VIDEO

MUUQAAL: Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo Ka hadlay Tirakoobka Ciidanka iyo Amar kasoo baxay

Muqdisho ( Kalshaale ) Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka hadlay tiro koobka lagu wado Ciidanka Xoogga

Continue Reading »

Qeybta VIDEO

MUUQAAL: Madaxwaynaha Puntland oo Qaabilay Aabaha dhalay Gabadhii Gaalkacyo Lagu Dilay / lana Kufsaday

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay ehelada Caasha Ilyaas Aadan Qarjab oo dhowaan kufsi iyo dilka loogu geystey

Continue Reading »

VIDEO Archives

Daawo: Sh. SHIBILI oo Cashar u dhigay Afhayeenka Shabaab Cali Dheere, iyo Waxa kala Qabsaday, Kadib Weerarkii
- Mar 19, 2019
Narobi ( Kalshaale ) Dunida muslimka waxey u aheyd maalin murugo badan Jimcadii lasoo dhaafay, kadib markii Weerar dad badan ku dhinteen lagu Qaaday Laba masaajid oo ku yaala wadanka ...
MUUQAAL: Dawladda New Zealand oo Qaaday Tallaabo Shacabka Maraykanu la yaabeen, Kadib Weerarkii Masaajida
- Mar 18, 2019
Dalka New Zealand waxaa Jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay Weerar Argagixiso oo lagu beegsaday Laba Masaajid kuwaas oo ay ku Nafwaayeen Dad Muslimiin ah oo waxba aan galabsan. Dadka ...
MUUQAAL: Madaxwaynaha Jabuuti oo Hadal Qiiro Leh ka sheegay Muqdisho, Iyo Kulankii Villa Somalia [Daawo]
- Mar 16, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Madaxtooyadda Soomaaliya, Waxaana diiradda ku saaray danaha ay ...
DAAWO VIDEO: Wasiiro iyo Xildhibaano Puntland oo gaadhay Gobolka Sanaag iyo Xiisada Colaadeed ee Somaliland
- Mar 15, 2019
Garoowe ( kalshaale ) Wafdi ka socda oo maalintii shalay Gaadhay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa kulamo kala duwan la Qaatay Qaybaha kala duwan ee Bulshada. HALKAN KA DAAWO ...
MUUQAAL: Puntland oo Dalbatay In laga Qayb geliyo Wadahadalka DF-Somalia iyo Somaliland
- Mar 14, 2019
Garoowe  ( Kalshaale ) Waxaa maanta lasoo gaba gabeeyay shirka jiheynta siyaasadda xukuumadda Puntland kaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, waxaana maanta oo lasoo xidhay shir gudoomiyey ...
MUUQAAL: Cali Xaraare oo ka hadlay Dhaqan Xumada Dad Caan ah, oo Soomaalid Nolosha ku Aastay
- Mar 13, 2019
Hargeisa ( Kalshaale ) Waa Arin Cajiib ah oo Bulshada Inteeda badan ay la yaabtay, in Waayadan dambe la arkay dad Soomaaliyeed, oo Ciwaano Been Abuur ah samaystay, Islamarkaana soo ...
Daawo:-Abaaraha Puntland iyo Axmed Karaash oo ka hadlay-Muuqaal
- Mar 12, 2019
Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash ) Madaxweyne ku-xigeenka  Puntland, ahana Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha ayaa   sheegay in Puntland ay ka jirto abaar baahsan oo soo laab-laabatay, Wuxuuna xusay in loona baahan ...
MUUQAAL: Eng. Yariisow oo ku dhowaaqay soo Celinta Dhulkii Ciidanka badda iyo Saraakiil dhistay
- Mar 11, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Eng. C.raxmaan Cumar Cismaan ( Yariisow )   ayaa ku dhowaaqay  in dhulkii ciidamadii Badda Soomaaliya iyo Gurigii taliyaha ciidamada Badda ee degmada C/casiis ee gobolka ...

MUUQAAL: Nin 10-Sano Xanuunsan oo Xafiday Qur’aanka Kariimka ah, Kana Waramay Waayihii Noloshiisa Hore !
- Mar 21, 2019
Burco ( Kalshaale ) Maxamed Cabdilaahi Saalax Wuxuu kamid ahaa Ganacsatada magaalada ...
Jen. Yuusuf Indha Cadde “Ciidamada waxey ka gadoodeen hadalkii R/Wasaare Kheyre”
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale )  Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay mushaar la’aanta dhowr ...
Ciidamada Xooga dalka ” Geesiyaal mudan in la garab istaago” (Warbixin)
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya waxaa la aasaasay 12-kii Bishii ...
Dagaal Qadhaadh oo dhexmaray Ciidanmada DFS iyo Kuwa Al-shabaab
- Mar 21, 2019
Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay ...
Kenya oo Qaaday Tallaabooyin ay ku dhabar-jebinayso DF-Soomaaliya
- Mar 21, 2019
Laascaanod ( Kalshaale ) Khubarada Kenya ayaa rumeysan in ka bixitaanka ciidamada Kenya ...