Muuse Biixi
- Feb 19, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Warar soo baxaya ayaa sheegay in  Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi  lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Caawa gaadhay dalka Jabuuti
- Feb 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa oo muddo labo maalmood ah ku sugnaa Burundi ayaa caawa gaadhay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxwayne ...
Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Hargeisa kasoo degay iyo Faysal Waraabe oo kusoo dhoweeyay maanta (Daawo)
- Feb 19, 2019
Hargeisa  ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Hargeisa maanta soo gaadhay Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulkii Khaatumo oo Horay Heshiis ula galay Somaliland. Waxaa halkaasi kusoo dhoweeyay Xubno uu kamid yahay ...
SAWIRRO+War-muritiyeed Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Burundi
- Feb 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Burundi 1. Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
MUUQAAL: Shirka Dhab u heshiisiinta Qaranka oo looga hadlay Arinta DFS iyo Somaliland iyo Qodobo muhiim ah
- Feb 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Qaranka ayaa maanta Muqdisho ka furtay shir weyne oo loogu magac daray Shirweynaha Qaran ee Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran”. Kelmadda ...
MUUQAAL: Wasiirka Amniga Puntland oo Xilka la wareegay iyo Isbedal Cajiib ah oo Boosaso laga dareemay (Video)
- Feb 19, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Cabdisamad Maxamed Galan Wasiirka Cusub ee Amniga  Puntland ayaa maanta Xilka si Rasmiya ula Wareegay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Isbadalka ka dhacay Puntland ayaa waxaa siwayn looga dareemay ...
Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho oo sheegay inay Joojiyeen Qaadkii Kenya Iyo Sababta oo ay ka hadleen (Daawo)
- Feb 19, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ganacsatada Soomaalida ee qaadka ka keensan jirtay dalka Kenya ayaa gabi ahaanba ku dhawaqay inay joojiyeen qaadkii ay ka keeni jireen dalkaasi. Hadalkaan ayaa waxaa Warbaahinta u sheegay ...
Wasiirki hore arrimaha dibada kenya oo War cusub ka sheegay Heshiiskii Kenya Badda Somalia ku damacday
- Feb 19, 2019
Nairobi ( Kalshaale ) Mosees Wetangula oo ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya, ayaa sheegay inay Dowladaha Somalia iyo Kenya kala saxiixdeen Heshiiskaasi xilligii Dowladdii Madaxweyne Mawaay ...

« Previous PageNext Page »